Doorkii RW Rooble oo laga saaray habraaca doorashada gobolada Waqooyi.

Habraaca Doorashada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi (SOMALILAND) ayaa laga saaray dowrkii RW Rooble, kadib markii Cabdi Xaashi iyo Mahdi ay ku hesheeyiin in ay iyagu toos ugu gudbiyaan Guddiga Doorashooyinka, sida lagu xusay Habraacii ay saacad ka hor soo saareen.

Horey habraacii kasoo baxay RW Rooble & Madaxda Dawlad gobaleedyada ayaa farayey in ay Liiska xubnaha musharaxiinta u soo gudbiyaan RW Rooble, Cabdi Xashi & Mahdi Guuleed, taas oo maanta ay ka kaaftoomeen Ra’iisul Wasaare Kuxigeen Mahdi iyo Gudoomiye Cabdi Xaashi .

Hadda, Mahdi & Cabdi Xaashi ayaa Guddiga doorashada toos ugu gudbinaya Liiska musharaxiinta oo ay isku raacsan yihiin, xataa Sharciga la dagaalanka Musuqmaasuqa ayay ku cadeeyeen Habraacooda cusub.

8 Comments

  1. NIN WALIBA CEESAANTII CEELKEEN ama CANDHABA WAA XUBIN; hallayga raali agahaado!

    Sida dadka qaar ka dhawaajinayaan, FURIN cusub baa la rabaa in Garoowe laga furo 21 September, I.A. Wasiirka koowaad maalinkaas baa loo yaabaa bay dadka qaarkii leeyihiin. Dadka WALAACAAS qaba, oo u badan kooxda xafiiska wasiirka koowaad & musdanbeedkiisa, durtaba waxa ay bilaabeen DACAAYAD ay shirkaas ku furayaan.

    Waxa ay leeyihiin, “Maraykanka ayaa shirkaas ka digay, waxa kale oo ay raacinayaan in Garoowe ay rabto in ay Xamar INQILAABTO, oo doorashada MADAXWEYNAHA loo wareejiyo Garoowe!” Waxa kale oo dadka badankii qabaan in BEESADA caalamku ku bixinayo doorashooyinka ay maamullada & guddiyadooda doorashooyinku ay si toos ah u maamullaan, oo ayna marin xafiiska wasiirka koowaad; rag is gurayee.

    Gunaanadkii, waxa ay u muuqataa inta ay Rooble & musdanbeedkiisu ka shaqaynayeen INQILAABKA madaxweyne Farmaajo, in iyagana KALATUURKOODA lagu maqnaa. WAR JIRAASE CAKAARUU IMAN.

  2. Rooble geem ayaa loodhelay
    Intuu kenya iyo jabuti iyo
    Masar uu kawaday xumanta
    Umada somaliyed
    Waxaan dhihikaraa rooble
    Kitaabkìi uu maray
    Ayaa qabtay laakiin wali
    Janis buu layahay taas oo
    Ah inuu farmaajo saxiib
    Lanoqodo hadii uu diido
    Dani iyo axmed madoobe
    Ayaa ku sugaayo casomadana
    Hadii lasojodiyo garawe in
    Aaynoqo umada somaliyed 85
    % way soo dhawaynayaan because xamar oo noqotay
    Meel lagawadi waayay hogankii
    Umada garawe reer baa lah
    Laakìn dhihimayan anagaa lah
    Aqli bay isticmali hadii ladorto capital of somalia
    Wayna umuqataa hadii mamar
    Aay layihiin (unugaa leh)
    Oon umalayen (anagaa leh)

  3. Waar waa MADAXWEYNIHII SSC oo soo rakaataye hayla yaabina, yaabbaannu aragnaye!

    Markii hore, warqadahan aad isku sidigteen si fiicanba uma dheegin. Waxaa muuqata in markii horeba ay IHAANO ahayd in la yiraahdo GUNTI-GIIJIYAA ka hubinaya liiska aqalka sare ee kasii-Waqooyi. Tusaale, Hirshabeelihii ugu danbeeyey ma xafiiska wasiirka koowaadbaa ka hubiyey liiska aqalka sare?!

    Maxaase hadal looga daali. Ninkan QARAABASHADA ku jira, ee laga celcelinayo bangigii dhexe & wasaaraddii maaliyadda, filimkiisaba waxaa lagu soo af jarayaa (sida muuqata) kulanka Garoowe, ee cinwaankiisu yahay ‘COL KUDHAC TUUGANA KUU CIIDAMISAY’. Iska daa wax kala oo, xitaa BEESADA uu raadinayo ee doorashooyinka ursiin maayaan, saa uyakaaba reero QARAABASHO ugu weyne. Calaa iyo xaal, GUNTI & MUSDANBEEDKIISA talaa utaalla.

  4. OK BERMUDA SAY WEY HESHIIYEEN WHO GAVE A FUCK CAQLI ADOONYAHOW SOW LABO NIN OO ILMO ADEER AH OO WALIBA HABAR GIDIR AH MA’AHAN MAXAY SOO SAA’IDIN XITAA HADAY LA TASHTAAN MUJRIMKA ADEER KOOD HASSAN DAAHIR AWEYS IYO AF HUURAALE NAASAWEYNE 3D XD MAXAY SOO SAA’IDIN? FARMAJO WAA GALMUDUG RAISUL WASAARIHUNA WAA GALMUDUG SAAS MA FAHANSAN TAHAY NIGGER? U MALEY MAAYO ORAD WEYDII CRIMINAL KA INA CABDI SHUKUUR OR YUSUF GARAD CAQLI ADOON YAHOW ADIGU SAKIIN LAQ. GAROWE WILL THE CAPITAL OF SOMALIA 🇸🇴 WAAYO ADAA KA DHIGAY MUUQDHISHO QABUURO QOF SOMALI AH UUSAN KAAGA NABAD GELEYN.
    GAROWE MA JOOGAAN DHURWAAYADA QABUURAHA MOGADISHU THE WHOLE WORLD KNOWS WHAT STUPID YAHOW CRIMINAL KA AH.

  5. Aflagaado Colaadana wax kaagama tarto nabadda waa kaa fogeysaa
    War niman yahow Sodon sano aan naceyb iyo colaad ku jirnay waxayna naga reebtay asaageena oo maantay gobolada Somalia waa ogtihiin sida ay u dib dhacsan yihiin
    Garowe waa magaalo Soomaaliyeed waxaan u rajeynayaa sidaa iyo si fiican
    Nus Qarni ka dib aad nacaska farmaajo ah oo aad ogtihiin sidii aan u soo dhoweynay iyo in Sheekh Shariif,cabdulqaadir Cosoble iyo Cadoow Cali Gees ay 90 cod oo ay doorashada 2017 ka heleen ay saaxiibadood kula taliyeen in aysan Xasan sheekh oo markaa 80 cod heystay siinin ee ay u wareejiyeen Farmaajo.

    War Daaroodoow isku xishoo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*