DEG-DEG+AKHRISO: Madaxweynaha Somaliland oo xil ka qaadis iyo magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii gobalka Sanaag, isagoona u magacaabay Guddoomiyaha cusub ee gobalka Axmed Cabdi Muuse Warsame.

Wareegtada kasoo baxday Madaxweyne Biixi ayaan lagu sheegin sababta xilka looga qaaday Guddoomiyihii gobalka Sanaag Maxamed Cilmi  Xuseen.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA MADAXWEYNAHA SOMALILAND.

PUNTLAND TIMES

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*