FARMAAJO: Jawaab deg deg ah ka bixiyey magacaabidii RW Rooble!

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan dhaqan gal ahayn xil ka qaadis kasta oo lagu sameeyo xubin ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ilaa ay ku timaaddo si waafaqsan Dastuurka KMG ah ee dalka.
Madaxweynaha oo cuskanaya Qodobka 90aad, Xarafka (e) ee Dastuurka KMG ee dalka oo dhigaya “Awoodaha Madaxweynaha waxaa ka mid ah inuu xilka ka qaadayo Wasiirrada, Wasiiru-dawleyaasha, iyo Wasiir-ku-xigeennada, markuu soo jeediyo Wasiirka Koowaad.” ayaa sheegay in xil ka qaadista Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Xasan Xundubeey aysan ku imaanin sifo sharci ah, sidaas darteedna aysan dhaqan gal ahayn.
“Xil ka qaadista iyo magacaabista xubnaha Golaha Wasiirada ma aha dhaqan gal ilaa ay ku timaaddo hannaan waafaqsan Dastuurka Kumeel Gaarka ah ee dalka.” Ayuu yiri Madaxweynaha.
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa adkeeyay in shaqada laga doonayo haatan xukuumadda ay ahayd inay dhammeystirto doorashooyinka Goleyaadha Barlamaanka ee ka bilowday dalka, lagana sugayo sii joogtaynta hawlaha muhiimka ah ee horyaalla.

19 Comments

  1. Waxa ka baqahaya sida mucaaradka Mareykan Donald Trump twitter-ka ka xirteen ay dhinaca Rooble akoonada Twitter-ka FGS ka qaadaan Farmaajo?

    Saan ceeb waaye. Laba kooxood, laba nin oo sida dumarka maalin walbo is xagxaganahaya.

    Waxa loo bahaanyahay in sida ragga dagaal labada kooxood ku kala baxaan. Farmaajo xilka PM ha ka qaado Rooble ama Rooble Villa Somalia ha ka soo saaro Farmaajo. Saan dal ma ku maamuli kadhaan. Aaway barlamaan ku sheegi Eelaygu maamulahayay???? Barlamaanka shaqadiis ha qabto.

      • Darwiish saaxiib Rooble minankiisii ayuu joogaa talada dalkana isagaa daabka haya ini farmaajo waa kab shaydaan ka niniintay dadkii uu kursiga ku matalayna isuma noola soomalina isuma noolaa markaa waxaan oran lafahiisa hala cararo haduuba la carari karo lamaba carari karee.

      • Farmaajo wakhtigiisii waa dhacay, out of date, null and void, sharciyadda aad sheegayso ee farmaajo ku fadhiyo maxay tahay, mise la jiifiyaana bannaan baa.
        damerka waa laga soo saaraya villa somalia, waana laga dhaqayaa uskaggiisii, kufisigiisii, dhiiggi dadka somaliyeed ee ilaa ikraan ilaa qalbi dhagax lahayd

    • WAXAY AHAYD MARKA HOREBA IN ROOBLE UU YIRAAHDAA ANIGA AYAA WAX WALIBA AAD IIGU WAREEJISAY FARMAAJO VILLA SOMALI KASOO BAX SAFARADAHA ADUUNKA IYO SAFIIRADOODA ANIGAA LA SHAQEYN HAYA OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GADOOMAAYA 🤣 MAGAALADAANA WAA MAGAALO HAWIYE, DAAROOD MARTI AYUU KU YAHAY 🤣 KKKKKK AQLI KALE WAR KALE UMA DHINA, ROOBLE WAA SAC CAD AAN CAANO LAHEYN KKKKK

    • Somalidu aqli shaqeyn haya malahan miyaana ?
      1.hadafka raiisulwazaaraha haduu yahay in ay ikraan tahliil cadaalad hesho, maxaa udiiday in warbixinta lasoowado ay ladhageystaan gudiga amniga qaranka oo kakooban heer dowlad gobaleed iyo heer dowlad dhexe oo uu urabaa xafiiskiisa keli in ay kukoobnaato?
      2.hadii amarkiisi shaqa joojinta fahad laga aqbalay maxaa kale oo uu siiraadinayaa
      3.maxkamaduhu baaritaan masameeyaan ee waxaa baaritaan sameeya hayada dambi baarista ayagoo kaashanaya hayada sirdoonka qaranka ama pooliska wadanka.maxaa raiisulwazaaraha kukalifay howsha in halkaas uleexiyo
      4.raiisulwazaaraha soo maoga in wadanka madaxweeyne uu leeyahay welina xafiiska uuna baneynin ay waajib tahay in wadadhaqeeyaan mise wuu iskaindha tirayaa
      5.raiisulwazaaraha madareensana miyaa howshaan ikraan tahliil in ay kaweyntahy ama kabalaarnatahy sida loomaleynaayo oo xitaa aan lahubin dilkeeda iyo noolasheeda
      6.udambeyn raiisulwazaaruhu asaga ayaa lagarabaa wadanka in uu dajiyo oo madaxweeynaha qaranka wadashaqeeyaan oo uu noqdo nin dhexdhexaad ah. Wabilaahi towfiiq

  2. Waxaan naqli jiray DAMEER FARAS la daaqid bartay wuxuu is moodaa FARAS kkkkk war xayawaankaan rooble ah ee loo xilsaartay doorashada iyo amnigiisa oo KELIYA, ma wuxuu is mooday in uu waddanka oo dhan uu ka taliyo kkkkk waryaahe waddanka ninbaa wardiyaysanayaa oo kenya iyo emarite iyo ethiopia iyo cadowga waddanka meel iska saaray adiga LAHELOW AH laguuma daahayo ee intii goori goor tahay xilkii laguu dhiibay iska soo wareeji, doorashada iyo amnigeedaa aad sugto iska daaye annigaada ayaa Qatar ku jira . Ee waa iga talo kkkkkkk

  3. Aryaa Nuur Cadde cusubaa soo baxay, xaay tahay Igaar uu yahay?! Ar xuu la soo Qanjo weyn yahay qandho helahaan indhaha cad cad leh, ar maha ka kud Koofka ma lihide, ar xuu ahaay wuxu Indho adkaa qandho ha dishee? Yaa yaa! Kkkk

  4. Roobloow waad ka baxday dhexdhexaadnimadii, ummadduna way aragtaa; marka, ma qaadi kartid masuuliyadda doorashooyinka iyo amnigooda.

  5. Rooble aqli xumaa wuxuu bilaabay in wasiiradii ay ka sinnaayeen in ay waddanka doorasho gaarsiyaan ayuu bilaa in uu yiraahda ANIGA DOORASHO DAN KAMA LIHI EE KENYA AYAAN U SHAQEEYAA OO XOOGAA LACAG AH KA SOO QAATAY KADIB MARKII AAN KASTUUMADA U GELSHAY MR KENYATTA 😂 WUU I AAMINAY WUXUU IGU YIRI NINKAA FARMAAJO AH MUCAARAD MIDOOBZY AYAA WAX KA QABANI WAAYAY EE ADIGA WAX KA QABO IN TAASNA QAADO WADDANKU HAA ISKU DHAXYAACO INTII FARMAAJO MEESHA UU FADHIN LAHAA

  6. Labadaan ardaal (mooryaan) waxaa igala caqli xun cidii kala taageersan oo u kala hiilinaysa.
    Anigu waxaan oran lahaa nala dhaafa ceebtiinna. Labaduba waxay istaahilaan in jeel la dhigo. Kuwaan iyo kuwa la mid ah ayaa waddanka baabi’iyey waana qabqablayaal cusub.

  7. @MOHAMED.
    KKKKKK, 15 SANO KAHOR AYAAN DADKA QAAR AMA DADKA SAXIIBADEY KU ORAN JIREY MAGAALO MADADAXDA MUQDISHO HA LAGA RARO YAANAN LA GEEN MAGAALOYINKA WAAWEYN HA LOO RARO BARAAWE SEDDEX ARIMOOD.
    1) MA DAGANA QABIILADA WAAWEYN
    2) WAA MAGAALO XEEB KU TAAL XITAA KA JAWI WANANSAN XAMAR.
    3) DADKA DEGA MAHA DAD DHIB BADAN,XAMAR WAXEEY U JIRTAA 260KM WAANA SAFE.40KM LA WAREJIYO LA DHAHO WAA MAGAALO MADAXDA SOOMALIYA.

    ARINTAAN WAXAA LA RABEY INUU SAMEEYO CABDULAHI YUSUF BEERLAWE…INTUU XUKUN RAADINAYEY XAMAR BUU KA DUL RIDEY WAANA LAGA SOO CEYRIYEY ISAGOON WAQTIGIISA DHAMEYSAN

  8. Nabar iyo Naxdin dalka dhan waa laga saaraya. Koonfur Galbeed-Hirshabeele-Galmudug kuli qurunka Nabar iyo Naxdin waa kaga nadiifina.

    RW Rooble madafiic iyo hoobiye ha ku garaaco Villa Somalia, hogaamiyaha virus-ka madaxiisa ha lagu soo dumiyo Villa Somalia.

    Hadal dambo ma jiro, 4 sano waxa dalka uu geysteen Nabar iyo Naxdin ayaa laga jarayaa.

    Dagaal waa lama huraan.

    Saxeexayaal,

    Baydhabo Liberation Front (BLF)
    Rahanweyn Resistance Army (RRA)
    Free Roobow Alliance (FRA)

  9. Nabar iyo Naxdin dalka dhan waa laga saaraya. Koonfur Galbeed-Hirshabeele-Galmudug kuli qurunka Nabar iyo Naxdin waa kaga nadiifina.

    RW Rooble madafiic iyo hoobiye ha ku garaaco Villa Somalia, hogaamiyaha virus-ka(Fargaajo) madaxiisa ha lagu soo dumiyo Villa Somalia.

    Hadal dambo ma jiro, 4 sano waxa dalka uu geysteen Nabar iyo Naxdin ayaa laga jarayaa.

    Dagaal waa lama huraan.

    Saxeexayaal,

    Baydhabo Liberation Front (BLF)
    Rahanweyn Resistance Army (RRA)
    Free Roobow Alliance (FRA)

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*