Wararkii ugu danbeeyay ee xiisada DENI iyo PSF, Ciidanka gaaray goobaha dagaalka & go’aanka

Ciidammo katirsan Daraawiishta Puntland ayaa gaaray jiidaha dagaalka gobalka Bari, kaddib markii shalay faarujiyeen Ciidanka Amniga Puntland ee PSF oo ka gadoodsan Isbedelka uu Madaxweyne Siciid Deni ku sameeyay hoggaankii Hay’adda.

Ciidammada oo wata gaadiid dagaal oo aad u badan ayaa saldhigyo ka sameystay buuraleyda Galgala iyo Sugurre, oo ahaa goobihii ay sida gaarka ah uga soo baxeen Ciidanka PSF.

Madaxweynaha Puntland ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Hay’adda PSF Puntland Maxamuud Cismaan Diyaano, oo qoyskoodu tan iyo Aas-aaskii ciidammadan ay maamulayeen, isaga oo u magacaabay Aamiin Xaaji Khayr.

Balse, qoraal lagu baahiyay barta Facebook ee Ciidanka PSF ayaa looga horyimid xil ka qaadista Madaxweynaha, taas oo sababtay xiisad, iyadoo Siciid Deni uu ciidammo fara-badan geeyay duleedka magaalada Boosaaso iyo gudaheeda.

PUNTLAND TIMES

6 Comments

  1. Deni uusbuur waalagA nacey puntland waakaa looga soo adkaadey qardho ufeyn
    Deni waa tuig ushaqeeua somaliland to faroole. Deni uusbuiroow kii reer puntland kunaco ku sheeg waa ina farmaajo. War orodoo odayga quxuubka ah ee muuse bixi iska dhici. Lacagtii soomali ee puntland laga isticmaali k
    Jirey Deni ayaa dollar kuqasbay masaaliintii in dollar wax kugataan mana awoodaan. Deni is finished today.

  2. ALI DAMEEROW CALOOSHA DENI MA WALAASHA BA KAGA SOO Warantay dee ..anigoo nin isaaqa baa bosaso dagan puntland way Ku bulaashay said deni xaqiiq. Farmaajo gedo SOMALILAND WAX WALBA WUU U SAXIIXAA LAKIIN JUBALAND PUNTLAND OO TOLKIISA WAY IS NACEEN.. XATAA DHULBAHANTE DHULKOODII BUU KA AAMUSAY .. LAKIIN DEE PUNTLAND CIDNA UMA BAAHNA EE ADIGU ISKA GUULWADEE ..

  3. Ina qooraa adiga marna sheego yuhuud marna dheh boqorada england dhalney.waryaa igala hortaga futadaada jilcan
    War deni anagaaa dooranay waana nacney bal adiga nagu qasab waxay aheyd in lagasoo tarxiilo noosaso maadaama isaaqa tuuga yohiin war maxaad usoo tarxiishay raxanweynta hadxdaa. Soomalo tahay yuhuud yahoow.

    Sayid Mohamed abdule Hassan allaha unaxariistee meeshaAd ku aragto British men nin isaaq baa daba taagan

  4. Puntland dowlad bay leedahay loo doortay iyadana dalka masuul ka ah, ciyaalka xamuurada marsada ee ilma diyaano ee u haysta hay ada PSF in aabahood uga dhintay l laga yeelimaayo dabadhilifnimada ini Farmaajo gacan bir ah ayaana lagu qaban.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*