Xildhibaano ka soo horjeestey in dadka reer Koonfureedka ah laga saaro Boorama.

Puntlandtimes (Hargaysa)-Xubno katirsan golaha wakiilada  ee maamulka Somaliland ayaa sheegay in maamulka Somaliland ay uga digayaan in mar kale la tarxiilo dadka kasoo jeedda Koonfurta Soomaaliya eek u sugan degaanada maamulka Somaliland.

Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka mid ah xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland ee laga soo doorto gobolada galbeedka maamulkaasi ayaa sheegay in ceeb iyo fadeexad ay ka dhalatay dadkii sida qasabka ah looga saaray Magaalada Laascanood ee gobolka Sool.

Dhanka kalena, xildhibaan Maxamed Abiib atyaa waxa uu sheegay in dastuurka Somaliland ay si weyn uga soo horjeeday tilaabada ay qaaday xukuumadda Somaliland ayna halis galisay sumcaddii Somaliland.

Ugu dambayntiina xildhibaanka ayaa waxa uu ugu baaqay in aysan marna aqbalin dadka ku sugan magaalooyinka kale ee Somaliland in la soo saaro dadka kasoo jeedda Koonfurta Soomaaliya oo degaanada ay ka yimaadeen wali ay ka jiraan colaado.

23 Comments

  1. SALAAMU CALEEKUM

    XILDHIBAAN MOXAMED ABIIB waa mahadsanyahay arrinkaas oo uu ka soo horjeestay in SHACABKA SOOMAALI laga saaro BOORAMA sidii looga saaray LAAS-CAANOOD iyo CEERGAABO.

    IIDOOR WAGSHSLEE wuxuu wado waa xaasidnimo. REER KOONFUREEDKU waa dad xoogooda iyo caqlgood iyo guskooda ku shaqeeysta.

    IIDOOR WAGASHLEE habilihii ay wasi waayeen, aa KOONFURTO u wastay.. Hablihii IIDOORKA waxee ka daba dhaceen wiilashaan xoogaga weyn ee aan qaadka cunin, oo khamriga cabbin, hablahaa ka soo daadinaa xinjirada ku ga’doonsan..

    Marka IIDOOR WAGASHLEE, waxeey wiilasha KONFUREED kaga maseersan yiheen, maxaad hablaha nooga wasteen oo nooga guursateen…

    War hablihii 3 caruur wata aa ka wada tegay IIDOOR WAGSHLEEE… Waayo DHALINYARADII IIDOOR WAGASHLEE, waxeey wada noqdeen:

    ++ DABOOLAYAAL futo xaar ah la wada urdaayaa… Macalinkoodu waa COPPER
    ++ QAADWADAYAAL oo noloshii ku wada goo’gay.. oo naftoodii hilmaamay ..
    ++ Markii DHALINYARADII IIDOORKU ay wada noqdeen wax qaad dilay, iyo wax quuma luud noqday, ee rabaan hablihii in ku guursadaan wax la yiraahdo ORAL SEXUAL .. Dee ORAL SEXUAL caruur dhali maayee, hablihiina caruur lee rabbaan… cajeeeeeeeeeeeeb
    ++ HABLIHII IIDOOOR waa ciidaas ka badan, 60% waa wada hablo, oo wax bartay, oo shaqaysnaya… marka rag lee u baahan yiheen..

    Marka, waxaan HABLAHA IIDOOR kula tallin lahaa in ay soo heeran (so haajiraan) o meeshu raggo joogo rag ka soo raadsadaan…

    Wiilka uu dhalay BOQOR SACIID CABDULLAAHI DENNI, gabadha uu qabo xagee iska barten?? Idinku baadhaaa??

    Ugu dambeestee, IIDOOR WAGASHLEE, xaasidnimada joojiya.. daaya, hablaha ha la idiin wasii, caruur badan oo abtiyaal u noqonaysaan aad hilaysaanee..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  2. dadku haloo naxo reer konfureedhu waa somali runta hadaad rabtaan brakaca waxaa kadameeya tijaarta dhulka loogu yimi oo markii hore faaido badan helijiray.Reer konfureedka ayaga waxaa laga raba inayan dadka baqsin walaalah reer konfureed idinku dadka aad utimaadeen tijaaradooda ha baabin idinkun faaiiida dadka aad utimaadeena ha faaiideen meeshan naceebku haka baxo alaabta raqiis haku iibin si uusan ukhasaarin walaalka waxaa fiican dowladu sicirka ineey kontaroosh

  3. Jabhaddii USC oo xoog ku qabsatey gobolada Bay iyo Bakool waxaa ka saarey 300 wiil RRA ah. Maanta maamulka Koonfur Galbeed wuxuu ka taliyaa ilaa iyo Afgooye iyo Jaziira.

    Dadka Sool, Sanaag iyo Ceyn iyagaa is dhigey maanta meesha ay yaalaan. Waxay meheradooda noqotey naceebka iyo cayda Majeerteyn halka wiil iidoor ah uu ku hor kufsanayo walaashiis iyo hooyadiis uusan jac ka orankarin.

    Janan ku sheega risqada ah sarqaanka ah Nuur Ismaciil Taani baa intuu gaari ka soo gaxeysto gibiley si nabad ah ku yimaada ilaa iyo Laascaanood, maxaa Dhulbahante looga waayey wiil miino dhulka ugu aasa.. War Reerkaan idhaafi

  4. SALAAMU CALEEKUM

    MR. MALIK

    Se fiican baad u hadashay. Hase yeeshee, DADWEYNAHA waxaa u fiican suuq xor ah oo lagu kartamo, se SHACABKU u hilo badeecad iyo service aad u fiican oo u jaban…

    Waxaad arkaysaa, ninka KONFUR ka yimid oo shaqeeynayaa muddo (10) sacadood oo isku xigta. Halka kan IIDOOR uu rabo in uu shaqeeyo (5) saac oo qudha, oo waliba uu kaa rabo quraac iyo qaad. Shaqaalaha IIDOORKU waxeey rabban in ay shaqada soo galaan 7:00 subaxnimo oo ay ka baxaan 2:00 dhuhurnimo, oo uu rabaa in uu qaadkiisa horey u sii qaato.

    Taas waxaa kaaga darran, shaqo xumo iyo xirfad la’aan joogta oo uusan aqoon u lahayn shaqada uu ku lacag qaadanayo..

    War shaqaalaha KOONFURTA shaqaale loo waa.. Nimankaas tima-jareerka ah, shaqada gacanta waa in loo daayo… Waxeey isku darsadeen shaqo wanaagsan, lacag rakhiis ah, iyo wax soo saar fiican oo shaqada lagu qabanaayo waqti kooban..

    Shaqaalaha IIDOORKA, labo sanno uu rabaa in shaqo bil lagu dhameeyn karo se mushaharkiisu iska socda..

    1999, ayaan waxaan tegay DEKADDA BOSAASO… Waxaan ku arkay kuwo luga la’a oo markab wax ka dejinaya.. Raar dheer ayee u sameesteen, markaas beey isku taxeen, sidee quraanjadii…

    Ninkii Kabtanka ahaa ee Markabka aan ku dhahay, luqada hingiriiska kula sheekaystay:

    I asked him” ” Your crane mounted on the ship is not operative?”
    He replied: ” Yes, it is operative”.
    Then I asked: “Why you don’t want to use it then”.
    He replied: These fucken laborers have rejected to use. I am standing here for 5 days.

    Truly speaking, I was surprised, then I went to the office of the Seaport General Manager. I met his Deputy. I asked why are you keeping this ship for so long time. You have many ships laying off on the sea and waiting for a chance for off-loads. I remember him any ship who comes once, will not come back again to the BOSAASO seaport if not quick action is taken to correct such a bad experience.

    Can you believe it, the Deputy Managers and other senior offices laughed at me.

    ILAAAAHOOW NA BAD BAADI .. WA BILAAHI TAWFIIQ

  5. Xidhibaan wax diidi karaa ma jiro… maxaad u jeedaa ? ma waxaad ood na leedahay Gudabiirsi ayaa ka geesisan oo ka wanaagsan Daaroodka. Daaroodku markii la tarxiilayay Raxanweyn way joogeen waxbana may tarin , Gudubiirsina kaba sii daran iyagaa raxanweynta qab qabanayay oo raafayay. markaa saaxiib beenta iyo munaafaqda iska daa.
    Xaqiiqduna waxay tahay labadooduba waa shicib ay xukunto dawlada Soomaliland oo loo taliyo.

  6. Maaanta waxaan la yaabay, nimankii Raxanweyn ee loo ooyayay ee la lahaa waa masaakiin la dhibaayo oo maxaysato ah Diyaarado ayay ba jeebkooda kiraysteen ileen nimanku meesha way ka taajireen.. Yaaab

  7. Haday buuqaan Gudabiirsigu wax kale uma jeedaan waa wax ha nala siiyo iyo rux raxsho, laakiin xal fudud ayyaa loo hayaa dawladu waxay leedahay gacmo faro badan, waxaa ciidan laga keenayaa Laascaanood Boolis ah guuto RRU ah dhulbahante ah.
    waxaa la dejenyaa Boorama waxaa amar lagu siinayaa haday is dhaq dhaqaajiaan madaxa ka garaaca waliba naagaha ka wasa way kibreen.
    Xusuuuso , laascoonood markii la qabanayay ciidanka qabtay waxaa laga keenay Awdal waxaa soo amray Madaxweyne Riyaaale. markaa shaqady iska fududahay .

  8. Haddan nahay reer Muqdisho arintAn waa tusaale faa’iido leh.
    Waxaa meel laga Mari la’yahay Daarood siiba Mareexaan oo SABABLOOGOOYIN, LAALUUSH iyo MARQAATI BEENEED la wareegaaya oo maxkamadihii JAM ka dhigay,Isaaq baasaboor, Visa iyo shaqo raadis ah iyo Raxanweyn meel kasta buul ka dhistay.

    KULIGIIN BAXA !!
    DIR, DAAROOD IYO DIGIL iyo MIRIFLE llogama baahna Miqdisho

  9. Yuusuf Jaamac.
    Hada ayaad wax fahamteen, soo wada erya dhamaantood, mid yuu ku haran. waa hadaad rabtaan in aad nabad iyo xasilooni heshaan, wax aan dhibaato ahayn idin lama dhex joogaan.

  10. Waar wax aynu ceebownay ma jiraan ee yaan dheg loo dhigin qaylada cadowga Somaliland ee sirtoodii kashifantay.

    Maanta ayaynu fursad u haysannaa inaan dalkeena ka saarno ajnebi la rabo in lagu degaameeyo sidii hore u fashilantay oo lagusoo.daahay masaakiin baan nahay,xoogsato,dawarsi.
    Si naxariis ku jirto uun haloo saaro,laakiin Somaliland dheg u dhigi mayso shacabka nasiibka daran ee Somaliya,kana siman xasadka,dalkeena iyo siyaasiyiintooda tuugta ah ee aan lahayn wax karti hogaamineed ah,xasilin kari waayay dalkoodii,nolol iyo nabad u abuuri kari waayay shacabkooda ee Ku hadaaqi waa lana aqoonsanyahay,wax ay Ku faaiideena muuqan maadaama caqli jirin.
    CUQUBADU HALKII LAGU GALAY CAW KU HURUDDAA.
    SHACBIGA XALAASHA AH EE SOMALILAND NABSI AYAY MAALAYAAN SHALAY DHIBKII SOOMAALI OO IDIL KU HAYSAY EE LAGU BAABI’YAY DHULKOODII,LAGU XASUUQAY SHACABKOODA,BADHNA QAXOONTI NOQDEEN EE XABASHIGA MAGAN GALAY KASOO KABSADE,DHISTE DHULKOODII,DAWLADNIMO TAAM AH KA HIRGELIYE,ILAAHAY KU MANNAYSAY AMNI,BARWAAQO,XASILOONI.
    Maatideenii may mudan ee ogow qudhunka maanta Soomaalinimo kuugusoo dhuuman,mana u qixin Garoowe oo inoogu dhow,walaa soomaali kale,mana ku badbaadeen,kumana hadhsadeen maalin gelinkeed.

    Badoodii waa iibsadeen,dalkoodii mashruuc lacag lagu qaato ayay ka dhigteen wax kasta oo quseeya hadday amni tahay,dastuur,ciidan iwm.

    MUSLINIMI NIMAAN KUGU DHAQAYN MUUMINIMO KHAAS AH GAAL MAXASTA KUU KORIYA OOD MAGANSATAA DHAAMA.
    Kuwii ayaa maanta isukeen soo bihinbihinaya,ka macaashaya dhulkeena iyagoo shacab iyo dawladba diidan dawladnimadeena,harumarkeena.
    Maxaan kugu eexaysanayaa ma anaa waalan markaa????
    Amniga iyo jiritaankeenaba waa u muhiim in dadkan dhulkooda lagu celiyo.

  11. CM

    Bowe, wiilasha KOONFUR GALBEED waad ka hinaasteen, markii ay idiin waseen HABLIHII DURIYADA..

    — DABOOLAYAAL… KHAMRI IYO QAAD WAA MIHIRADIINII..

    ** Iidoor marduuf qaada helay waa majnuun falane
    ** Hilib maraq leh iyo roodhigey miisanahayaan
    ** Macnaha dowladnimo leedahayba uma muraadaane
    ** Caynaanshe meeshii la dhigay haadku malafleeye
    ** Mudafkiisu waa kii dugaag maalin weyn cunaye
    ** Maskaxdiisii waa tii tukaha looga dhigay miile
    ** Nabadbay macaansanahayaan wawse maan li’iye
    ** Wallee ama magaalada Berbera dhiiggu mulacyeeye
    ** Ama sida mawaashiga ratiga mayr lagu saarye

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    • WIIL QRDHO SOO DHAMEYSTIR GABAYGA KHALIIF AAD DHIGAAL UGA DHIGTID BEESAADA SI AY CASHAR UGA BARTAAN WAAYIHII LASOO MARAYE.

      ISAAQ WUXU AHAA WADDANIGA SOOMAALIYEED IYAGA IYO SOMALILANDER,SOOMAALAA SE XUMEYSAY,MAANKA AYUUNA KA JARAY,WUXUNA WADDANI U YAHAY WADDANKIISA SOMALILAND EE YAAN LAGU COLAADIN.
      ==================================
      MAANKA KAA JARAY AMA MAGAC JAB KA BOGO BY: ABWAANKII MUCJIZADA AHAA EE DHIRBAAXO JIN IYO JAWAABTII KHALIIF AUN IYO XAAL SIINTII UMADDA SOOMAALIYEED.

      Nimuu miriray maankii qalbiga mohoraddii nuurta
      Oo masaxan Quraanbaan u marin magane waa yaabe
      Adoo deel micnaha uga waduu miim akhriyayaaye

      Allaa Maaliga buu xuskii muran ka keenaaye
      Marinkaad tustaabuu derbiga madaxa saaraaye
      Magacaaga hadalkii xunee mirir ku reebaaya

      Dib baa looga maagaa intaan uunku kaa maqalle
      Mar hadduu magaalada dhexgalo xaalku kaa murugye
      Allaa Maaligee gabaygi waa kaa maroorsamaye

      Aduunbaa is maax dumiyayoo ceeb u soo mudhaye
      Aduunbaa sirtiinnii mutuxay aad maldahayseene
      Maqashiisay aadmiga inaad maanta jilicdeene

      U miyiri wax badan waanigii maandhow ku lahaaye
      Waanigii maslaxadiinna wadey maalin iyo Leyle
      Musuqmaasuq ruuxii bartaan waano kaa maqalle

      Waydinkii intii madax madow simay majeerteene
      Waydinkii Malyuumaadka ruux sheegtay midhihiiye
      Waydinkii is moodmoodi jirey sida Maraykaane

      Ayaa muruqi aad sheegaysiyo kaa masaxay xoogga
      Durba yaa mataanaha ku jaray kuguna maansooday
      Durba yaa Muwaashiga la raro magane kaa yeelay
      Sidii oori maamuus lahoo joogta milaheeda

      Oo mudanahedii la diley qaylo laga meerye
      Durba muusanaw iyo tollaay xaalku kaa mudaye
      Macaruuf inaad naga heshaan haw malaynina’e
      Waxba hay maslaxan beri horaan maanka kaa jaraye

      Afartaa sidii Mayay onkoday mayska daba miisay
      Miinkaan kaga bilaabiyo miyaan marinki weydaarshey
      Mudanoow Afloow iyo sidii Muxumud maw yeedhshey
      webiyadaan ka soo miisan jirey miig ma kaga keenay
      Miinka kalena waa aniga iyo mihindiskaygiiye

      Macne maleh adduunyada ninkay soori malagtaaye
      Majeerteen haddii aad tihiin maydhe sharaftiiye
      Maamuusna waa kala tagteen maanta dabadeede

      Magtiinuna inay naaqus tahay miinka laga sheegye
      Maaddiinna uunbaa beryahan laysla marayaaye
      Gumeysiga madow iyo markaan Moosko dirirayney

      Markay Warsaw Miiggii cirkiyo keentay Minawaarro
      Marsadii Berbera iyo illaa marinka Haadaamo
      Yaa Maali-jirayeey markay ciiddu murugootey

      Nin waloo mucaaridi markuu dan u muraaqooday
      Waydinkii cadaawii na miray gees la soo maraye
      Waydinkii mashiinnada gubiyo madhixi noo yiille

      Waydinkii masaakiiinta iyo laayey maatada’e
      Asalkiinnu meeshuu ahaa waydinkii maraye
      Waydinkii matuuxsaday wallee meheraddiiniiye

      Seyidkii midhkuu sheegi jirey maanta la ogaaye
      Mabda’ nimaan lahayniyo la barey Maxay-Saleebaane
      Inse maqnaanshihiinnii la tebey haw malaynina’e

      Micne dawladeed iyo qabiil kala mid weeyaane
      Haddaan Diini magantiisa nahay ama Mariixaanba
      Nama midab-gumeystee xaquu noo Mitiriyaaye

      Waxan nahay mataaniyo dad aan kala maqnaanayne
      Mid uunbaa wax maamuli lahaa labada meeloode
      Haddaanse mawd i helin taasi waa mehered ii taalle
      Kuuma muuqatee tiinnanaa muran ka joogaaye

      Murtadkiyo Amxaaraha anaga kabaha noo maydha
      Allaa Maaliga ee waydinkaa mooyahaw tuma’e
      Muslinnimona waa kala tagteen Macatab mooyaane

      Afartaa sidii Mayay onkoday mayska daba miisay
      Miinkaan kaga bilaabiyo miyaan marinki weydaarshey
      Mudanoow Afloow iyo sidii Muxumud maw yeedhshey
      webiyadaan ka soo miisan jirey miig ma kaga keenay
      Miinka kalena waa aniga iyo mihindiskaygiiye

      Macna maleh aduunyada ninkii muran la joogaaye
      Maskax-xumada iyo caydu waa meheraddiiniiye
      Iidoor marduuf qaad ah helay kaa martabad roone

      Intay sharafti maydheen Kufriga uma miciinaane
      Calankii maqnaa iyo Dhulkii Saynka may marine
      Ma martiyin amxaarada siduu yahay Majeerteene

      Moxog diirayaa iyo Hawiye Muufa dubayaaba
      Waa niman masuul qaadi kara magacna kaa roone
      Habar Gidirta Mudug joogta iyo Sacadka aad maagtay

      Murursadiyo Caydhiyo Abgaal mudane weeyaane
      Waa niman halkaas aad marteen maro ka saarnayne
      Waa niman midnimadooda jecel midhaha Soomaale
      Waxba hays marmarin waa dad aan kula masoobayne

      Ugaadeen dhulkiisuu mulkiyey kii malgaad tahay
      Ma ay mooga ceebtaad shalay ugu miciinteene
      Waad mala habowdaye ayaga ma aydun maagteene

      Madfac bayba kula goobayaan meel fog kaa dila’e
      Ninkiise marinka seegaa khalqiga ways miyiriyaaye
      Idinkuna majeerteen shafkaad soo mutuxaysaane

      Wixiinuba macaac kama duwana lala mashquulaaye
      Kuwanaan bahday moodayiyo muranku waa beene
      Ninka Moosko joogaad tahee muusanow kicinne
      Hartinnimadu meeshay ahayd waydinkaan marine

      Afartaa sidii Mayay onkoday mayska daba miisay
      Miinkaan kaga bilaabiyo miyaan marinki weydaarshey
      Mudanoow Afloow iyo sidii Muxumud maw yeedhshey
      webiyadaan ka soo miisan jirey miig ma kaga keenay
      Miinka kalena waa aniga iyo mihindiskaygiiye

      Soomaali waa mide waxaanad meel u kala geynin
      Waxanad magac qabiil iyo hayaay ugula meeraysan
      Waxanad mudanayaalbaa la diley noo maqmaqashiinnin

      Mabda’iina waan wada ognahay aad maldahaysaane
      Macaruuf inaad naga heshaan haw malaynina’e
      Waxba hay maslaxan beri horaan maanka kaa jaraye

      Inkastood colaad maamushood wax is mihiibsiiso
      Inkastood kufriga Moosko iyo Minilik soo raacdo
      Inkastoo hub magac weyn leh iyo miigba lagu siiyo

      Inkastaad magaalada qandala oohin kula meerto
      ma adaa malkada caabudwaaq miig ku tegi doona
      Sow inaan mataanaha ku jari miinka kuma taalo

      More lagu gartiyo midu ku yaal magaca saynkoodu
      Mawluhu ma soo rogin Illeen calan majeerteene
      Nacasnimada maarowdey waa meheradoodiiye

      Waxan mudannay maamuus-darriyo ceebti lagu maydhay
      Qabiiloyinkays madhiyey iyo meydki tira beelay
      Wixii geesi magac wey lahaa dhiiga laga miiray

      Dhulkii deyrka lagu meeriyee laysku mari waayey
      Anaa mahan leh meeshaas ha degin murugadii joogtey
      Masuulkaba ninkii looga dhigay maamulkiyo ciidda

      Meydkii rashiid ee la yidhi Mudug ha loo qaado
      In xabaashi maal loogu gaday cidi ma moogayne
      Nin maqliyo nin meeshaba fadhiyey midhaha soomaali

      Mudaniyo marwaba maalintaa laga madoobaaye
      Intaasaa mataal noogu filan meheraddiinniiye
      Muraadkaa ku toos Awgayoow hay makeekiyine.

  12. Barawaani
    Horta waa kala duwannahay aniga iyo adigu,waxana muuqata inaad kusoo kortay guri laga yaqaano waxaad ka hadlayso.
    Midda kale,miyaanad ogeyn in asalkaaguba Jareer yahay,aysanna jirin waxaad uga faanto,dhammaan Jareertuna yihiin Zanzibariyiintii aad kala qabteen ee xididka ahaydeen waagii Kanadiid,kuna fiday koonfurtana?
    Walaalahaa oo rumaad u garo,markaanu xagiina usoo dirnayna taasuna dareensanayne ogow.
    Bal cibaarada wakhtiga eega Jareerkan midgaanta iyo jareerku iska dhaleen ee raba inuu caayo abdhaha ugu sharafta badan gayiga ee Isaaq & Dhulbahante,una haysta caadad dhulkiisa laga yaqaan in lala wadaago iyo inuu la kaftamo wiil duriyad ah oo faraciisu galo ahlu baytkii rasuulka csw.
    Wallee dhaqan midgaan waad leedahay,mase rabo inaan intaa in ka badan kugu aakhiro seego,caayona xaawalayda Majeerteen saqajaanyohow,hana laguu sheego inaananu is gayin madhibanka iyo jareerta toona.
    Caawa iyo dhawr habeen oo ka horreeyay maaha kaga furate woxoogaagii ay nagasoo tabcadeen camaladiiniiye.
    Barawaanow sheegatay inaad tahay Maama Malyuun,rabtona dubbaha wiil duriyadda ah,laakiin sorry uf baanu Ku nidhi ee naga leexi bahasha
    Kkkkkk

    • @ CM majeerteen waa Niman Harti Daarood ah haybtoodana ka yaqaan ee duriyadu xagay gashaa horta? Waxaan ogaa idinkoo mar Oromo sheegtay, marna Yahuuda ku hungoobay garaca waxaa lagu yaqaan marba qoluu sheegtaa sidaa Iidoor ka, majeerteen markii ingiriisku idin raran jiray sidii awrtii hooyooyinkiina abaahin jiray oo gaala idinka wada dhigay Michael Maryama iyo wax la idiin bixiyay majeerteen boqortooyo calan leh bay ahaayeen oo caalamku ixtiraamo lana xaajoodo. Walahi baydinaan Majeerteen isku dhererin karin idinkoo Iidoor wagaashle ah oo hilbaha sare waxba ku lahayn, siyaasadana majeerteen ayaa idin soo galiyay kolkay ini Cigaal priminister ka dhigeen gabaygii khaliif wuxuu ahaa madaxaaga Taajkaan ku xiray laguugu maamuus year dadka magaca Hartaan kaala meel dhigaye!! Wax jiraba majeerteen ayaa kaa dhigay adigoo gun ahna kusoo qaaday ee taariikhda waydii aabeyaashaa

      • Aamus yaa midgaan.
        Ma jirto meel aad gasho,lamana yaqaan,lamana hayo odaygaad kasoo farcantay taariikhdiisa,waana la ogaa sidaad markaad dareenteen nuxnuxda soomaalida ee asalkiina aad 1983 Sanaag meel kamida qabri ka samayseen aad dadka Ku khaladaan,waxase igu Ballan ah inaan maalin uun dul tago,tusona soomaali inaan cidi Ku jirin,xataa hadaad midgaan bakhtiyay oo idinka ah Ku riddaan waxanu u yeedhi culimada baaha laaha iyo qolfoofku intay jireen,waana hubaa in aad kashifmi doonto.
        Majeerteen iyo nacasnimada intaad la aamusto laba siyaasi oo isbahaysi siyaasadeed samaystay,danohooduna iswaafaqeen waa hore si ay doorashada ugu guuleystaan,wacadna dhigtay inay noqonayaan labada masuul ee dalka u sarrayn doona miyaad ka dhigi in MJ Isaaq abaal u galay?
        Anaaba markay isxasuuqayeen,kala badbaadiyay oo heshiis dhex dhigay.
        Illeen wax masakhan waa sidan oo kale!!!
        Xilalka dalkii soomaaliyeedna ma waxaad u haysataa in Mj lahaayeen,waxna ka bixiyeen?
        Naga aamus badowyohow mulac dabatada ahi.
        Mj waa runtaa oo anagu iskumaba dhererinno ee taa iyaga ka dhaahici inay yihiin jufo yar oo Harti ah,la sinnayn Isaaq oo Daarood u dhigma,ahaa anigu boqortooyadan gaan maayee shufto budhcad ah,gumeystihii talyaaniga u shaqayn jiray,woxoogaa lufluf ahna Ku heli jiray shaqadaas,taariikhdooda gumeysi u adeegidana soomaali hayso,waxyaabaha laga wariyona aad looga yaqyaqsoodo runtii,kadib hubayntii gumeystuhu hubeeyay shuftadaasna boob,karbaash,dhac,dil,Ku shaqaysi Ku hayay dad soomaaliyeed ilaa aan ka dul qaaday.
        Aan Ku weydiiyee Mj markii soomaalidu xorowday maxay ka ahayd koonfur?
        Waxba weeye,labadii dal ee midoobay dhanna anaa taladeeda hayay,dhankaana Hawiye oo nasiib darro aad weligood Ku shaqaysan jirteen idinkoo khiyaamaya,ayna iska fahmayn,balse maanta koob ka dari maysid,waxaan Ku hurran tuuladaad.
        Anigu ninkaa dalka dhan haysta ayaan ahaa,welina ahay ee iska raadso mulucyadaadii.

        • Magac Jab oo ah Jawaabtii Dharbaaxo jin haddaan halkan kuusoo dhigo waad isku xaari adi iyo in badan oo beryahan la wareega Muruuryoodayay ninkii Ku cabaaday ee caayay qabaailka soomaaliyeed isagoo kici isleh,balse soomaalidu u aragtay dawac dulloobay,kanasoo qaylinaya duleedka oo lagu takooray xukun jaayl,wadaniyad la’aan,khiyamo,u adeegid shisheeye.

          Anigu markaa baddaa ma hayn,markaan damcay inaan sharafkayga u dagaalamona ficil baan Ku muujay,dharaar cadna dhulkayga ka diray faqash anoon soomaali ku cabaadin,halka aad adigu iskasoo xarootay oo madax laguu salaaxay,is dhiibidna aad guddoonsatay.
          Muruuryo waa gabay catow,uu abwaankaasi xataa Ku sheegayo inaan Daarood dan ka lahayn dhibkooda,waxna Ku falayn xataa Majeerteenka qaarkood oo uu ficil la’aan Ku caayi,Waroos oo uu leeyahay habartaynu wadaagno xataa ma iigu hiilin weydeen?
          HA ISKU CAYAARIN,TAARIIKHDANA WAX KA BARO IGA WALLAAN CID WAX KUGU FALAYN OO KUUSOO CIIDMAYN MAALINTAY XUNTAAYE.
          Waa dardaarankii adeerkaa Khaliif Shiikh…

  13. @@@@ BARAWAANI,

    Waay kaa muuqataa calaamadaha Faraqa ama garaca ibnu sina Xaaraan lagu dhalay inaad tahay way cadahay,,
    IIDOOR maanta waa reerka ugu sharaf iyo karaamo badan somaali oo dhan, dhan walba,
    Iidoor dalkoodii oo 0/0 ground ah ayay dhisteen weliba inta la qaxiyey oo qaxooti noqdeen ayay mudo yar oo gaaban dalkoodii kusoo noqdeen oo dhisteen oo aamineen,
    Iidoor wuxuu maamuusay oo sharfay dadkiisii oo ay u saneeyeen nolol iyo Amni lagu raaxeysto laguna faano.
    Iidoor wuxuu ka dhigay dhulkooda dhul barwaaqo ah loona soo hayaamo somalida kalena nolol iyo Amniba ka heleen,,
    Iidoor Waxay ka maarmeen soomali umana baahna laakiin somalida ayaa Iidoor ka maarmi weydey waayo? IIDOOR waa maskaxda iyo caqligii dowladinamadii hore hogaanka u hayey haday noqoto Aqoon, Cilmi, karti, daacadnimo, iyo maal,
    Somali raga ugu taajirsan hada iyo waligeedba waa Iidoor,
    Ilaahay wuxuu ka dhaliyey iidoor wada halyeeyo Aan gaban,
    Bal ilmo xaaraanya noo sheeg waxa koonfur yaal waxa loo soo ordo bal noo sheeg?
    Somalida koonfuureed Madax iyo shiciba nolosha way ku qasaareen waxay maareyn kari waayeen inay dalkooda hagaajiyaan nololna abuurtaan, bal dowlad ku sheeg ayaa somalia sheegataa in la ictraafsanyahay maxay ku qabsatey ictraafkaa zoomalia afka looga sheegay, 40 kun ciidan ayaa joogaa iyo kabadan dalkoodii waa lakala boobay iyagoo soo taagtaagan, dowlad shaqaysa oo wax macno leh oo xamar xitaa xukunta kama jirti waayo madaxtooyada ayaaba madaafiic lagu garaacaa kkkkkk,,
    Aminga somalia kama jiro waayo cid u jeeda inay ka shaqayso ayaanba jirin,
    Madax kusheegiinu waa wada tuugo wada maafiyo ah oo naaxayaal ah dhiiga dadkana miirta waayo haday naf leeyihiin dadkooda iyo dalkooda ayay u nixi lahaayeen halaagana ka saari lahaayeen 32 sanadood,,
    Adoonta Amison meesha waxay ku joogaan waa naas qudhan oo aan go’ay lacag bilaasha ayay iska qaataan waayo 15 sano xamar oo kaliya xitaa wax waa ka qaban waayeen waayo qorshahooda maba ah inay wax hagaajiyaan keliya waa ku dul noolow somalia oo dadkeedu noqdeen Xayawaan iska soo fadhiya caqligiina beri hore ka guuray,,

    Anigu dumar ma caayayo somaliland hablaha daarood waa ka buuxaan cayna ma mudna laakiin garac xaaraan oo futada laga xaaray qabiil dhan u caayi mayno Xaasha,,
    Magacana ma lihid dadka leh hakaga xaarin ee u dhigay magacooda reer baraawe waa masaakiin Ma yeedhaan ah,
    Ku kalsoonoow qabiilkaaga dhabayaco munaafaqyahow wacalka ah,
    Nacdale dusha hakaaga timaado yaa ibnu Xaaraan,,

  14. Admin PLtimes Ha gudbinina cayda billaahi calaykum,dadkan indhaha naga wasakhaynayana meesha ka qabta ee caayaya qabaailka,hana u furnaado goluhu gorfeynta siyaasadda keliya,fikir dhiibasho aan turxaan lahayn,kaftan huwan milgo iyo xeerin,dhaqan suubanaan.
    Saqraankan Barawaani meesha ka qabta meeshuu tagoba waa fadareeyaaee isaga iyo ciddii kaleba ee caytamaysa.
    Alle ka cabsada oo ixtiraama webka Odin sharfay iyo atheist at a as baba.

  15. BARAAWIINI King iyo lMubarik Yusuf:-
    Waa kabo homosexual ah,woonomgeving luid,ma aha rag,mana matala karaan beelaha sharafta leh ee Soomaaliyeed.
    Reer biebi Isxaaq waa Soomaali dadka ugo sharafta badan.
    Beelaha kale ee Soomaaliyeed iyana waa la mid,ee cayda iyo geflankeerd ha laga daayo.
    Siyaasada iyo maamulka waa la la isko dhaliil karaa.
    Soomaaliya hal qowmiyad,mar ay noqotaba dhibka way ka bixi .

  16. Haddaanu Irir Samaale nahay wax naga galay ma jirto dhulka Ogaadeen ee NFD wiilna noogama dhimanaayo.

    Haddaanu Irir Samaale nahay waxaan 100% taageersanahay siyaasadda Kiinya iyo Itoobiya ee Geeska Afrika oo ah habka keliyah aan ku wiiqikarno awooda sii bakhtineysa ee Daarood.

    Waxaan halkaan uga digayaa dhalliyarada Irir Samaale in aan wax been lagu abuubulin oo ay gartaan waxa ay danteenu tahay.

    Annagu haddaanu nahay Irirka dega Somaliland waxaan ku guuleysanay in Sool gacanta uga dhigno Daaroodkii degenaa.. Waxaan sidaas si mid ah ka dooneynaa in Irirka degan Mudug ay si rasmi ah ula wareegaan Gobolka Mudug.

    Ka dibna aan u jeesanaa sidii Jubbaland gacanteena dib ugu soo noqonlaheed.

    Allahu Akbar Guul Irir Samaale

  17. Mujaahid
    Irir haduu jiroba Hawiye ayaa xumaynaya,una adeegaya cadowga,markii dacaayad laynugu ayona barbarkiisa k geli,mana jirto muwaafaqo ka dhex jirta IRIR ee dantaada ha Ku seegin bakhti afuufka wax iskaba dhintay ee soomaaliya waa Somaliya qaacidadaas qabso.

    Cadow maanta hadduu innasoo hujuumo walaalka la hubaa waa CIISE,waana walaalkeen inala dhashay,wuxuna innoo fidin gacan caawimo,saanad hub oo aan Ku dagaal galno.
    Hawiye isagii ayaaba loo maleegay siriq abid ah,siduu uga baxaana adagtahay,markaanu damacnay in la caawiyo isna dawladnimadeena aqbalona Ku haya walaalow kala tegi mayno,dhulkiisii madax uga dhigi cadow innaga dhexeeya,khatarna gelin naftiisa iyo teenaba halkuu dhulkiisa u talin laaa marka Irir lahaynee caqliyayso waa la kala dnaystaye.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*