DEG-DEG+AKHRISO: Midowga Musharixiinta oo afka furtay “Ma aqbaleyno doorasho boob ah”

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay in aysan aqbali doonin doorashooyinka deegaanada qaar ee lagu bilaabay boob qaawan oo la isu awood sheegtay, laguna tuntay habraacyadii doorashada, taasoo halis gelineysa xasiloonida dalka iyo jiritaanka dowladnimada.

War-saxaafadeed kasoo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa maalmahan leh shirar dhexdooda, sidoo kale ay kulan la yeelanayaan Ra’iisul Wasaare Rooble iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo Beesha Caalamka.

PUNTLAND TIMES

1 Comment

  1. Midow Musharaxiin ma ahan waa Midowga Mooryaanta Qaawan iyo Tuugada u adeega Cadowga Shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladnimada Soomaaliya.
    Doorasho ma doonayaan waa xaqiiqada dhabta ah 100%, waxa kaliya ee maskaxdooda ku jira waa sidee ku abuurnaa Qalqal iyo Amni daro islamarkaana u carqaladeynaa Doorashada waa intaas kaliya waana Mashruuc loogu tagalay in Dowladda Soomaaliya lagu Burburiyo taasna waxaa gadaal ka riixaya Dowlado Cadow ku ah Dowladnimada Soomaaliya iyo jiritaanka Shacabka Soomaaliyeed sida Kenya, Emirates, Jebouti iyo kuwo kaleba waxaayna isticmaalaan Horgalayaal Dabadhilifiin iyo Jaajuusiin u ah waana kuwa sheegta Midowga Mooryaanta Qaawan + Deni-Aaranjaan+ Axmed Kenyatta Aabbaha Kooxda UGUS.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*