SAWIRRO: Markabkii ugu horeeyay oo kusoo xirtay Dekedda Garacad

Markabkii ugu horeeyay ee sida shixnad qalab ah ayaa saaka kusoo xirtay Dekedda cusub ee Garacad ee gobalka Mudug. Shixnada uu sido Markabkan ayaa ah qalabkii lagu dhameystiri lahaa Dekedda Garacad.

Wasiirka, Xildhibaano, iyo Ganacsato ayaa soo dhaweeyay Markabkan, iyadoo la bilaabay in laga dajiyo qalabka saarnaa Dekedda.

PUNTLAND TIMES 

5 Comments

  1. SALAAMU CALEEKUM

    BYE BYE BYE REER BARRI… Xaasidnimadiina halkaas la fadhiya. BOSAASO waxeey noqon doontaa guri bisado gaajaysan ay deggi doonaan, markii dadkii cumari jiray ay ka haajireen..

    DEKADDA GARACAD dadka dhistay waxeey maaga ka gashay markii la dilay mulkiilaha KAYDKA BAASIINKA ee AIRBOORKA BOSAASO.. Waxaa dilay ninkaas maalgashiga sameeyey niman reer bari ah..

    DEKADDA BOSAASO waxeey ka dhaqaaqi weeyday reer Bari, oo aan waxna qabsan karin, sida wiilasha reer MUDUG.. Waxna loo qaban karin oo xaasidnimo iyo xin ay ka soo horeeyso.

    Yaa waaye reer Bari?

    Reer bari, waxaa weeye:

    __ CALI SALEEBAAN
    — DISHIISHLEE
    — UGAAR SALEEBAAN
    — CALI JIBRAAHIIL
    — SEKHWAAROON
    — ISMAACIIL SALEEBAAN

    Waa dad mad-madoow, oo sida ay u madoob yiheen, qalbigoodo madoow yahay. Waa dad ka dhacay nolosha aduunka.. Maalaayiin, iyo maalaayiin iyaga oo hasta beey hadana qaajo uga dhimanayaa.. iyaga oo ku lebisan macawis qudhuntay iyo shaati qudhmay iyo dacay suuliyaasha oo kabo u ah.

    Dammaan reer PUNTLAND waxaan ugu bishaaraynayaa in BOSAASO laga guudhayo… Dad aan la hadlay, waxeey ii sheegeen in guryaha qiimahoodo hoos u dhacay in ka badan 50%.

    REER BARI, waxaan leeyahay, habaar idin ku dhac, oo xaasidnimadiina gundihiina ha fadhiisato..

    REER MUDUG waxaan leeyahay, ILAAHEEY ha idin garab galo. Gob baa tiheen waxna disha , waxna noolaysaa, oo xaasidnimo ka dheer tahay.

    REER MUDUG waxaan ku bogaadinayaa in aad isku tashateen, oo wax qabsateen, ee halkaas ka see wada..

    Waxaan hubaa, dhagax shamiitada laga sameeyo, in laga helo karo MUDUG, marka, masnac cimid noogu dara mashaariicda aad wadaan.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

    REPLY

  2. masha ALLAH guul ALLAHA ween ha inisiiyo dagaaliyo abaar Allah ha inika badbaadiyo.Hubka ama silaax muslimku layahay waa duco.Wixii horomar wada haloo duceeyo insaa Allah Bosaso deeqa waa dhismin laba dekedood mataana’ah oo iskaashada bay noqon bi’idniaah.Berbera sida loo dhisay aad baa ugu farxaa ALLAHAYO khayrka usiyaadi waa dad ilbaxa maalkashiga ajaanibka yaqaan reer barigo mayaqaan maalgashiga
    .Hadii daag ka dhaco bosaso daarah,maxjarka iyo dekeda burburan markaas waa laga guurin ILAAHAYOW dagaalka ka bad baadi bosaso deeqa amin amin amin.Daniyow dumarkii
    puntland waa ku abhiyeen tusale Faroole u soo qaateeni drashadii ka noqday laakiin nin ayaa ku dhintay waxaa loogu aaray nin enginee. waxaan maqlijiray mj dumar caqli badan bay leeyihiin walahay arinkaasu waa cadaan anigu waxaan ku masalay UMUSALAMA kala dhex kashay Nebigii iyo asxaabti.Kim Jong-un madax.Nord Koreeya waa nin buuran caman waaway madax yar aderkiis baala taliyee arinkii buu dhibsaday wuxu amar adeerkiis inlooaxiro eeyo laqadiyay todobo beri digtatoriyadu dhibtaas ayay leedahay dinteeno waxay leedahay tashaawuru hadaad shireey saan meel qaboow ku shira.ILAAHOW DANI waa jeclnahay wixii khayr ku hanuni wixii shara dhiig horseedaya Ilaahow ka leexi

  3. masha ALLAH guul ALLAHA ween ha inisiiyo dagaaliyo abaar Allah ha inika badbaadiyo.Hubka ama silaax muslimku layahay waa duco.Wixii horomar wada haloo duceeyo insaa Allah Bosaso deeqa waa dhismin laba dekedood mataana’ah oo iskaashada bay noqon bi’idnilaah.Berbera sida loo dhisay aad baa ugu farxaa ALLAHAYO khayrka usiyaadi waa dad ilbaxa maalkashiga ajaanibka yaqaan reer barigo mayaqaan maalgashiga
    .Hadii daagaal ka dhaco bosaso daarah,maxjarka iyo dekeda burburan markaas waa laga guurin ILAAHAYOW dagaalka ka bad baadi bosaso deeqa amin amin amin.Daniyow dumarkii
    puntland waa ku abhiyeen tusale Faroole u soo qaateeni doorashadii rabay waaka noqday
    laakiin nin ayaa ku dhintay waxaa loogu aaray nin enginee. waxaan maqlijiray mj dumar caqli badan bay leeyihiin walahay arinkaasu waa cadaan anigu waxaan ku masalay UMUSALAMA kala dhex kashay Nebigii iyo asxaabti.Kim Jong-un madax.Nord Koreeya waa nin buuran caman waaway madax yar aderkiis baala taliyee arinkii buu dhibsaday wuxu amar adeerkiis inlooaxiro eeyo laqadiyay todobo beri digtatoriyadu dhibtaas ayay leedahay dinteeno waxay leedahay tashaawuru hadaad shireey saan meel qaboow ku shira.ILAAHOW DANI waa jeclnahay wixii khayr ku hanuni wixii shara dhiig horseedaya Ilaahow ka leexi

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*