VIDEO: ROOBLE: Miyuu isku laabay Albaabka Doorashada, Kalsoonida doorashada & 4 arrimood.

Puntlandtimes (Muqdisho)-Barlamaanka Soomaaliya ayaa dhammaadkii sanadkii 2020 waxa uu codka kalsoonida siiyey Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble dhammaystirka doorashooyinka dalka.

Dhex dhexaad uu ka noqday khilaafkii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda dowlad goboleedyada ayaa sababay in loo xil saaro maamulka guud ee doorashada Soomaaliya oo qarka u saaran inay dib u dhacdo sanadkii 2aad oo xiriir ah kadib khilaaf siweyn u daba dheeraaday.

Xilligaan waxaa sii xoogaysanaya walaaca laga qabo in doorashada dalku dib u dhacdo maadaama uu sii xoogaystay khilaafka u dhexeeya Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamamaday ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

4 Comments

  1. Rooble waa Qacda maqalsii waxna ha qaban somaliya rooble waa dhurwaa hilb ku raro lacag aruusi ku jiraa kinya bada sugeesa, Dubai iyo sucuudiga sugayaan burburka somaliya Ethiopia sugeysa burbur ka;e bakool iyo bay sh hoose ula wareegi laheeya Gas 3 gobol leyskula qabtay bay bakool sh hoose

  2. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waa Madaxweynaha Soomaaliya,ilaa Madaxweyne cusub oo la soo doortay haddii uu ahaan lahaa mid cusub Ama Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mar labaad la doorto. Waana arrin Dastuuri ah ee ma ahan Sheeko baraleey.
    He’yadaha Dastuuriga ah Dowladda Federalka Soomaaliya waa Active Legally 100%.
    Haddii aad tiraahdaan Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday wax weyn sooma kordhineyso, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waa Madaxweynaha Soomaaliya, insha Allah Waxaan u rajeynayaa mar labaad waayo waa ka mudan yahay kuwa meelaha ka qayliya, waayo waa kuwo horey ugu soo fashilmay Siyaasadda Soomaaliya, weliba Taariikh madow leh.
    Taariikh waa qoran tahay, ciddii iskudayda iney ka been Sheegto,Taariikhdu iyadaa is qorta.
    Marka Doorasho laga hadlaayo, waa wax cad cidda diidan Doorashada Soomaaliya.
    Soomaalidu waxaay tiraahdaa”Meel Roob laga sugayey baa ciyaartama ka timid ”
    Hadda waxaaba yimid Qof waalan, Jaajuus ah,Qabiiliste weyn ah,Jaahil waalan oo aan waxba ka garaneyn Nadaamka Dowladnimada iyo sida ay u shaqeyso. Waana loo jeeda,waxaan Maqli jirey Qof baa wax bililiqaystey, laakiin waxaan heynaa mid doonaya inuu Bililiqaysto He’ayadaha Dastuuriga ah Dowladda Federalka Soomaaliya, waxaan kale maqlayey oo ah Eray bixin cusub oo abuurmay waqtiga burburka iyo Fowdada kaas oo ah ” Anigaa Taabsaday” waa hab dhaqanka Rooble Bililiqo oo iskaba iloowbey in si qaldan loogu magacaabay Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya!!

  3. Rooble waa Qacda maqalsii waxna ha qaban somaliya rooble waa dhurwaa hilb ku raro lacag aruusi ku jiraa kinya bada sugeesa lacagsiisay, Dubai iyo sucuudiga sugayaan burburka somaliya Ethiopia sugeysa burbur ka somaliya, bakool iyo bay sh hoose ula wareegi laheeyd 3 gobol leyskula qabtay bay bakool sh hoose af may may ku hadlaan, rooble waxaa laga hayaa cod sir ah iyo email isga iyo ilhaan dhexmaray waataas fahad yaasiin u dalbaday inuu golah sare ku wareejinaayo wuxuu ka hayo ilahaan rooblan wuu ka naxay ,

  4. Rooble waa ninbaahan oo
    Hadana aqli udhalan
    Halomiyiriyo asagaa tagidonee
    Waan aragnaa waxa uu ku
    Dhaqaaqay kenya imaradka
    Iyo kuwo badan baa kuriuxay
    In uu somalia chaos galiyo
    Laakiin waa lafahamY somali
    Mahan kuwii 1991 hadan
    Dadku waa dad bartY qainka
    Iyo xabiibka rooble waa
    Nin aad urabo in uu halo
    Ogaa lacag ah tusaale 30jir
    30milon haysto ayuu udoortay
    Wasiir taas baa cadayn ah
    Somali guul insHa allaah

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*