AKHRISO: Dacwad laga gudbiyay kursiga HOP#166 oo doorashadiisu ka dhacday Garoowe

Xafiiska Difaacaha xaquuqul Aadanaha Puntland, ayaa u gudbiyay Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashooyinka dalka, cabashada Bashiir Warsame Maxamed, oo kamid ahaa musharrixiintii kursiga summadiisu tahay HOP#166.

Waraaq kasoo baxday Xafiiska Difaacaha xaquuqul aadanaha Puntland, ayaa lagu sheegay in kursiga HOP#166 oo doorashadiisu dhacday 22, bishan Janaayo (sabtidii), uuna ku guuleystay Gen. Axmed Taajir, si baalmarsan habraacyada doorashada looga hor istaagay Bashiir Warsame, xaquuqdiisii muwaadin, ee ay in la dooran karo, waxna uu dooran karo.

Sidoo kale, Difaacaha xaquuqul Aadanaha Puntland ayaa ugu baaqay GXKHDD in looga baahan yahay inay si wanaagsan u gutaan waajibaadka saaran,

PUNTLAND TIMES

4 Comments

    • π™Šπ™Š π˜Ώπ˜Όπ˜Ώπ™†π˜Όπ™‰π™„ π™ˆπ˜Ό π™’π˜Όπ™“π˜Όπ™” π™’π˜Όπ™“ π™†π˜Ό π™Žπ™π™‚π˜Όπ™”π˜Όπ˜Όπ™‰ π™π™Šπ™Šπ˜½π™‡π™€ 𝙃𝙄𝙄 π™ƒπ™π˜½π™†π˜Ό π™‡π˜Όπ™‚π˜Ό π˜Ώπ™ƒπ™„π™‚π˜Όπ™” π™ˆπ™„π™Žπ˜Όπ™‰π˜Ό π™ˆπ˜Όπ˜Όπ™ˆπ™π™‡ π™‚π™Šπ˜½π˜Όπ™‡π™€π™€π˜Ώ π™”π˜Όπ˜Ώπ™π™‰π˜Ό π™‚π™€π™€π˜Ώ 𝙆𝙐 𝙓𝙄𝙍𝙏𝙀𝙀𝙉 𝙀𝙀 π™”π˜Όπ˜Όπ˜½π˜Όπ™‰ π™Šπ™Š π˜Όπ™π™†π™„π™„ 𝘽𝘼𝘼 π™…π™π™π™Œπ˜Ώπ˜Ό π™‚π˜Όπ˜½π˜Όπ™” . π™’π˜Όπ™“π˜½π˜Ό π™„π˜Ώπ™„π™‰ π™Œπ˜Όπ˜½π˜Όπ™‰ π™†π˜Όπ™π™„ π™ˆπ˜Όπ˜Όπ™”π™€π™€ π™”π˜Όπ˜Όπ™‰ π˜Ώπ˜Όπ˜Ύπ˜Όπ™π™Šπ™Šπ™‰, 𝙀𝙀 π™“π™„π™Žπ˜½π™„π™‚π˜Ό π™‰π˜Όπ˜½π˜Όπ˜Ώ π™„π™”π™Š π™‰π™Šπ™‡π™Šπ™‡ 𝙀𝙀 π™π˜Όπ™π™ˆπ˜Όπ˜Όπ™…π™Š π˜Όπ™ˆπ˜Ό π˜Ώπ™€π™‰π™„ π™ˆπ™„π˜Ώ π™†π™Šπ™Šπ˜Ώ π™ƒπ˜Όπ˜Ώπ˜Όπ˜Όπ˜Ώπ˜Όπ™‰ π˜Όπ™ƒπ™€π™”π™‰ π™„π™Žπ™†π˜Ό π˜Όπ˜Όπ™ˆπ™.

  1. mandho meel fariiso generaalku kaa khibrad badan waana nin halyeeya dad iyo dalba wax traaya ninkii afar sano qaata yuu soo noqon

  2. Guddiga GXKHDD, haddii aysan magac u yaal ahayn, waa iney ku dhawaaqaan in mar labaad la qabto doorasho haddii ay xaqiiqa noqoto caddaymaha dacwadan ku xusan.
    Waa arrinta labaade, waa in la caddeeyaa cidda ka mas’uulka ah xad-gudubkaas aadka u weyn iyo waxa ay u cuskadeen xeer ahaan ama sharci ahaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*