Hir-shabeelle oo maanta lagu dooranayo 8 katirsan barlamaanka Soomaaliya.

Puntlandtimes (Jowhar)-Deegaamada Hirshabeelle gaar ahaan magaalada Jowhar waxaa maanta la filayaa in lagu doorto 8 katirsan xildhibaanada aqalka sare ee Soomaaliya gaar ahaan xubnaha deegaan doorashadoodu tahay Hir-shabeelle.

Shalay 27 musharax oo ku tartamaya 8 kursi oo kamid ah Aqalka Sare ayaa Baarlamaanka Hir-Shabeelle waxaa ay u jeediyeen khudbadahooda musharaxnimo, iyaga oo soo bandhigay waxyaabaha uu qof walba qaban doono hadii uu guuleysto.

Ilaa saddex katirsan musharixiinta aqalka sare ee Hir-Shabeelle ayaa doorashadoodu tahay mid xiiso gaar ah el, waxaana difaacanaya Sanoterada kala ah, Muuse Suudi Yalaxoow, Dr Cusmaan Maxamuud Dufle iyo Naciimo Ibraahim, kuwaas oo ku fadhiyay kuraastaan Afartii sano ee la soo dhaafay.

AKHRISO

1. Muuse Suudi Yalaxow

2. Cabdullahi Sheekh Xasan

3. Axmed Xasan Cadow Daaci
4. Dr. Xasan Cadaay Cali

1. Maxamed Amiiin Sheekh Cusmaan oo Afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay kursigaan

2. Daaha Muhudiin Sheekh Daa’uud

3. Axmed Maxamed Cal (Afcadeey)
4. Yussuf Macallin Xasan (Filla-Dheere)

1. Maxamed Axmed Nuur (Tarsan)

2. Raage Xasan Cusmaan (Xuut))

3. Dr. Cusmaan Maxamuud Maxamed (Dufle)

1. Prof. Maxamed Cusmaan Dhega-Juun
2. Nuur Maxamed Geedi (Canjeex)

1. Call Shacbaan Ibraahim

2. C/Qaadir Xanafi Sheekth Bashir

3. Cabdullahi Axmed Tawaad

4. Caasho Xuseen Abuukar

5. Cabdalle Cabdi Xuseen

1. Xasan lidow Muxumed Kobac

2. Cusmaan Axmed Macow

3. Cabdinuur Ibraahim Nuur

1. Fartuun C/Qaadir Faarah Karaama

2. Sacdlya Yarrow Aadan

1. Nacimo Ibraahim Yuusuf

2. Zamzam Cabdullahi
Xuseen

3. Maxamed Macallin Xasan Kulmiye

4. Abuukar Xasan Call ( Maqaneey

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*