WAR DEG DEG AH: Qarax culus oo ka dhacay Muqdisho, dhimashada iyo dhaawaca

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax xooggan uu goor-dhaweyd ka dhacay agagaarka Isgoyska Tarabuun ee degmada Hodan.

Qaraxan oo ah mid laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada Muqdisho, ayaa sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah, wallow aan la ogeyn inta uu gaarsiisan yahay.

Gurmadka dadka ku waxyeeloobay qaraxa ayaa socda, waxaana jira dhismayaal badan oo qaraxa ku dumay.

WIXII KASOO KORDHA KALA SOCO PUNTLAND TIMES

PUNTLAND TIMES

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*