BREAKING: Qarax ka dhacay Boosaaso, & dhamashada

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in qarax sababay dhimasho iyo dhaawac, uu ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Boosaaso.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa miino, waxaana goobta uu ka dhacay, oo aheyd maqaaxi ku sugnaa askar kamid ahaa ciidammada Puntland iyo dad shacab ah.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ku dhintay hal ruux, dhowr kalena ay ku dhaawacmeen.

Wixii kasoo kordha kala soco PUNTLAND TIMES

PUNTLAND TIMES

3 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*