DEG-DEG+AKHRISO: Guddiga Doorashooyinka FEIT oo hakiyay doorashada kursiga Jawaari loo diiday, & go’aanka

Guddiga Doorashooyinka heer Federaalka ayaa waraaq ay soo saareen ku hakiyay doorashada kursiga #HOP103, ee uu ku fadhiyay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka BJFS Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, kaddib markii laga hor istaagay inuu si daah furan ugu tartamo kursigaas.

Jawaari oo maalmo kahor kasoo noqday magaalada Baydhao, ayaa sheegay in Madaxweynaha Koonfur Galbeed uu ka hor istaagay tartanka doorashada kursigan, isagoona intaas ku daray “Baydhabo ma taalo gogol nin gob ah oo uu wax ka doonto iyo oday”.

PUNTLAND TIMES

1 Comment

  1. Waa la hakiyay nacnaheedu waa waxba kuuma yaalo hada kkkk shaxdaan horey ayaa loogu heshiiyay Linda maamul gobaleed iyo madaxweynaha dalka ee adiga ma xishooneysid miyaa waxaad u sacabtuntay sidii doorashada goboleedyada aqalka sare ku soo dhamaatay rag adiga oo kale ayaa doorasho laga reebay hadana sidii midgaantii uma qeylyin oo waxay muujiyeen bisayl siyaasadeed ee waxaad TAHAY oday aaqir cumri tusbax qaado.oo illaah u towbadkeen

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*