AKHIRSO: Madaxweynaha Mareykanka oo Wiil Soomaali ah xil sare u magacaabay

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden Xamse Warfaa oo ah wiil Soomaaliyeed u magacaabay inuu noqdo la-taliye sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibedda Mareykanka.

Xamse Warfaa ayaa hadda ahaa guddoomiye ku-xigeenka waaxda shaqaaleynta iyo horumarinta dhaqaalaha (DEED) ee gobolka Minnesota. Wiilkaan Soomaaliyeed ayaa hadda kadib kaalin weyn ka cayaari doona hor-marinta shaqada diblomaasiyadeed ee wasaaradda arrimaha dibedda Mareykanka.

Xamse waxa uu noqonayaa Soomaaligii ugu darajada sareeyey ee Madaxweyne Mareykan ah uu xil u magacaabo. 17-ka bishaan Janaayo ayaa la shaaciyey in Xamse uu ka tegayo shaqadii hore ee guddoomiye ku-xigeenka waaxda DEED.

“Anigoo isku diyaarinaya inaan matalo dhammaan shacabka Mareykanka, waxaan ku faraxsanahay saaxiibada, shaqo-wadaagta iyo qoyska taageerada iigu muujiyey shaqadeyda dadweyne,” ayuu Xamse ku yiei qoraal ay baahisay waaxda DEED ee gobolka Minnesota.

Haatan Xamse waxuu si gaar ah ugu biirayaa xafiiska dadweynaha, Qaxootiga iyo Socdaalka ee wasaaradda arrimaha dibedda oo shaqadiisa ay tahay ilaalinta barakacayaasha. xafiiskan ayaa sidoo kale ka caawiya Madaxweynaha Mareykanka go’aan ka gaaridda tirada qaxootiga imanaya Mareykanka sanad kasta.

PUNTLAND TIMES 

14 Comments

  1. CONGRATULATION, CONGRATULATION, CONGRATULATION BROTHER HAMZE

    All Somali youth are required to do the same efforts that made Brother Hamze catch such high nominations.

    My Brother, we are proud of you. I wish you the best of luck in your future endeavor.

    I can read his face, he is either DAROOD or ISAQ Tribe. HAWIYE youth have no such criteria and ambition. They are busy with robbery, rapping, and killing innocent people. He looks like a DULBAHANTE or HABAR JECLO.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    مبروك ، مبروك ، مبروك الأخ حمزة

    كل الشباب الصومالي مطالب بالقيام بنفس الجهود التي جعلت الأخ حمزة ينال مثل هذه الترشيحات العالية.

    أخي ، نحن فخورون بك. أتمنى لك كل التوفيق في مسعاك المستقبلي.

    أستطيع أن أقرأ وجهه ، فهو إما دارود أو قبيلة اسحاق. شباب هاوي ليس لديهم مثل هذه المعايير والطموح. إنهم مشغولون بالسرقة ونصب الراب وقتل الأبرياء. إنه يشبه DULBAHANTE أو HABAR JECLO.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  2. Dad badan oo halkaan soo gala waxay ku waasheen Hawiye. Qofka marka uusan isku kalsoonayn wuxuu had iyo jeer ku jiraa challenge Aan dhamaad lahayn !

    Hada aniga lama yaabani miskiin kan Baraawiini ee Wacalka ah ee ah Aabe laawe laakiin kuwa kalaa jira oo asaga ka liita oo Ina gumeedya Ah una badan Qabiilada minority Daarood ee ciilanayaasha aan Awoodin in sidii raga lagu yiqiin u hadlaan.

    You can never challenge Hawiye in terms of population,Business,Education,Democracy, Bravery,Loyalty,Skillfully, Militarily,Dynasties,Hard Working society,Leadership, Hates Dictators,Hates Amhara Lovers and so on.

    • Ina gumeed qalbiga ku duloobay adaa ah! Adeer maxaa darood oo qowmiyad dhan ah afkaaga ugeeyay!
      Daarood wuxuu galo iyo wuxuu gudo waa layaqanaa cidi wax kaa waydiin mayso.

  3. @@@Ustaad A.Arar,

    Gacal ismawaayo oo anigu kolley wanaaggii iyo ixtiraamkii iyo tolnimadii aan kuu qabay weli waa halkoodii.

    @@@Mujahid SNM,

    Waxaa uu Rasuulku (SCW) ina faray in ruuxii wanaag kuumuujiya – qawl iyo ficilba – looga mahadiyo (Laa Yashkurullaaha Man Laa Yashkurunnaas). Waan kaa guddoomay in aad ii damqatay (‘yaan lagu cawryin’ kkk) saaxiib. Sidaas oo ay tahayna, aniga iyo ustaadka belo nama dhextaallo inshaa’Allaah.

    @@@ Qardafui,

    Ina-adeer, adigana waan kaa guddoomay farriintii aad bog hore iigu dhaaftay oo waxaanan kaa leeyahay adigaa mudan sharaftaas iyo qaddarintaas 100%. Markasta oo aan jawaab kaa lasoo daahona waxaa u sabab ah in waqtiyadeennu isdhaafanyihiin oo aan hawada kamaqanahay, amase aanan arkin.

    @@@HILLAAC,

    Saaxiib, adigana dabcan dhowr goor ayaynu hawada iskujiirnay, walow aad adigu markasta ‘gacanqaadka’ ku horreysay oo aniguna iska kaa difaacayay. Wixii aad iga tabanayso raalligelin buuxda ayaan kaasiiyay.

    Dhammaantiinna, CAFFIS IYO MASAAMAX ayaan idin leeyahay oo idinkuna iscafiya kulligiin. Noloshu waxay ku quruxbadantahay in wanaag iyo isxurmeyn lagu wadaago. Naftuna meel ma jirto e Ilaahay xiqdiga iyo xumaanta qalbiga daxaleeya ha inaga Xafido.

  4. @@@Ustaad Awlal

    Ustaad waa ku salaamay. Markaan Lillaahi u hadlo, marna qalbigayga kuma soo dhicin inaan aragtidaada riddiyo, haddii aan sidaa damacsanahayna si cad ayaan u sheegi lahaa. In la kala aragti duwanaadana waa wax caadi ah iyo dabeecadda bani’aadamka. Anigu waxaan isha ku hayey kuwa taageera Labo-jawaanley (Somaliland) oo markii ay fursad ka helaan Puntland, kula soo qamaama naqdin liidata.

    Arrinka ninkii la qisaasay, sida laga yaabo inaad maqashay, waxgaradkii reer Burtinle oo beelaha oo dhan ka kooban ayaa ballanqaaday inay bixiyaan magta ninkii la dilay oo laablaaban intii ehelkiisu codsadaan, si aan loo qisaasin marxuum Sahal Xasan
    , sidaas ayaana lagu heshiiyey oo lagu kalatagay. Nasiibdarro, rag ka tirsan jufada ninkii markii hore dhintay ayaa saqda dhexe kadib kala baxay Sahal Xasan saldhigga boliiska kadibna toogtay. Waan filayey in reer Burtinle sidaa u fakerayaan laakiin waxaa kaalintoodii gabay maamulka iyo boliiska Burtinle. Ma aha markii ugu horreeysay ee jirri hubeysan la baxaan nin dambiile ah, waana arrin u baahan in dowladda Puntland wax ka qabato. Xal waxaa noqon kara in boliiska iyo daraawiishta Puntland aanay ka hawlgalin degaannada ay kasoo jeedaan oo degaanno kale la geeyo isla markaana la sameeyo ciidan mar walba heegan ah si ay ugu gurmadaan haddii ciidanka ammaanka iyo saldhigyadooda khatar la galiyo.

    Ugu dambeyn, waxaan usoo jeedinayaa waxgaradka reer Burtinle in magtii laga bixin lahaa ninkii la dilay la siiyo si khaas ah agoontii uu ka tagay marxuum Sahal Xasan.

  5. @@@A,Arar,
    Munaafaq kobaad halkan waa adiga ka kugu xigaana waa Munaafaqa Xaaraanta iyo boolida Lagu soo koriyey XADE XAARWEYNE, waxaa tihiin laba wajilayaal munaafaqiin ah,
    Marka aad leedahay Duriyada ma caayo beenawaas ayaa tahay Qaayin ah ma adigaa nafisaba adiga iyo Eeygaa Boolida lagu soo koriyey Idinkoo Caytaminba oo duriyada Xalasha ah Aflagaadeyn maba nafistaan ilaa caytantaan,,
    Dhalintayada Duriyada barakeysani Waxaan si adag u difaacnaa Dowlada Barakaysan ee somaliland wax intaa dhaafsiisana masoo qorno uma soo galno munaafaqd iyo been iyo xigdi sida adiga oo kale,
    Waar hadii somaliland la difaaco maaha in xumaanta somalida kale in loo jeedo,
    Somaliland waa qadiyad adag halgan adagna loosoo maray wax nacnac iyo nin Ciil hayo sidaada oo kale wax ka qaadi karo maaha,
    Somaliland qabiilo badan baa degan horena u deganaa waxaadse adiga kala fadheysataa qabiilada somaliland dega oo aad is leedahay isku dir iyo naxli iyo munaafaqad kala dhexdhig,, ma is weydiisey bal waxa kaaga shan iyo tobana maxaase ka fiideysaa hadey is laayeen bal munaafaqad intaa leeg Eega Yaab oo hadana Yaab,,
    Adeer dhalinta Isaaq waxa keliya ay ku tufaan marka ay arkaan aflagaado iyo been qayaxan taas ayayna si adag uga jawaabaan laakiin bal u fiirso marnaba iyagu ma bilaabaan keliya waxay ku jiraan is difaacid,,
    Shalay waxaad soo qoreysey adigoo kala fadhateysanaya isaaq dhexdooda adigoo qaarna Aflagaadeynayey qaarna Iska dhigeysey nin u nasteexaynaya Waxaasaa munaafaq la yidhaa,
    Isaaq iyagaa danahooda kaa taqaan xumaanta iyo qoigan dabka leh aad la wareegayso Buulkaaga Ku qaba munaafaqyahow,,
    Puglijn eeg foolxumadeeda intaadan cidkaleba waxba ka sheegin dulmiga iyo boobka iyo ku tumashada belaha yaryar meesha lagu ciilaa waa Puglijn,,
    Bal dib u raac wixii aad ku sameyseen Laangaabyada Warsengali, mayd maxaa u danbeeyey shalay miskiinkaa xaqdarada lagu toogtay weliba jeelka lagala baxay oo weliba inankiisii hadlayo oo leeyahay waa la cafiyey aabahay,,
    Adeer waran kugu soo noqon doona lama rido,
    Waan farxaa marka aan adiga iyo moocaaga arko inaynaan dal iyo dadtoona wadaagin waayo Damiir iyo dadnimo midna idinkama muuqato sida aad tihiin Dalkiina ayay ka muuqataa sida uu u dayacan yahay, Waana noocaaga kuwa rajada laga sugayey last 35year,, talo iyo tusaale iyo udamqasho waxa kaaga baahan dalkaaga wadhan Haaduna dul tuban tahay talo iyo tacab halkaas baa laydinkaga baahan yahay waa hadaad inyar damiira leedihiin intaad dad iyo dal tashaday xigdi iyo xaasidnimo la daba taagan tihiin,,
    Kulahaa ma Aflagaado talow ma hindi buu wax u sheegayaa kkk

    • @@@ barre,
      Waa munaafaqa kale halkan soo gala,
      Waxa ku dhacay cudur la yidhaahdo Iidoor,
      Bal u fiirsada ninkaas Marwalba uu wax soo malmaluuqo waxa uu soo geliyaa iidoor,,
      Walaahay iidoor Rag badan buu ciilay
      Inagumeed inagumeed dhalay waaye iyo wax guri xun kusoo koray,
      Beryahsan wuxu ku waashay hargeysa iyo burco xabashi ha qaadato,
      Oo haday xabashi dhul bilaasha qaadaneysi sowtan ilaa Vila hawiye dhex hurdo last 13 years ee ilaa Kismaayo joogaan waxay doonana ka sameeyaan dhulkaas iyagaaba iska mammoths bal taa muxuu uga hadli waayey intiu dal dalkoodii isku duba ritay,
      Munaafaq halkaa ka barooro yaa ehulu Naar
      Iidoor dalkiisa qori caaridii buu ku xoraystay ilaa iminkana waa u diyaar in wixii soo hujiuma qori futada laga geliyo kaalay ku dhuus adigu nedelyahow,,

  6. @@@Ustaad A.Arar,

    Marxabban ustaad. Sidii aan horeba idiin kacodsaday, wallaahi waan soodhoweynayaa oo aniga ayaaba u baahan in aydin dhammaantiin iga saxdaan wixii aan qalday iyo meesha aan kuqaldanahayba.

    ‘Feedback’-gga aan baan ujecelahay saraaxatan, waayo macsuum ma ahi oo in aan dadka kale wax ka kororsadana aad baan uxiiseeyaa. Doodaha dhammaantood igu raddiya waayo in la isasaxo waa waajib diini ah.

    @@@Runsheege,

    Saaxiib xaaladda deji oo yaanay caradu kula sidban. Kolley inta aan ka xusuusto jaalkeen Arar Isaaqa caay iyo aflgaaddeyn toos ah uma geysan, wuxuu kula kaftamaa xifaaltan Soomaalida dhexdeeda caadi ka ah.

    Soomaalida waxay ibtilo ka haysataa fahamka iyo kala garashada higillada waxsheegga qaybahooda kala duwan iyo istilaaxaadka maan ahaan loohu legdamo. Una fiirso sida aydin qudhiinnu haweenka Majeerteen ugu digataan oo inbadan kansalaysa waxa aydin tabanaysaan.

    Calaa-kullin, war ha la iscafiyo oo rag sidooda doodaha isqaddarin iyo isxurmeyn hilfaha ha la iskugu qaado – dhammaanteen. Soomaalidu waa xidid iyo xigaal aan waxba kala ahayn.

  7. DUCAALE KAAHIYE

    Aarhee maxaan dhibay. Ani waxaan arkay aan ka hadlay.. from 1991 up to now, HAWIYE main job is: rapping, robbing and killing.

    My friend, history talks itself. This is what I had and is seeing every day.

    Bax waryaa reerkeena soo hanuuni, oo hadii aad muslim tiheen, sida muslimka u dhaqma. oo sida diinta islaamka inafarayso oo dhaqma..

    TUUUUUUUUUUUUUUGO.. BILILIQO XALAAL KA DHIGTAY

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    • Ugu horeyn waxaan hambalyo u dirayaa ninka walaalkeen ah ee ay usoo hoyatay shaqada sare ee mareykanka. Saxiib Alle ha ku garab galo.

      Awlal

      Ina adeer waad ku mahadsantay jawaabtaada. Rag badan oo bogaan soo booqda waxay u haystaan in meesha a jidho halgan laysku cirib tirayo oo eraygii meesha lagusoo qoro waxuu ku noqdaa uur ku taalo.

      Araar

      Aad iyo aad ayaad ugu mahasantahay xogta iyo xaqiiqada dhabta ah ee aad nala wadaagtay.

      Reer puntland khaasatan reer Burtinle wey sameeyeen oo kasoo baxeen dhaqnkii suubanaa ee awoowayaashood lagu yaqaaney.

      Nimankii wareersanaa ee dhalinyarada ahaa ayaa saqdhexe daba maray duubkii dalku lahaa.

      Qoraaladaydii hore waxay ka taahayeen walwal iyo walbahaar iyo cabsi ku saleysan nabsi umadayda soo wajahda. Walwalkaas iyo cabsidaas oo uu gundhig u ahaa in dadkaygii ka guuren gobonimadii awoowayaashood lagu yaqaaney.

      Aad baad ugu mahadsantahay in aad nala wadaagtay xogta ah in waxgaradkii ay ku mashquulsanaayeen mag aruurinta laga bixin lahaa marxuum Sahal Xasan maadaama aysan bahdiisu meesha ku badneyn oo awood dhaqaale iyo mid cududeed aysan ku lahayn dagmada burtinle.

      Gobanimadii dadka iyo dalka lagu yaqaaney waa la ayiday oo la sharfay inkasto ayaan daro dhacday oo dayac aan la filanahayn dartiis uu marxuumkaasu ku baxay.

      Waxkasta waxay ku dhacaan Alle dartiis lakiin gobanimadii waa laga dhabeeyey.

      Sidaad ku dhawaaqday waa muqadas in magtii awal la aruuniyey oo marar-jibaaran lasiiyo ubadkii uu odaygu ka tagey.

      Waana kugu raacsanay oo hubaal u ahay in beelaha la hayb sooco ay sharaf iyo qadarin ku dhex leeyihiin oo ku dex noolyihiin gayiga puntland oo ay umada puntland kala siman yihiin xaquuq kasta ee aadanimo.

      Takoorida guurka ah… oo ah dhaqan soo jireen ah ee aan daliil lahayn ayaa wali jira. Kaasna waxaan rajeyn in uu iskiis u ilka waayo mustaqbalka.

  8. Soomaaliyeey haddaad nabad dooneysaan iyo uu dalkiina xasilo. Haddaad rabtaa in Shabaab dismantle lagu suubsho.. Haddaad jeceshihiin in Soomaaliya laga dhigo Barwaaqo sooran .. Waa in aad la imaataan labo qodob oo kala ah :

    1-in gobolada waqooyi galbeed oo hadda iidoorka ula baxeen somaliland lagu daro Federaalka Itoobiya maadaama Gaalo iyo Muslim sidaas qorsheynayaan.

    2-We need New Somalia maadaama ay fashilantey the so called Greater Somalia.

    Labadaas arrin haddaad suubisaan qurbaha waad ka soo laabeyneysaan, dalkiina baa idin anfacayo waxaad heleysaan degenaansho iyo horumar.

    • Barre,
      Ibnu sina guri xun agu dhalay Gondahaaga ayay maanta hoostaal waxaan aad saadilanayso xabashi adigay ku gumaystaan waqtigan baynu joogno Vila Hawiye ayay dhex joogaan koonfur inta badan way haystaan iyagana kiu ciidana, madaxweyne ku sheega vila hawiye ku oodan dhabta amxarka ayuu ku fadhiyaa waana kii marba meel lala tegeyay sidii gabadh yar oo lala tegay,, ma hadal baa kuu yaal waayo adoonsi baad ku jirtaa 2022 adigoo nool oo soo taagan ayaa dalkaagii shisheeye iska maamushaa sida kubada marba dhinac loo laadaa,
      Somaliland dadkii xoreyey waa joogaan waana kuwaa ilaashanaya,,alaylehe hadii dhul iyo dad cidi bilaash ku qaadaneyso maanta cid adiga kaaga liidatada ma jirto waayo waxaad tahay hilib wadhan oo haadu ka dheregtay,
      Masayrka iyo xinka naagaha lagu yaqaan waana waxa aad ugu walacday Somaliland maadama ay Uf idin yidhaahdeen noocaaga oo kale,
      Munaafaq iska walaaqo xaarkaaga ciil iyo catawna ha kaa dhamaado sidaasaadna ku god geleysaa adigoo cuqdadeysan ciilan oo dulaysan yaa Munaafaq Ibnu xaaraan,,

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*