BREAKING: Qarax culus oo ka dhacay Muqdisho, & khasaaraha

Qarax culus ayaa goor-dhaweyd ka dhacay wadada 21 October, ee magaalada Muqdisho ee caasimadda. Jugta qaraxa ayaa laga maqlay qeybo badan oo kamid ah Muqdisho.

Qaraxa oo la sheegay inuu ahaa gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa, ayaa lala eegtay gaadiid ay leedahay Qaramada Midoobey.

Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah, ayaa ka dhashay qaraxa, Ciidanka Amniga iyo gaadiidka gurmadka deg-deg ah ayaa goobta qaraxu ka dhacay.

PUNTLAND TIMES 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*