Taliska Ciidammada socdaalka iyo xaduudaha Somaliland ayaa maanta kusoo bandhigay magaaladda Hargeysa saddex nin oo u dhashay dalka Nigeria, kuwaas oo ku sameynayay gudaha Hargeysa Lacagta doollar Mareykanka oo been abuur ah.
Gen. Maxamed Cismaan Caalim, Taliyaha Ciidanka laanta socdaalka Somaliland oo saxaafadda kula hadlay Hargeysa ayaa sheegay in nimanka ay qabteen, iyagoo sameynaya lacagta been abuurka ah, si khalkhal u galiyaan dhaqaalaha Somaliland.
PUNTLAND TIMES
Waad lasoo habsaanteen warka waqti hore ayaa tuugtan la qabtay hada waa maxkamadii iyo denbigii ay gakeen oo dhakada lagaga dhufto Xukun adag,
Somaliland waa usoo jeeda hadh iyo habeen Cadowgeeda in gacan bir ah lagu qabto min BUR’AAN, SANAAG BARI ilaa Loowyacado xuduudaha jamhuuriyada Barakeysan somaliland,,guuleysta Ciidamada Qaranka somaliland ee coadowga somaliland meelwalba ku hortaagan diyaarkana u ah in dhirbaaxo kulul lagu dhufto wixii kusoo gardarooda xuduudaha somaliland oo dhan,,
Sxb adigaa waxoogaa dagdagsan. Kiiskani kii hore maaha waa.mid jadiid ah oo cusub
War niman yahow raga iska daaya ha shaqeystaane hadii kale aqoonsiga ayey jiq iniikaga dhigin
WELLDONE
HAYADDAHA NABADGALYADA
way ku mahadsanyihiin ajaanibta nabada iyo horumarka dhibaya iyo dambiile oodhan gacan bir ah halagu qabto.