Maamulka Koonfur Galbeed oo hanjabaad u diray Somaliland kadib tarxiilkii bulshada RRA-da.

Xukuumadda dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed ayaa billaabay in ay diyaarado kusoo daabulaan dadkii dhawaan Somaliland kasoo musaafurisay Magaalada laas-caanood ee Gobolka Sool, kuwaas oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay), wasiirka howlaha guud iyo hawada maamulka Koonfur Galbeed oo kamid ah Guddiga Madaxweynaha Koonfur Galbred u xilsaaray xaaladda dadka la soo musaafuriyay ayaa sheegay in Somaliland dadka ay soo musaafurisay ay ahaayeen Carruur iyo waayeelo balse aysan kujirin dhalinyaro.

Wasiir Eelaay sheegay inay tahay wax laga xumaado dbibaatada dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed loogu geystay Magaalada laascaanood, kuwaas oo uu sheegay in badankood hantidoodii laga reebtay, wuxuuna intaas ku daray in Somaliland ay ka doonayaan hantida dadka ay soo musaafuriyeen, isaga oo sicad u sheegay in aan Somaliland laga aqbaleyn hantida ay ka reebteen dadka Shacabka ah.

Warka ka soo baxay wasiirka wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada ee Koonfur Galbeed xilli Somaliland ay weli wado dadka ay soo musaafurineyso, isla markaana degaano kale oo ka tirsan Somaliland dadka kunool ay ku amartay inay isaga baxaan.

27 Comments

  1. SALAAMU CALEEKUM

    DAWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED waxaan kula talinaa in ay boobaan SHIRKADA la yiraahdo DAHABSHIIL, oo maalgelisa URURKA ALSHABAAB iyo SOOMAALILAND.

    “QANIIJO QANIIJO AA KAA FUJISA”… Booba dhamaan maalka SOOMAALILAND oo ay ugu horeeso DAHABSHIIL”..

    Shacabka masaakiinta ah ee ka soo jeeda SOOMAALILAND, waxba ha yeelinaa.. haku dayanina SOOMAALILAND.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

    • Barawaani King, ma aha qabiili, ma aha Somaliland diid, waa XAASID, XAASID ,XAASID. Waa TUUG, wuxuu ka hadlayaa xoolo la dhaco iyo lacag, waxaan kuu sheegayaa, dahabshiil anaa u shaqeeya, marka aan Baidhabo xafiis ka furanayno, waxaan u dhiibnaa nin Laandheere ka ah goobta laga furayo ama Boosaaso ha ahaato ama Baidhabo ama Muqdisho, ninkaasi 2 shuruudood baa lagu xidhaa ama kooxdaa
      1- Inay difaaci karaan businesska af iyo adin, 2- Inay bixiyaan Deposit ama lacag horumarin ah oo haddii maalintii loo diro 100 kun oo dollar oo xawaalad ah waa inay lacagtaa hore looga haystaa oo soo qadiimaan. Haddii la boobo Dahabshiil meel kastaba ha noqoteen, Dahabshiil waxba lumin maayo, ninka xafiiskaa haysta baa luminaya, ninkaasi wuxuu qaataa khidmad badan oo u dhiganta tan Dahabshiil ka qaato goobtaa ama xafiiskaa. Markaa Tuug Tuug dhalay, boolli ku nool, xaaraan, nijaas lagu dhalay, bal iska daa Baidhoba ee kan Gaalkacayo ama Qardho dhac, kuma dhacdid, Laandheere aya ahaysta. haddii aad ku hammi lahayd, waxaad tahay Dhurwaa dharaar ciyey, Waraaboow waa hilibeey. Ninka gobta ahi wuxuu ka hadlaa principles dadka la mastaafuriyeyna wuxuu ku difaacaa moral grounds, tuuggu qiiqa isku soo qarinayaa isagu xagga lacagta ayuu markiiba u boodaa.

  2. DUCAALE YARE

    Adeer waaba taan doonayno… Laandheeraha naftiisa aa la raba… Laandheeraha waxaa lagu leeyahay, saaiiboow: “Shirkadaadii baa dhacday lacag dhan 100,000 USD ee waan in aad bixisaa. Hadii aad bixin weydo, kama shaqaynasid KOONFUR GALBEED oo ka tirsan 3 Gobol. Gobolka Shabeelaha Hoose, Gobolka Baydhabo iyo Gobolka Xudur.

    Hadii nabad wax ku bixin waayaan, MOORIYAAN baa loo dirayaa oo diiranaysa..

    Adeerow taas lee waayee taan ka hadlaayo..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  3. Barawaani queen aka wiil qardho.

    Dhuuusada meesha kalabax shubadiii Ku xaartay shan & toban jeer wase….Orod aabahaa soo raadi ..farakh yahooow beeedeegee ah oo khaniiiska futada lagawaseee dhabayaco dhabar mcn.

    Kalshaalee sidiii laguugu wasaaayaad ugasoo carartay.

    Ina dhilo car kaalaay laascaano & Tukaraq.

    • Naagaha iyo gunta midgaha ah ee maalin iyo habeen marqaansan yeey caayda ku hartay adeer afkeey kaaga hartay.runbaa lagiu sheegi.
      isaaq laan waligeed lamakalagooynaayo soomaalia anaana tuuye juu soo xitan oo tii siyaad bare ayaa iqarso noqonaysa.

    • ASC:
      1.KU:Wacays.Horta waad caytantay oo ad dambaabtay.Ninkaad cayday kuma caayin ee rayigiisuu ka hadlay.Adigana waxaa lagaa rabay in aad soo dhiibatid rayigaaga oo nadiifa.
      2.Sida la sheego maamulka soomaalilaan dad soomaali ah bay soo dhoofiyeen.Dadkaas oo la yiri waa laga reebay hantidoodii oo dhan.Taasina sax ma aha oo waa waxaan kala qaban dad soomaali wada ah.
      3.Sababta uu barawaani u yiri Dahabshiil hala dhaco taasaa keentay.Isla markaas Barawani kingfish waxba ma uu dhicin ee hadal unbuu sheegay ee taas ma garan weyday?Calaa kulli xaal meeshu waa gole FADHI-KU-DIRIR ee ha moodin in ay dagaalamayaan Jabhado hubaysan.Maybe you are a little boy or a lad.

  4. Barwaani king
    Warninyahow maad magacaaga majeerteen sheegatid maxaad dadka reer baraawe magacooda u isticmaashaa oo waliba dadka ugu aflagaadaysaa ayadoon laguu jeedin baad cabsanaysaa maxaad umalayn lahayd hadii lagu arki lahaa wadnaha ayaa ku istaagi lahaa fulay munaafaq ah iska dhig dadka magacooda

  5. DHULBAHANTE ayaa Hanti EELLAY qaatay !
    ( Funny Story)

    Soomaalidu waxay jeceshahay in ay isku kor-noolaato.
    Bal fiiri waxa dad Muqdisho nagu kor-nool oo xataa aan wax xushmad iyo abaal ah noo hayn.

    Reer waqooyi, Daarood, Digil iyo mirifle iyo Jareer ma ku noolaan karaan meel aan Hawiye joogin Haddana ma rabaan in aan noolaano.

    BAXA KULIGIIN

    • ASC:
      KU:Yuusuf Jama.
      War ma ogid miyaa in ay beentu ka mid tahay dambiyada khatartaa?Maxaa beenta kugu kalifay.War malihid laajada reerahaad sheegatay oo xataa ma jili taqaanid laajadooda.War tooba dheh.Isla markaas ujeedadaadu waa hala caayo reeraha ad sheegatay.Haddii la caayana adigaa ka masuula dambi oo dhan.
      Ugu dambayn reerkaasu kaligood ma keh xamar oo waa magaalo madaxdii soomaaliweeyn.Xamar anigaa ka soo jeeda mana ihi reerahaas.Xamar intay tahay caasimada soomaali oo dhan cidina gaar uma leh.Haddiis xamar laga raro caasimada way noqon doontaa meel gaar u ah beelaha USC.Kumana heshiin doonaan haddii looga guuro waaba looga guuri doonaaye.

  6. DABSHID (WACAYS)

    Adeeroow, raali ahoow. waxaan kuu soo nacnay KALSHAALE. Waa kaaga nimid. Waxaad noogu timid, guryihii Abtiyaasheey.

    Xaasha, ani caaytami maayo.. laakeen runta aa la iigu imanaa… Hadii aan idhi, Shacabka Koonfur Galbeed xaqooda waa in la raadiya… Tallow ma ceeb beey noqotay??

    Midda kale, halkaan waa guri gobeed.. Laguma caaytamo… in aan martida caayno laguma na yaqaan..

    Dhalinyarada HAWIYE iyo IIDOOR WAGASHLEE, marti baad tiheen… Martina waa tan edebta yeelata.. Figradiina wanaagsan dhiibta, wax kasta ha noqotee..

    Gaar ahaan, dhalinyarada IIDOOR WAGASHLEE, hadii aan ku idhi, waad hinaasteen.. Waa runtay.. Habliheena wada heerana, waa kuwaan MOORIYAANTII HAWIYE, ku haaystaan..

    Iska daa HAWIYE, adoon timo jadhidh aa wada wata… Hadaba yaa hablahaas baadiyey..

    Waxaa dayacay daboolayaa oo aan waxba isku haayn, oo ka soo baxay iskuuladii COPPER oo Hargeysa ka fudhan..

    Maxuu ku xidhan yahay Abwaan, wareiye COLGALDOON.. waa markii uu ka dhiidhiyey anshaxumada ka socota HARGEYSA..

    MAASHALLAAHO, KHANIIS COPPER iyo wax la mid ah, dhulkayaga cag-masoo dhigi karaan… Surka aan ka jadhaynaa.. Waayo, waxaano nahay dad ahli diin ah, oo sharaf leh, oo soomaali dhab ah..

    Kitaabkii gacanta midigta aan ku wadanaa… indinkuna midig iska daayeee, kutuba xoor lee noqoteen..

    ILAAAAAAAAAAHHOOOW NA BAD BAADI… ADAA MAGANTAA NAHAYEEE…

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  7. GEDO LAND

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    Haa MAJEERTEEN aan ahay… Adi maxaa kaaga gadhiish ah..

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    Abtigeey BOQOR SACIID CABDULLAHI DENNI aa noo sharaxan.. BOQOR DENNI wuxuu noo soo celin doonaa magacii uu ku xaadhay XAAR FARMAAJO… ee dahabka ahaa ee REER SHEEKH CABDURAXMAAN ISMAACIIL JABARTE…

    Abti BOQOR SACIID DENNI hadii uu guulaysto, waxaa uu dahab ku qori doonaa magacii uu ku xaadhay XAAR FARMAAJO…

    ILKAYAR, BAX WARYAA, mardambe ma masali karto DAAROOD WEYNI, ILAAH BAA WEYN…

    MAREEXAAN wuxuu quran yahay HABAR GEDIR iyo KABLALAX DAAROOD… shaqadiino waxeey noqon doontaa XAAR-TOOGAYAAL (W.C CLEANERS)…

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  8. DABSHID (WACAYS)

    Adeeroow, raali ahoow. waxaan kuu soo nacnay KALSHAALE. Waa kaaga nimid. Waxaad noogu timid, guryihii Abtiyaasheey.

    Xaasha, ani caaytami maayo.. laakeen runta aa la iigu imanaa… Hadii aan idhi, Shacabka Koonfur Galbeed xaqooda waa in la raadiya… Tallow ma ceeb beey noqotay??

    Midda kale, halkaan waa guri gobeed.. Laguma caaytamo… in aan martida caayno laguma na yaqaan..

    Dhalinyarada HAWIYE iyo IIDOOR WAGASHLEE, marti baad tiheen… Martina waa tan edebta yeelata.. Figradiina wanaagsan dhiibta, wax kasta ha noqotee..

    Gaar ahaan, dhalinyarada IIDOOR WAGASHLEE, hadii aan ku idhi, waad hinaasteen.. Waa runtay.. Habliheena wada heerana, waa kuwaan MOORIYAANTII HAWIYE, ku haaystaan MUQDISHI.. Maxaa HABLIHIINA tuumiyey GAROOWE, GAALKACAYO, MUQDISHU, KISMAAYO. Miyaa diidaysaa in ay yiheen RIZIQ raadis iyo waliba nin raadis.

    Iska daa HAWIYE, adoon timo jadhidh aa wada wata… Hadaba yaa hablahaas baadiyey..

    Waxaa dayacay daboolayaa oo aan waxba isku haayn, oo ka soo baxay iskuuladii COPPER oo Hargeysa ka fudhan..

    Maxuu ku xidhan yahay Abwaan, wareiye COLGALDOON.. waa markii uu ka dhiidhiyey anshaxumada ka socota HARGEYSA..

    MAASHALLAAHO, KHANIIS COPPER iyo wax la mid ah, dhulkayaga cag-masoo dhigi karaan… Surka aan ka jadhaynaa.. Waayo, waxaano nahay dad ahli diin ah, oo sharaf leh, oo soomaali dhab ah..

    Kitaabkii gacanta midigta aan ku wadanaa… indinkuna midig iska daayeee, kutuba xoor lee noqoteen..

    ILAAAAAAAAAAHHOOOW NA BAD BAADI… ADAA MAGANTAA NAHAYEEE…

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  9. War kuwa uu u horeeyey Baraawiin King ninka ka baxay,iyo wuxuush badan oo aan waxba isdhaamin.
    Ninka la yiraa ducaale yare,waa shaqsi fiican.
    Kuwani inta kale waa aad dad liita oo qabiil iyo isko dir Waxaan ahayn aqoon.
    War qabyaalada Jaahiliga ah ka baxa badowyahay.

  10. Binti- Girl,, ma turjubaan ayay u noqotay Digil & Mirifle iska dhis iyi xwaashayn ayay wadaa. Binti-girl, majeerteenay naaa cidna ku dooran mayso Soomaaali way ku ogaatay ha is daalin.
    Raxan weyntiiba iyadaa ka qaylo badan , waxbaa la dhacayeey , uuuu waaaa…lol

    • ASC.
      KU:Mubaarak Yuusuf.
      Waan ku aqaan oo waxaad tahay shaqsi anshax xun oo aqlaaq liita.Last 6 years baan arkayey hadaladaada.Waxaan xumaan ahayna kuma hadashid.Waxaana kula mida kii dartaa u caaya beelaha soomaalilaan ee soomaaliyeed.Waxaad kaloo caan ku tahay in aad soo qoratid dhawr magac oo kala duwan oo ad hadba laajad ku soo qortid.
      Calaa kulli xaal nin baa kuu jawaabay.
      Tan kale khashiin yahoow Binti waa gabare Hooyadaa miyey kula xun tahay?Lix sano ka hor baan ku oran jirey war waxa xun mar dambe hooyooyinkeen ha ku matalin.War waa Xaddiis saxiix ah qofkii caaya qofkale waalidkiis in ay caydaasu aadayso kii wax caayey waalidkiis miskiin yahoow.Waxaad wanaag u taqaan in aad Hooyadaa caydid.War adigoon Hooyooyinkeen meesha keenin u soo rayi dhiibo si caadi ah oo nin iska dhig.Waryaa anagu ma naqaan Waalid iyo Dumar la caayo.Waxaasu waa naga xaaraam.Afkanagu ma karo in aad Waalid iyo haween cayno.

  11. Haday masiibo ka dhacdo Baydhabo, tusaale , ilaahay kama dhigo Dahab shiil , 20 million US $ ayuu miiska saaraya ku caawinayaa, habar majeerteen ah oo xayraan ah maxay bixin kartaa masiibadaa ka qaban kartaa ? runta laga boodowaa waxa lagu nool yahay. ciyaaal

  12. Barawaani king.
    Ha ku hoos dhuuman, googarada gabdhaha majeerteen. waad ogatahy waxii kaa raaacay Tukaraq waa adigii carary adigoo barida weyn xabad kaaga taalo , dhiigu kaa dayayo Qardho iyo meelahaa ku dhuuntay.. fulay

    • ASC.
      Niman yahoow waxaaba ka qaldan kan la baxay Mubaarak Yuusuf.Waayo markastaba waxuu ka hadlaa Dumar uu faro xumeeyey iyo wax is fuula.Hadalsan maba yaqaan.Saassuu u hadli jirey intaan arkayey qoraaladiisa.War bal u soo duceeya in uu Ilaahay (swt) ku soo hanuuniyo jidka suuban.

  13. BARAWAANI KING

    Maxaad ka sheegi Bay iyo Bakool waxay ganacsatada Somaliland ay buuxaan Puntland..

    Waxaa Puntland naga jooga toban shirkadood waaweyn waxaana Puntland naga soo kala sannadkii $ 250 milyan oo dollar.. Shirkaha jooga Puntland waxaa ka mid ah Dahabshiil, TelSom, Indho Deero Trading Co., Oomar Import & Export iyo Somaliland Cocola..

    Dekedda Bosaso xoolaha ka dhoofa waxay ku baxaan under Indho Deero LCM.

    Bal waxaa ii sheegtaa hal nin Majeerteyn ah oo hanti heesta.. Ma jiro..

    Ninyahow intaad cayda iyo aflagaada iska deysan isdhiiba.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*