UPDATE: Markabkii ugu horeeyay oo berri ku xiran Dekedda Garacad, Muxuu sidaa?

Markabkii ugu horeeyay oo sida shixnad qalab ah ayaa lagu wadaa inuu maalinta berrito oo Axad ah uu kusoo xirto Dekedda cusub ee Garacad ee gobalka Mudug.

Shixnada uu sido Markabka ayaa ah, qalabkii lagu dhameystiri lahaa Dekedda Garacad, oo dhismaheedu meel gaba-gabo ah uu marayo. Wafti ka socda Puntland iyo ganacsato fara-badan ayaa gaaray maanta Garacad si ay uga qeybgelaan munaasabadda soo xirashada Markabka.

Dekedda Garacad oo dhismaheedu uu soo bilowday sanadkii 2018-kii, ayaa dhowaan la dhameystiray Jambigeeda 1-aad, waxaana hada si habsami leh u socda dhismaha jambiga labaad, iyadoo la filayo in bilaha soo socda lasoo gaba-gabeeyo.

Dhismaha Dekedda ayaa ah mashruuca ugu weyn ee ka socda guud ahaan Soomaaliya, waxaana dhaqaalaha ku baxay iska leh ganacsato Soomaaliyeed oo u badan Reer Puntland. Dekedda Garacad ayaana noqonaysa Dekeddii labaad ee Puntland, iyo Dekedda 5 ee Soomaaliya.

PUNTLAND TIMES

2 Comments

  1. SALAAMU CALEEKUM

    BYE BYE BYE REER BARRI… Xaasidnimadiina halkaas la fadhiya. BOSAASO waxeey noqon doontaa guri bisado gaajaysan ay deggi doonaan, markii dadkii cumari jiray ay ka haajireen..

    DEKADDA GARACAD dadka dhistay waxeey maaga ka gashay markii la dilay mulkiilaha KAYDKA BAASIINKA ee AIRBOORKA BOSAASO.. Waxaa dilay ninkaas maalgashiga sameeyey niman reer bari ah..

    DEKADDA BOSAASO waxeey ka dhaqaaqi weeyday reer Bari, oo aan waxna qabsan karin, sida wiilasha reer MUDUG.. Waxna loo qaban karin oo xaasidnimo iyo xin ay ka soo horeeyso.

    Yaa waaye reer Bari?

    Reer bari, waxaa weeye:

    __ CALI SALEEBAAN
    — DISHIISHLEE
    — UGAAR SALEEBAAN
    — CALI JIBRAAHIIL
    — SEKHWAAROON
    — ISMAACIIL SALEEBAAN

    Waa dad mad-madoow, oo sida ay u madoob yiheen, qalbigoodo madoow yahay. Waa dad ka dhacay nolosha aduunka.. Maalaayiin, iyo maalaayiin iyaga oo hasta beey hadana qaajo uga dhimanayaa.. iyaga oo ku lebisan macawis qudhuntay iyo shaati qudhmay iyo dacay suuliyaasha oo kabo u ah.

    Dammaan reer PUNTLAND waxaan ugu bishaaraynayaa in BOSAASO laga guudhayo… Dad aan la hadlay, waxeey ii sheegeen in guryaha qiimahoodo hoos u dhacay in ka badan 50%.

    REER BARI, waxaan leeyahay, habaar idin ku dhac, oo xaasidnimadiina gundihiina ha fadhiisato..

    REER MUDUG waxaan leeyahay, ILAAHEEY ha idin garab galo. Gob baa tiheen waxna disha , waxna noolaysaa, oo xaasidnimo ka dheer tahay.

    REER MUDUG waxaan ku bogaadinayaa in aad isku tashateen, oo wax qabsateen, ee halkaas ka see wada..

    Waxaan hubaa, dhagax shamiitada laga sameeyo, in laga helo karo MUDUG, marka, masnac cimid noogu dara mashaariicda aad wadaan.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*