DEG-DEG+AKHRISO: PSF oo afka furatay “Ka amar qaadan mayno cadowgii shalay”

War-saxaafadeed kasoo baxay Taliska Hay’adda Ciidanka PSF ayaa looga cowday fara-gelin iyo hagar daamooyin ay sheegeen in muddo dheer laga hayay, iyagoo sheegay in arrimo siyaasadeed loo bedalay hoggaankoodii.

PSF ayaa sheegtay in la dul dhigay ciidammadii jiidaha dagaalka ay ku wada jireen, lana wada dagaalamayeen Argagixisadda. Waxaana sidoo kale ay sheegeen in aysan ka amar qaadan doonin wax ay ugu yeereen cadowgii ay shalay dalka ka difaacayeen.

PUNTLAND TIMES

14 Comments

  1. BIL SADDEX!

    Hargaysa illaa Kismaanyo, oo ay villadu ugu weyntahay, waxa isku dirayaa waa hoggaan xumi & nidaam xumi & shacab xumi. Sidaa daraadeed, waxanu waa maxsuulka ay dhaleen 3 daa aan kor ku xusay & qaar kaloo badan.

    Gunaanadkii, nidaamka aynu isku xukunno waa in wax laga beddelaa, haddii kale ardaa waliba tuuladeeda 5 calan haka taagato.

    • Horaa loo yiri xasidku haduu cagaarshow ju dhaco dadka dhan waxuu u qaata wada jiran yihiin
      Hargeysa Maxaa keenay awoow
      Airport ka iyo dekedaha u jeeday dadkaas marayaan
      30 sano somali hees ilaa gees jamuuriyada barakaysan bay ju daydaaan
      Garowe ilaa kismaayo na Qabiil walba hubkiisa zuu buu haystaa hadana maanul isu haysto
      Dadkaaas ama aan jeclaano ama aan nacno dowlo iyo nidaam kala danbayn eh waa Qabaaaaan

  2. Ciidankani waxa ay wadaan waa fowdo. qorshahan waa mid abaabulan. Ciidan ka amarqaadan la maxadweynihii dalka , waa wax cajiib ah. wayna cadahay in gacmo shisheeye ku jiro. Hadii maanta la badali kariwaayo sarkaalkan sidee baa bari kuwo kale oo badali karaa. Waxaam waa dal iyo sharci dumis

  3. Asc Adeer yaal doqon nimada iska daaya oo caqliga ha shaqeeyo saciid deni waa madaxweene lkn suaasha meesha taal waa PSF yee hoos takaan ma dawlad isku sheeka puntland mise taliska mereenkanka ee africom yaa qalabeeya yaa mushaarkooda bixiya ma puntland mise taliska africom su aashaas is weediiya

  4. PSF 20 SANO BAY GALGALA DHAAFI WAAYEEN, IYAGA AYAABA ALSHAAB TAAGEERA OO KA DHIGTAY MASHRUUC. BAL EEG IMIKA GAALKACYO CIIDANKA POLICE GOBOLKA MUDUG BAA KU FILAN , WAX KA DHACANA MA JIRO. WAAD OGAYDEEN MAALIN CAD BAA LA SOO WEERARAY XABSIGII BOOSAASO, MAXAA LOO WEETATI WAAYEY KII GAALKACYO. ADEER NIMANKAN IYAAAGABA SHAVAAB IYO DAACISH AH, MEELAHA AY JOOGAAN WAA MEELAHA UGU NABADGALIYADA XUN, HALA BAABIYO, CIIDANKA DAEAAWIISHTA BAA KU FILAN

  5. Marka hore ba ogaaada mashtuucan lacag baa la isaga cunayay
    Daacish ayagoo u jeeda xabad kumaysan ridayn
    Waa hore la soo afjari lahaa
    Puntland siyasada waa dhamaysay
    Waa mashruucii budhcad badeedka hahahahaha
    Hadana beesha caalamka lacagta looga cunayay ciidan budhcad badeedka la dagaalama

  6. PFS Bari ayay ka xoreyn kari waayeen argagixisada oo ayba soon weydaarteen oo xabsigii qabsadeen,maxay markaa ilaashaan?
    Mudug sida loo cirib tiray ayaa Tamar xumada Pfs Ku filan.

  7. Warsangaligii Badhan joogayna hadeeray Ku ruqaansadeen bosaaso

    Copyland waa u dhamataay….no more copy!🤷🏻🤷🏻🤷🏻

    • Adeer aniga jamhuuriyadda barakeysan ah CADOWNA IYO XUMANA UMA QABNO MAJEERTENIA PUNTLAND ee xishood hadday soo daayaan waxa nooga gudban yihiin dee s SOMALILAND nabad iyo badhaadhe ma ahateen xaqiiq

  8. PSF, BLACK WATER iyo WAGNER waa had’ado Calooshood u shaqeysteyaal ah oo fuliya danaha cidda sameeysay:

    Waxba uusan idin sirin in uu midabkoodu Soomaali yahay. Soomaaliya maanta Waxaa jooga, ciidamo badan oo aay Mareeykan, Ingiriis iyo Emirates leeyihiin oo aay Soomaalidu moodaa in aay wiilasha yihiin, laakiin dano kale meesha u joogo!

    Waxaayna kala yihiin. (Ciidanka badda Puntland) Emirates. (PSF iyo Alfa) Mareeykan. (RRU) Ingiriis, Hargeeysa iyo Baaydhabo.

    Ma jiro nin Madaxweyne sheeganaya oo Soomaali ah oo ciidankani amar siin karo, isagoon, marka hore la xeriirin mulkiilayaasha dhabta ah!!!!

    That is fact whether one likes it to hear or not!!!!

  9. labadan mataana ah galan iyo daani ayaa puntlandii loogu dowgalay inay burburiyaan say ugu faraxsanyihin dagaalka psf mataan Deni baa yiri islamo eedooyin iiah qardha jooga ayaa raba in saxii madxweenah ishortaa.EEDOOYINKU waxay la mid noqdeen UMUSALAMA dhiig iyo naceeyb ka hotagaayaan. Asxaabtii markay ka gadooden heshiishkii xudeeybiya diideena inay xiirtaan hadyigana qalaan.Markaas umu SALAMA tiri NEBI ALLOW adigu bilow qowraca hadyiga iyo xirashadaba markay arkeen Nebigii xirtay ayay isheen waayeen xolihi qaleen xirteen

  10. Hadalkaagu micno maleh iskuulka jaahilnimo ama cayda jooji. FAKARKAAGA oo saliim ah ka hadal dee .. umusalama rc umu muminii baad fun iyo qosol u soo qaadatay CAJIIB

Comments are closed.