AKHRISO: Sheekh Shariif oo digniin kasoo saaray doorashada Golaha Shacabka, & cabashooyinka jira

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha midowga musharixiinta Sharif Sheekh Axmed, ayaa soo dhaweeyay doorashada Golaha Shacabka BJFS ee ka bilaabatay dalka.

War-saxaafadeed kasoo baxay Sheekh Shariif ayuu walaac uga muujiyay sida ay ku bilaabatay doorashada oo durba cabasho soo baxeen hannaanka loo maamulayo doorashada, isagoo sheegay inay keeni karto muran ka dhaco natiijada doorashada, haddaan la ilaalin daah furnaanta doorashada iyo habraacii lagu heshiiyay.

PUNTLAND TIMES

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*