VIDEO+WAREEGTO: Puntland awaamiir dul dhigtay gaadiidka ku xiran dekedda Bosaso.

Puntlandtimes (Boosaaso)-Xukuumadda Puntland oo kaashanaysa shirkad laga lee yahay wadanka Jabuuti ayaa wadda qodista iyo bannaynta jembiyada gaadiidka baddu ku soo xirtaan ee dekedda magaalada Boosaaso, inkastoo ay gacanta ku hayso shirkadda DP World.

Shaqada qodista dekedda Boosaaso ayaa keentay in guud ahaanba goobta laga saaro gaadiid farabadan oo ku xiran jembiyada dekeda Magaalada Boosaas, iyadoo looga golleeyey inaysan caqabad ku noqon shaqada Xammaaraddu ka hayso dekeddaasi.

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda kalluumaysiga iyo gadiidka badda dowladda Puntland oo mudo 7 cisho u qabatay in gadiidka ku xiran jembiga dekedda oo kala ah xamuulka iyo kaluumaysiga kala baxaan maadaama la gaaray xiligii la qodi lahaa dekedda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*