Ciidamo ku qulqulaya gobolka Cayn iyo dadka deegaanka oo sheegay in Somaliland ku soo duushey.

Puntlandtimes (Buuhoodle)-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno deegaamo katirsan xuduudka gobolka Cayn, Maamulka Somaliland iyo dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in xiisad deegaamayn ku salaysan ay ka taagan tahay deegaamadaasi.

Xiisaddaan ayaa bilaabatay kadib markii ciidamo ka socda beelo degan Somaliland ay gudaha u galeen dhul ay degan yihiin reer guuraa ka soo jeeda gobolka Cayn taasi oo sababtay in ciidamo deegaan ay kaga baxaan dhanka magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.

Xogta aannu ka helayno degmada Xadhadhan ee Gobolka cayn gaar ahaan dhanka Xuduudka Itoobiya iyo deegaamada hoosyimaada ayaa sheegaysa in xilligaan laga cabsi qaba dagaal ka dhaca aaggaasi, maadaama dhinacyadu isku urursanayaan halkaasi.

Qaar kamid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in ciidamada maamulka Somaliland oo hab beeleed u abaabulan ay duulaan ku soo qaadeen deegaamo katirsan gobolka Cayn ujeedaduna tahay sidii ay guud ahaan dhulkaasi u qabsan lahaayeen.

22 Comments

  1. SALAAMU CALEEEEEEEEEEEEKUM

    IIDOR WAGASHLEE ayaa ku soo duulayaa dhul HARTI DAAROOD…. Waa aduunyo samaan…

    Reer xamarka aa ku maahmaah… CIMRIGAAGA OO RAAGAA, GEEL DHALAYA UU KU TUSA.. Hadi maantay waad u jeedaan.. IIDOOR WAGASHLEE oo leh dhul HARTI aan qabsanaaa…. oo u dalidnimaynayaa…

    SOOMAALIDA waxeeey ku maahmaahdaa…. GUDUNEEY IMA GO’AYSEEN HADAAN DAAB KUU AHAYN….

    Hadda HORGALE INA KOOREE, aa horboodayaa oo xoogaa shilimo yadh yadh oo rakhiis ah ka soo qaatay IIDOOR WAGASHLEEE.

    TULLAY WALEE DHULBAHANTEE WUUU GABLAMAY… MA HABLIHII 100 LAGA BIXIN JIDHAY BAA INA-KOOOREE U RUFIYAANAYAA ..

    TULLAY WALEE DAAROOD LA ARAG ISMAAHUURINTIISA….. WAA MAQAAM DUMAY..

    • Maxaad la calaacalaysaa oo la habat wacanaysaa yaa kugu soo duulay oo ku qabsaday oo gabdhaha kaa fara xumeeyey. Soo hore laguuma haysan oo maydaan ahayn hor galayaal Somaliland. Reggio ku xukumay waxay yimaadeen dhulkii ay xukumeen ee hadda laguma qabsane raggu way soo orgoodeen oo waa haasaawe doon.

    • ASC,
      KU:Bare.
      Waxaad soo qortay hadalo lagu qoslo oo haddana lala yaabo.Waxaana ka mida marjeerteen ma difaaci karo puntlaan dhulbahante la’aantiis.Marka hore lama hayo meel uu dhulbahante ku difaacay puntlaan in ay ayagu la diriraan ma ahee.Dhulbahante ka mid ma aha ciidamadas difaaca ee puntlaan.Waxaana ciidamo dhulbahante puntlaan ugu dambeeysey waagii ay laascaanood u qabteen Isaaq.Illaa askartii puntlaan ee difaacaysey laascaanood oo ka saaray ciidamadii hargeeysa waxaa dhabarkan ka toogtay niman dhulbahante ahaa waliba beesha Cali Khsliif.Halkaas bayna ku dileen 30 illaa 32 wiil.
      Markaas kabacdi bay puntlaan goosatay illaa uu dhulbahante dantooda ogaadaan in aysan u dhiman wiilal reer puntlaan ah.Markiise uu dhulbahante garto meesha ay dantiisu ku jirto waa hubaal in looga hiilinayo wixii looga gardaran yahay.Laakiin intay dhawr biloodba meel ka qayilayaan in aan ju loo oran.Haddii uu majeerteen arko boqolkiiba dhulbahante 50 isku rayi ah waa khasab in looga hiiliyo wixii looga gardaran yahay.Sababtoo isuma dhigmaan Isaaq iyo dhulbahante.Dhulbahante waxuu la mid yahay jilib ka mida beesha Isaaq.Saas darteed markuu dhulbahante garto dantiisa dhabtaa waa muhiim in loo hiiliyo.Maxaase loo hiiliyaa ayagii baaba wata raggii looga hiilin lahaaye.
      Waxaad kaloo tiri reero majeerteen ah baa ku biiray argigixisada ku jirta buura bari.War argagixiso adduunkoo dhan bay ka jirtaa oo taasi ma aha wax lala yaabo ama cusub.

  2. HILLAAC

    Horgale waaxid.. walaashaa IIDOOR aa kugu hor wasa.. aadna aad fataal u tahay.. nacatullaahi caleeek yaa gawaad.. War waxu ma DOOFAAR baa isaga ficil la’aan cadaabta ku tagee..

  3. Iyadaa isu xoog weyn, way aqoonsanyihiin, in qayb lagu magacaabo Ethiopian, tu kale Kenya, tu kale gaallo isu habar wacatay, Alle haw naxariisto C\laahi Suldan:”Markey is wadda diirataa, daad u soo galay!!!”

  4. Soomaaliya:
    War dhulka waqooyiga ee Soomaaliya,dadka ragani dhamaan waa Soomaali.
    Kuwa qabyaalado madax martay ee aan waligood wax kale garanayn ayaa inta badan qura wax dhibaato mooyee iyo isko dir shacabka walaalaha ah.
    Waxaa nasiib dara ah,in qarnigan 21 aad ay dad aaminsan,qabyaalada Jaahiliga ah oo waliba isla quman,oo ma xishooda yaal ah ay Soomaalida kala qaybinayaan,midiidina u yihiin ,maamulka Addis Ababa oo iminka sii wiiqmaya,u kala dhuumanayaan.
    Soomaaliya waa hal qowmiyad,kala qoqobka qabyaalada waxa dabada ka tii aya dulaaliin Soomaaliya ah oo shisheeye u adeega yaal ah.
    Maamulada qabaa’ilka oo runta ah,mid aan shaqayn karin waa in iyadana bal laga baxo.hadiibeelo diriraan waa in si Soomaalinimo ah loo xaliyo.
    Soomaaliya guul iyo qaranimo iyo wadajir.

  5. JOOJIYA XINKA DHULBAHANTE DHULKIISA WUU YAQAANAA SUU U DIFAACDO WUUNA DIDAACAN IDINKU AF XUMADA KA JOOJIYA. XILIGII ADKAANA WAA LAGA SII GUDBAYAA HORGAL KUNA WAA GABAABSI. WAA ISKA CAADI ADUUNYADA OO QOLO MARKAY KIBIDHO OO HOROR NOQOTO WAXA KU XIGA WEYNU OGNAHAY U KAADIYA IDINKU IIDOOR WAXAY MARAYAAN XILIGII UGU DANBEYSAY SIDII LOO LAHAA “KAADI BADANE WAA LOO GOGOL BADIYAA” WEYNU ARAGNAY SIXIR KA, KHAMRADA, DAROOGADA LAGU BAABA’SHAY LASANOD IYO SIDA HALDOORKOODA RAG IYO DUMARBA IIDOOR U XASUUQAY IYO SIDUU DHULBAHANTE UGU XOOG WEYN YAHAY WALAALAHOOD. ANAKU WAA INEYNU KA AHAANAA MAANTA DHEX DHEXAAD WAAYO WEYNU WEYNU ARAGNAY OO FAHANAY MARKA HORGALKU MARKUU DHIGO DHUL LA’AAN, HALDOOR LA’AAN RAG IYO DUMAR IYO IYAKOO ISIMADOODII WAX KA MAQLEYN NATIIJADEEDA AYNU SUGNO.
    HORGALKII U HOREEYEY XAABSADE TOLOW MA NOOLYAHAY? HADUU NOOLYAHAY TOLOW MUXUU KU NOOLYAHAY ALLAH TAARIIKH XUMAA KAAS BISMILLAHI RAHMANI RAHIM.

  6. WAA LA FILAYEY INAY SOO DHUL BALAADHSANAYAAN DHINACA BUUHOODLE WAAYO WAXAA KU SOO SOCDA CORRIDORS KA IMAANAYA LABO DHINAC DHINACA EYL IYO INSHA ALAAH DHINACA LASQOREY TWO HIGHWAY IYO WALIBA WADO KAGA IMAANEYSA DHINACA GALKACYO WAA STRATEGIC PLACE MARKA U TILMAAMI MEYNO INAY DHULKOODA ILAASHADAAN WAY YAQAANAAN SAY U DIFAACDAAN SOMALI WAY KALA TASHATAY NINKASTAA GOOFKIISA BUU HORU MARSAN. IYAKUNA WAA SIDAAS OO KALE. DHAB AHAAN TIINA REER CAYN CAYAAR, DAROOGO IYO HORGAL DHULKOODA LAGU QAADAN MAAYO TAASI WAA XAQIIQA JIRTA. WAYNA OGYIHIIN IN HADBA XABAD LAGA DHEX RIDIYO OO IYAKA LA’ISKAGA DHIGAYO INAY ISDILEEN. TUSAALE WAXAA UGU FILAN LASANOD OO 86 HALDOORKOODA AH BALA DISHAY WAX DILAY AAN LA AQOON. WAXAAN KALOO ARAGNAY WAX IDINKA IDIN KA YAABINAYA “MISINFORMATION CAMPAIGN” OO CIYAAL LOO TOBABARAY LAKIIN WAXAA ALHAMDU LILAAHI AH INAYNU ARAGNAY OO TECHNOLOGY GA MAANTA QOFKII BARTAY INFORMATION SYSTEM BAA FAHMI KARA WAXAAN KA HADLAYO EXAMPLE “SENT LOCATION” MARKA WAA INAY FAHMAAN IN DUNIDII CASRI NOQOTAY SOMALINA WALI KALA QOQOBANTAHAY DHULKANA LAKALA LEEYAHAY. INSHA ALAAH WAX BADAN BAA IS BEDELIN IYAKUNA ISBEDELKA WAA SOO GAARIN WAYNA FAHMAYAAN ANAKUNA WAAJIB BAA INAKA SAARAN INAAN FAHAMSIINO XILIGUNA ISBEDELAY DUNIDIINA CASRI NOQOTAY MARKA WAA INAYNU KA DEYNAA XINKA IYAKA FARAHA LOOGA QAADO SIDAY U ILAASHAN LAHAAYEEN DEEGAAN KOODA IYO DADKOODA DHULBAHANTE MAANTA WAA DAD TAARIIKH WANAAGSAN KU DHEX BULSHADA SOMALIYEED XITAA IIDOOR KAAS DHIBKA IYO SHIDADA KU HAYA. INAKU MAANTA AFKEENA IYO ADINKEENA HA KA BABAD GALAAN WAAYO AAWAY XAGLE TOOSIYE WIXII LO’OKEYD BAA LALA MARAY ISNA XITAA HORGAL BUU ISKU BEDELAY SHARAF IYO KARAAMO LAHEYN MEELAHA ISKAGA QAYILA KHAMRADIISANA CABA ADUU KUU XOOG BADAN YAHAY INTOODA BADAN MARKA FARAHA KA QAADA ARINTU MA’AHAN MAANTA “MIDI SAAWIR AH LAGAMA SAMRO” WAY KA WEYN TAHAY SIXIR BAA LAGU BAA BA’SHAY, KHAMRO IYO DAROOGANA WAA LOOGU SII DARAY SIDII CALI BAYSTEEN KII ISMADOODANA MA XUR MEEYAAN.
    BISMILLAHI RAHMANI RAHIM.

  7. WAAN OGAHAY IN QORAALADEYDU DHEER YIHIN MUHIIMADU WAXAY TAHAY INAAD FAHAMTAAN “BACGROUND” KA SHIDADAN WAXAY KU SALAYSANTAHAY TUSAALE GOBALKA SANAAG IYO BARI WAXAAD ARKEYSAA NIN GAR DHEER OO DEEGAAN KA U DHASHAY HADANA DADKIISA LAGU SIXRAY WAA XAQIIQA DHAB AH HADAAD WAREYSATO WAXAY KU LEEYIHIIN DADKANAGA DIINTA KUMA DHAQMAAN MARKAAD HADANA WEYDIISO SAW DADKAN MUSLIM MA’AHAN? HAA BAY KU LEEYIHIIN HAYE WAA WAX LA YAAB LEH MARKA WAA INAAD CAQLIGAAGA KA SHAQEYSIISAA MA POVERTY BAA MA SIXIR BAA? MARKAAS WAXAA KUU SOO BAXAYSA XAQIIQADA. TAARIIKHDA BAA DIB LOO RAACAA MAXAA DHACAY 1993 WAAYO CUDUR HAAD DAWEYNEYSO DAWADIISA BAA LA RAADSHAA SOW MA’AHAN? YES. WAXAA 1993 DHACAY IYADOO XABADI KA SOCOTO MAGAALADA GALKACYO AYAA WAXAA LAGU WAR HELAY “MUJRIMKA HASSAN DAAHIR AWEYS OO HUBEYSAN OO BOSSASO DHEX TAAGAN” XAGEE LAGA SOO HUBEEYEY DADKA QAAR WAXAY YIRAAHDAAN HARGEYSA, QAAR WAXAY YIRAAHDAAN BURCO, QAARNA WAXAY YIRAAH DAAN U FIIRSADA “BIYO TAXLIILIN AH BAA NALA KA SOO SIIYEY BURCO” MAXAA WEEYE TAXLIILIN CABSIN? WAA BIYO SIXIR AH BISMILLAHI RAHMANI RAHIM BISINKA KA QABSADA CALAAMADAHA LAGU GARTO QOF DADKIISA KU SIXRAN, XANAAQSAN HADAAD WEYSO CIDUU U XANAAQSAN YAHAY DHAB AHAANTII MA GARANAYO SI AAD U FUDUD AYUU DHIG KU GALAYAA INUU GALAY OO QOF DILAYNA MA OGA BISMILLAHI RAHMANI RAHIM.
    HADAAD TUSAALE U FIIRSATO “INA CALI KOORE WAXAA KU JIRA XANAAQ WUU QEYLIN, ISMANA OGA MAALIN DHAWEYD NINBAA KU YIRI AAMUS HOOYADAA WASE GUNAAD KU JOOGTAAYE HADUU QOF ANAKA NAGA MID AH LA HADLO QORI BUU SOO QAADAN MARKAAD ARAGTAAN KA FOGAADA BISINKANA KA QABSADA WAA DHAB INUU QOR’AN AKHRIS U BAAHAN YAHAY UNA TARTIIBIYA XITAA HADUU YIMAADO GAROWE YAAN LAGU QEYLIN SI TAXADAR LEH QURAAN UGU AKHRIYA SOONA DHAWEEYA BISMILLAHI RAHMANI RAHIM.

  8. Waxaa beesha DAAROOD ku dhacay cudurkii aafeeyey AMXAARADA ee ahaa inay iyaku yihiin mulkiilayaasha dhulka oo idil ama intiisa badan, dadkuna u badan tahay dad ay soo dejiyiin dhulkooda oo noqday marti edeb-daran.
    Muqdisho xataa inay wax ku leeyihiin bay aaminsanyihiin.

    Qabka, Kibirka, Isla-weynida iyo Isi-siinta waxa dadka oo dhan ka dhexeeya waa waxa kashifay AMXAARADA

  9. INAANU GAYIGA SOMALILAND ILAA PUNTLAND QABSANNO WAA MARKA DAAROOD SIIBA HARTI ARRINKAA DOORTAAN QAAB QABYAALADEYSANNA NOOSOO DAANDAANSADAAN.
    MARKAA WAXA.KU FILAN HARTI INAY U CAYDHIYAAN KOONFUR H/JECLO AMA H/YOONIS MIDKOOD,LAAKIIN NIDAAMKA DAWLADNIMO AYAA WAX XEERIYA,XUDUUD KU KOOBAN,SABAALO,BARYO,DHIMRID WAX KU WADA,LAAKIIN HADDII ARIMAHA QABIIL LAGA DHIGO ANNAGA WAABA NOOGU BADINAYSAA EE OGAADA,WAXAANUNA SOO QUFULAN XUDUUDAHAYAGA SOOL IYO NUGAAL ANAGA KELIYA AYAANA U HADHAYNA ARLADA.

  10. Dhibaatada Dhulbahante heesataa waxaa sabab u ah Majeerteyn. Sababtoo ah Dhulbahante wuxuu u baahan yahay hiil iyo garan walaal weyna ka waayeen walaalood Majeerteyn.

    Arrimaha Soomaaliya markey isku dhabaqdey oo Dhulbahante iyo Habargidir u arkeyn sida keliyah ay ku badbaadikaraan ay tahay in ay suubsadaan Maamulo u gaar…

    Majeerteyn wuu u sacyiyey maamulkii Habargidir ee Galmudug oo wuxuu u fidiyey taageero siyaasad iyo mid dhaqaale iyadoo Galmudug tahay gobol iyo bar..

    Halka maamulkii Khaatumo markey u yimaadeyn walaalood Majeerteyn in ay u fidiyaan taageero la mid ah middeey u fidiyeen Galmudug, wey ku jeesjeeseyn oo waxay hadal ku soo gabagabeeyen idinka Puntland baa tihiin uma baahnidin maamul kale.

    Shirkii ugu dambeeyey ka dhacay Burtinle ee uu joogey AUN Dr Cali Khaliif Gareydh kor iyo hoos buu wax ugu sheegey raggii Majeerteen gogosha fadhiyey.

    Hadaladii AUN professor Cali waxaa ka mid ahaa ” walaalayaal waxaan idin ka sugeyney ee waxaan la idin kala Kulaney ma ahan labo wax isu dhow.. Waxaan idin ka sugeyney in aad nagu garab istaagtaan Khaatumo oo aan u suubsaney in aan uga badbaado reerka Sheekh Isxaaq…waxaa idin ka fikeyney taageero dhaqaale iyo mid siyaasad oo xukuumadda Federaalka ku qasantaan in Khaatumo ka mid noqoto dawladaha ka mid ah Dawladda Federaalka oo halkaas ku soo afjaranto gooni istaaga maamulka reer Sheekh Isxaaq..

    AUN Dr Cali Khalif wuxuu ahaa nin meel fog wax ka arkayey..

    Waxa haddaa ku dhacaya Dhulbahante oo qarka u saaraan in dhulkoodii lagala wareego soo ma ahan wax ay ka shaqeeyeen Majeerteyn.

    Gabagabadii iyo gunaanadkii waa in shir si degdeg ah isugu yimaadaan Dhulbahante iyo Majeerteyn oo ay ka tashtaan aayatiinkooda..

    • ASC.
      KU:Barre.
      Majeerteen diyaar bay u yahiin in ay dhulbahante xaqqa ugu hiiliyaan,laakiin waxaa la garan la yahay jidkii loogu hiilin lahaa.Sababtoo ah dhulbahante waa kala qeybsan yahay oo u kala qeybsan yahay dhawr firqo oo an la fahmi karin ujeedadooda dhabtaa.
      Haddiise uu dhulbhante dhan u bato waa khasab in uu Majeerteen u hiilinayo.Laakiin niman dhawr bilood jooga garoowe dhawr kalena jooga xamar haddana hargeeysa u badashay lama yaqaan dhan loo raaco.

  11. Bla bla bla bla bla bla bla CUUC IYO CAAAAAC,,
    Dhulku waa somaliland dadka ku dhexnoolna waa somalilander wixii kale ee la sheego waa Niic iyo hadal layska yidhi,,

    Sheekada Harti qolada ku macaashta ee ku Awrkacsata waa Dhabayacada Fulayada ah weligaa Cidkale ka maqli maysid xitaa Dhulbahantuhu waxay ku faanaan dhulbahantinimada waabay ka qajilaan inay magaca harti ku hadaaqaan,,
    Dhabayacooy Dhulbahante waa dad sharaf iyo karaamo leh dhulkoodiina sharaf ugu nool waxa keliya dhabayaco la cabaadeysaa waxa weeye in hangool Farooro leh ay isaga qabteen Munaafaqiinta dhabayaco una dagaalami waayeen maadama dhabayaco tahay Maato Caano leh sida dumarkana faana,,

    • ASC.
      KU:Runsheeg (Beensheeg).
      Marka hore waxaa fiicana in loo soo rayi dhiibto si hufan oo an lahayn cay iyo aflagaado.Marka labaad ma haysaa dhul ay leeyahiin dadkaad cayday oo xoog iyo xeel midna looga haysto?Tan kale xaggee baad ku aragtay oo ku maqashay dagaal lagu soo qaaday dadkaad ku hunqaaday oo looga gacansareeyey khashiin yahoow maqlay dad baa la caayaa?Soo baro taariikhaha dhibtaa oo iskadaa qabiil nacaybka.War nacayb dadkaas waxba ugama qaadi kartid oo waxaa horay uga qaadi waayey kuwo kaa aqoon iyo maalba badnaa.

  12. IIDOOR INUU KIBIR HADLO WAXA UGU WACAN AA JAAMAC SIYAAD ( CALI SANDULE) IYO BAH HARARSAME ( XAABSADE).
    IYAGAA IIDOOR KEENAY LAASCAANOOD WAA LA WADA OGYAHAY.
    DHULBAHANTE KALIGII AYAA KU FILAN IIDOOR WALAAHI TUSAALE REER BUUHOODLE DAGAALKII KALSHAALE IIDOOR + SAMAROON + CIISE AABAHOOD AYAY KU WAASEEN DHAGAHAA LAGU DHUFTAY.
    DHULOOS QALBIGOODA ALAHA MIDEEYO.

  13. Soomaaliya:
    War dadka waa Soomaali ee qabyaalada ka daaya,shaki kuma jiro in aad tihiin dad badow ah,oo aan weli gaarin heerka dadyowga kale ee dunida,xitaa kuwa ka deriska Qowmiyada Soomaaliyeed.
    War xitaa in yar Caqligo ha shaqeeyo oo fahmo in umadan aad isko diraysaan ay yihiin dad Soomaaliyeed oo wada dhashay.
    Dunida maantay qowmiyadaha ku nool oo dhan waa isko duubanyihiin,marka laga reebo kuwa aaminsan qabyaalada Jaahiliga,oo ah kuwa qurunka meesha had iyo goor ku qura.
    War Sints umadda ka daaya.b

  14. Atoore
    WCS

    Qabiil kasta ayaa kala qaybsan ma ahan wax Dhulbahante u gaar ah..

    Kala qaybsanaanta Majeerteyn waxay gaartey in qaar ka mid ah sida Cali Saleebaan, Cali Jebraa’iil, Siwaaqroon iyo Muuse Saleebaan ay ku biiraan argagixisada shabaab iyo daacish, heerkaas Dhulbahante ma gaarin..

    Majeerteyn maxaa u diidan in ay garab buuxa u noqdaan Dhulbahante . Maxaa u diidan in walaalood Dhulbahante ay shir ku qabsadaan Puntland.. Maxaa u diidan in ay laqaybsadaan hantida faraha badan ay ka helaan dekedda Boosaaso…

    Gabadha yar ee hawdka ariga ku raaceysa oo weligeed nin Majeerteyn arkin waxay si toos kugu oraneysaa ‘ waan nebcahay Majeerteyn ” maxaa heerkaas gaarsiiyey wax kale ma ahan ee waa walaal ay garab ka sugeysey oo ay ka weydey..

    Majeerteyn ma difaacikaro Puntland Dhulbahante la’aantiis waxaadna ogaataa maalintii uu Dhulbahante jabo Majeerteyn na waa jabey.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*