Shir xasaasi ah oo beelaha gobolka Sool uga furmaya Laascaanod xilli Somaliland..

Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxaa ka dhacay shir xasaasi ah oo looga arrinsanayo ammaanka magaalada iyo guud ahaanba gobolka Sool, kadib dilal qorshaysan oo ku soo badanayey muddooyinkii ugu dambeeyey.

Shirka ayaa waxaa ku baaqay Odayaasha iyo waxgaradka Magaalada, waxaana ka qeyb galaya qeybaha kala duwan ee Bulshada kunool Magaalada laascaanood, iyaga oo ka tashan doona sida loo sugi lahaa Amniga maadaama dilalka ay kusoo bateen Magaalada.

Odayaasha dhaqanka Magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegeen in shirkaan aysan ka qeyb geli doonin mas’uuliyiin ka socda Soomaaliland, balse uu yahay mid Bulshada ay ku tashanayaan.

Laascaanood oo xarun u ah gobolka Sool ayaa waxaa ku batay dilal qorsheysan, iyada oo dilkii ugu dambeeyay loo geystay Cabdirsaaq Gardoofe oo ka tirsanaa  Golaha degaanka Magaalada laascaanood.

11 Comments

  1. SALAAMU CALEEKUM

    War DHULBAHANTOOOW, hurdada ka kaca… Qabaailkii SOOMAALIYEED, dhamaan aayahooda ka tashanayaan… Idinka maxaa idiin diiday in aad aayaheena ka tashataan, ama tulkiina ku biirtaan.

    Maxaa idin ku jaanjaamiyey IIDOOR WAGASHLE oo idinka liita… Sidii IIDOOR idinku dowladeeyaa.. Idinka oo HARTI DAAROOD ah, ama KABLALAX DAAROOD ah..

    War meel aad madax ka tiheen majo ha ka noqonina… IIDOOR WAGASHLEE baa dawlad isaga dhigayaa isaga xaarkiisa faganaya..

    Qaran dumay, waa DARAAWIISHTII 1856 ilaa iyo 1920 ma hilmaanteen iyo sharafta iyo ciska aad ku noolaydeen..

    TULLAY, war is-daba qabta… Dawlad SOOMAALIYEED in la dhiso wali ma dhowa… Dagaaladii sokeeye hadeer beey kow yiheen…

    HURDADA KA KACA … Anigo daali meeyno.. wacyigelinta waa wadeenaa

    WA BILAAHI TAWFIIQ

    • Barawani
      Dhulbahante iyo Doriyada Isaaq waa dad, ku nool hal dal, isku af, caado iyo dhaqanba leh, way diriran oo heshiiyaan, waxay wada noolaayeen kumanaan sano, qabiilku waxba tari maayo, Magerteen iyo Koonfur midkoodna ma anfici doono. Aayahooda inay la noolaadaan Isaaq.Markaa jooji cabaadka saaxiib.

  2. Barawani
    Dhulbahante iyo Doriyada Isaaq waa dad, ku nool hal dal, isku af, caado iyo dhaqanba leh, way diriran oo heshiiyaan, waxay wada noolaayeen kumanaan sano, qabiilku waxba tari maayo, Magerteen iyo Koonfur midkoodna ma anfici doono. Aayahooda inay la noolaadaan Isaaq.Markaa jooji cabaadka saaxiib.

  3. SAEED CAQLI XUMIDAADA.
    LAAACAANOOD YAA U DHOW HARGEYSA IYO GAROOWE????
    TA KALE MA MAJEERTEEN AYAA AF CHINESE KU HADLA WAA MAXAY LUQDAAN AAD SHEEFEYSO???
    IIDOOR WAXAA LAGA BARTAA MARQAAN IYO WAALI.
    DHULBAHANTE WAA INUU TASHTAA OO UU ISKA SAARAA CADOOWGA IIDOOR.
    HADDII KALE MAALIN WALBA NINKA KU JIRA AYAA LAGA DILAYAA.

  4. MAXAA KU KEENAY MEESHAN DHULBAHANTE OGA HADLAYSAA DHILADII KU DHASHAY WASE IIDOOR YAHOW KU YAACA NUMBER KIISA MAGACIISUNA WAA CALI MAXED FOOD +252-7712-2043 HARGEYSA SOMALIA 🇸🇴 📍 LOCATION DAM HOTEL NACADII IDIN DHASHAY WASE GET THE FUCK OFF OUR PEOPLE NEGROS. I CAN BELIEVE THESE KIDS TRAINED ONLY TO HARM OUR PEOPLE.
    MAANTA GANTAAL DHAKADA KAAGA KEENI LAHAA WALLAHI HADAAN AWOODO NAAR AFUUF YADAN INTA DADKII LASANOD KHAMRO, DAROOGO, HORGALE IYO HADOO AY BAABEEN KOODII WAX FAHMAYA INAY SHAATIGA SHAYDAAN KA U GASHTAAN OO BALO KU DISHAY NOQDO. ADEERAYAAL IT’S FUCKING 2021 AND ALHAMDU LILAAHI RABIL CAALAMIIN ILAAHII MAANTA NA BARAY OO INOO SAHLAY TECHNOLOGY GA ILAAHOW ADAAN KUU MAHAD NAQEYNAA WAXAAD DHIB IYO SHIDO AAD GEYSATEEN WAAN IDIN KA JAREYNAA ADINKA IYO KUWA GUBADA IDIN KULA JOOGA EE TAA XUSUUSTA.

  5. DHULKA DHIGA SOMTEL TOWERS TELEPHONE KA ARGAGIXASADA WAR YAAYA WHO CARES WHO INVESTED DADKANAGA DHIIGIISA BAA KA QAALISAN. HALA GAARSIIYO MADAXWEYNEHA IYO MADAXWEYNE KU XIGEENKA PUNTLAND NO MORE JILEEC IYO WALAALAYAALOW FUCK OFF KULI CIIDANKA AMAANKA PUNTLAND PSF, PMPF, POLICE KA ARGAGIXASADA AAN QABANO INTOODA BADAN LACAG IYO TELEPHONE KA SOMTEL BAAN KU QABANAA MUXUU YAHAY JILEECAN MA IIDOOR BAAD SIINASAAN SHILIMAAD UU KUGU LAAYO YAAH WAAD ARKEYSEEN PAUL NINKII BOSSASO LAGU DILAY TELECOMMUNICATION KIISA MAXAAD U QARINEYSAAN CADOWGA HORUMARKA IDIN KALA DIRIRAYA. DHULKA DHIGA XITAA BUSINESS YADA KALE EE ISAAQ KA URUURIYA PUNTLAND DHIIG SHIIL WE CANNOT ENDURE 30 FUCKING YEARS OF LOOTING DISTRICTION AND CRIMINAL ACTIVITY. IDINKAABA NACALAD AH INTAAD KU HEYSAAN WAA SOMALI WAA WALAALAHEEN WAR CAQLIGAAD LA’DIHIIN WAA ISLA IYAKII 1993 MUJRIMKA HASSAN DAAHIR AWEYS INTA SOO HUBEEYEY BOSSASO SOO DHEX ISTAAJIYEY DADKAN WAA ADOON NEGROES. BAL EEGA DHIBKA AY KU HAYAAN BULSHADA SOOL IYO SANAG FOR THE LAST 30 YEARS I’M DONE I CAN’T STAND THIS SHIT.

  6. Barawani

    Dhulbahante Alle ka sokow annagaa iska leh noogama duwana adhiga aan dhaqano.. Adhi aad leedahay miyuu meel kale kaa aadikaraa jawaabtu waa MAYA.

    Dhulbahante hadduusan ku qanacsaneyn xukunkeena ha isaga guuto dhulka waayo dhulka waa dhul Mujaahid SNM SOMALILAND.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*