DAAWO: Maxay ka wada-hadleen Muuse Biixi iyo Sasfiirada Midowga Yurub & Sweden?

Madaxweynaha Somaliland Muse Bihi Abdi ayaa kulamo gaar gaar ah kula qaatay Madaxtooyadda Hargeysa Safiirada Midowga Yurub Amb. Tiina Intelmann iyo Sweden Amb. Per Lindgarde, oo gaaray magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.

Kulamada ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka Somaliland kala dhexeeya Midowga Yurub iyo Sweden, Doorashooyinka iyo dardar-gelinta mashaariicda hormarineed ee ay ka fuliyaan Somaliland.

PUNTLAND TIMES

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*