DAAWO: Boqor Burhaan “Boosaaso dagaal uma baahna, dadkana yaan la qixin, ee wada-hadla”

Boqor Burhaan Boqor Muuse, iyo Isimo kale oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ka digay dagaal u ku dhexmara Boosaaso Ciidammada Daraawiishta Puntland iyo Ciidanka PSF oo hoggaankiisu u diiday xil ka qaadistii uu ku sameeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Boqor Burhaan ayaa sheegay in loo baahan yahay in la joojiyo hadalada saxaafadda la isku marin, iyo qaxinta dadka deegaanka, isagoo ku baaqay wada-hadal.

“Wararka idaacadaha iyo saxaafadda la isku marinayo aan waxba kordhinay inay wax sii fogeeyaan ma ahee, iyagana waxaan leeyahay halaga taxadaro, Boosaaso waa magaalo halbowlo u ah, oo Soomaali oo dhan Hooyo u noqotay, waxaan rajeynaynaa inay abaalkeedu noqon in dhhibaato ka dhacdo”.

PUNTLAND TIMES

10 Comments

  1. Haddii uu boqor yahay muu xal keeno !!

    He’s a King like Michael Jackson was a King.

    No ability, Influence or Power.
    Totally irrelevant !!

    SELF-DECLARED EMPEROR

  2. Bqr burhaan

    Boosaaso waa nabad “LABADA DARAFNA arinta hoos haw dhigaan” talo xun maahan, Somalia waxa ka jiraa waa maamul jifeedyo, waa in looga dambeeyaa oday dhaqameedyada,

    FEDERAL beeleedka halaga dhawro dhibka

  3. qofkii nabad ka shaqeeya meelkasta ha joog xaga Ilaah khayar badan ayuu ka helin nin caqli usaaxiiba dagaal kuma ordo lakiin qof cuqdad qaba lama daweenkaro hadii lagu yiraado dhigu islamku waa xaaraan jawabta ninka xanuunsa oo cuqdada qaba wuxuu noqon RAG CIIL CADAAB KA DOORAY dee ku daata cadaabta. Hal qof ninkii seefgreeya waxay lamid tahay adoo dadk oo dhan noolayay walee caqli ka sugi maayo dhul kulul50 digri nimanka ku xiranaya nigteen,goorarka qabobaha lagu qaato yurub.dhar cadcad xirta madaxda kuwa sheeganaayo talaxuma cilkaween

  4. Boqorku way fiicnaan lahayd inu ka taliyo Santa Puntland iyo dawladnimadeeda,Ina Diyaanona Ku qanciyo inu xilka banneeyo,waxase muuqata inu dhan jiro.
    Dawladnimada Puntland in la dhawro ciddii dhib Ku ahna laga qabto oo oday dhaqameedka sheeganayaa ay Ku dadaalaan arrinkaas,haddii ay xal ka keenayaan ha ka keenaan haddii kale waa lama huraan in tillaabo laga qaado.
    Puntland ma ka bixi kartaa in qof kasta oo xil hayaa Maria xilka laga qaado uu diido inuu xafiika banneeyo,siiba ciidanka oo ah xasaasi oo intu ciidanka goosto oo magaalo difaac ka galo la maslaxeeyo,xilkana loo dhaafo??
    Sidaa Puntland ma Ku jiraysaa?

  5. Deni meel xun bày la maraysaa oo isimadii oo ciil u qabay ka gadaal marku ka baab’ashay doorkoodii Ku macaashka xulista baarlamaanka Puntland,Puntland-na u raray nidaam aanay door Ku yeelanayn,lacagna ka helayn maanta ayay araxda ka jabsheen.
    La xaajood Ina Diyaano,wareegto lahaanee.

    Deni iyo Boqor burhaan waa horay xiriirka kala goosteen,salaana xataa ma wadaagaan.
    Bari,Karkaar,Maakhir + SSC baa muuqata.

  6. Boqor daanyeer marya wayne wuxuusan fahansanayn in Puntland dhaaftay intii ayay yaqaaneen isaga iyo wiilasha uu adeerka u yahay ee ilma diyaano. Wuxuusan ogayn in Puntlan ka gudubtay ciidan caagleyaal ah oo la yiraahdo ciidankii hebel!! , Boqor daanyeer maryabadane wuxuusan ogayn in Puntland loo dhisay ciidan qaran oo ku filan difaaca Puntland, boqor daanyeer burhaan wuxuusan ogayn in Puntland u hogaanka u hayo shaqsi leh hogaamin sare aamisana sharcigu inuu sareeyo. Boqor daanyeer burhaan waxaa u haboon inuu badbaadsado nolosha caruurta uu adeerka u yahay ee ilma diyaano intaan seeftu leefin. Puntland waa dhaaftay inuu boqor daanyeer burhaan garanayay iyo wasgii oday dhaqameed wax la waydiin jiray ee haloosheego boqor daanyeer ka maryabadane iyo caruurtiisa xamuurada marsada.

  7. Kkkkk kkk boqorka waxaan ku ogaa isagoo ka hadla gudniinka iyo kintir ka hablaha goormuu sare uga kacay. Puntland waxay leedahay dowlad ku filan amniga iyo kala damaynta cidna looga haybaysanmaayo khalkhal gelinta amniga Puntland waa ognahay kuwa dabadhilif ka u ah ini Farmaajo ee beenta loo soo sheegay gacan bir ah ayaana lagu qaban. Boqor burhaan isaga iyo ilma diyaano waxay u adeegaan cadowga Puntland ee Villa wardhiigley waana xaqiiq sidaa daraadeed waa in tilaabo laga qaadaa ciqaab adagna la marsiiyaa.

  8. Deni inuusan waxba ahayn waxaad ka arki kadhaa Isimmkisa xataa gacan kuma hayo,heshiisna maaha.
    Kaas miyaa Somaliya madaxweyne ka noqon kadha?
    Xataa Majeerteen iyo Haarti baa oran isimoaagii iyo Qardho meel Ku sheeg boowe.
    Farmaajo ayaa igala baxay kuye.
    Ilmo Diyaano kaga saameen badan Bari,Karkaar iyo Puntland Deni.
    Laf dhuun gashay ayuu u arkay,wuxuna damcay inu iska hot leexsho maxaase ka qabsaday?
    Isbahqysigii Jebiy iyo Asad ayaa dhiiga Ku kadiyey.

  9. Asc Wr Wb Dhibaatada Puntland maanta taagan waa sida soo socota:
    1. Deni waxaa habaaray Isimada Puntland, Familkisa, mana mathalo Beesha Csmaan Maxamuud.
    Deni Naasa weyne waa dulaal ushaqeeya Faroole Famly doorashadiina Puntland wuu xaday aaranjaan ayaa uxaday.
    2. Den waa tuug xaday xoolihii Puntland kana dhistey Guryo narobi, Dubai galiyeyna Kiro.
    3. deni Waxaa uu guryo uga gaday caruurtiisa hargeyxa xataa caruurtiisa udegan, ninka sda ma eyen n Puntland madaxweyne ka dhigata.
    4. Deni waa jaajuus uadeega Somaliland xataa shacabk SSC ayuu ujabiyey walaalihii dhulbahante.
    5. Deni hadduu dagaal ka kicya Puntland, waxaan oran laha xabad halloga saaro Puntland.
    Shacabka Puntland maanta abaar, sicr barar oo heysa ayuu dagaal galyey habartii Deniya ahaha weyn oo kale yaan loo dooran mar dambe shacabka sharafta leh ee Puntland.

  10. puntland halkaas waxaa soo gaarsiiye waa isimada karaamo ayeey mudanyihi wiligood iskama horyimaadan belo kama taliyaan dadka ayee isusoo dhoweeyan xumanta iyo dhaqnka xumada la diriran in lacaayo ismada ma haboona waxaan inka baryaaya qofkii xasqaba bisnka ha qabsado shedaanka ha iskanaaro weesa la’aan xaska ha u tegin waxaa dhaleeysa ilama khayr qaba dhiiga neceb dadka caayin.Dadka ku booriya dhukooda dhiig inaan lagu daadin

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*