DAAWO: C/raxmaan C/shakuur “Farmaajo marka uu culeys la kulmo wuu is daad raaciyaa”

Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuu yahay shaqsi aan la aamini karin, oo isbedel badan.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlayay khudbadii uu xalay jeediyay Madaxweynaha DFS ayaa xusay in khudbadaasi ay lamid aheydkii kuwii hore ee uu jeedin jiray marka cadaadis gudaha ama dibedda ah uu heysto, si uu isku daad raaciyo.

PUNTLAND TIMES 

5 Comments

  1. Midkaan dheer aqli xumaa oo muxuu moodaayay farmaajo sidii ciyaal durbaankii aad u garaacdaan in uu idiin ciyaarayo kkkk EE FARMAAJO WUXUU IDDIIN DHIGAY CASHAR SIYAASADEED OO BILAW AH, SOO NOQOSHAADIISA XIGANA WAA IN AAD KA FAA IDEYSATAAN 4 SANO KALE IYO MACALINIMO , WAXAA LAYAAB KU NOQDAY MUCAARADKII SUGAAYAY KAARTO DAGAAL WAXAA LOO SHIDAY WACDI, WAANO, IYO HORUMAR KKKKK EE SHIDANAABA SHIDAN KKKKK 9 daqiiqo ayaa lagu soo koobay danta dalka dadka iyo mustaqbalka somalia. Ee adigu c.shakuur warxume tan iyo markii aad soo gashay faqaaraha siyaasada waxaad sheegtay oo umada wax utaray ma, aragtay oo aan ka aheyn ninkaan wuu xaaray ninkaan wuu kaadshay ninkaan kursiga qaranka keligii ayaa ku fadhiya ninkaas waddankayne unukaa leh oo nagu maamulayaa kkkk ee talo aan ku siyee kitaabkii allah aad soo xoortay habaarkii ku haya ee illaah u noqo . Wabilaahi towfiiq.

  2. Doorasho qabsoomaysaa ma jirto sababtuna waa maamulada oo raba in dhaqaale caalamku Ku bixiyo qabashada doorashada,gacantana u gasho maamulada ilaa inta dhaqaalahaas caalamku diiday ay helayaanna doorasho bilaabi maayaan,sidaas darteed madaxweynuhu wuu iska fadhin kursiga wax eed ahna ma Ku yeelanayo arrinta maadaama fashilkeeda maamulada iyo Rooble qaadayaan.
    Doorshada lacag malaayiin ah ayaa laga sameeyaa,inta la helaayona waxba ma soconayaan.
    Lacagtii Imaaraatka ayaa ugu dhaweyd oo loo qaybin lahaa midowga murashaxiinta iyo Deni iyo Madoobe,taasna waxay dhinac u ridi lahayd natiijada doorashada,waxana guuleysan lahaa garabkaas,balse waxa is hortaagay arrinkaa Madaxweyne Farmaajo.
    Ilaa qolana lacagtii malaayiinta ahayd ee ay Ku iibsan jireen codka xildhibaanada,ergada,kunasoo saaran jireen xildhibaanada,qolana lacagtii ay qaadan jireen waxba bilowbmi maayaan.
    Ilaa hadda rajada ugu weyn Farmaajo ayaa leh.
    Beesada Imaaraadka asagaa gacanta Ku hayo.

  3. ADIGU WAXAAD HADASHEE MA WAXAAD NAGA IIBINEYSAA ANIGA I AAMINA ASAGA FARMAAJO YAAN LA AAMININ, (NIN MASEYRAY HAYA WAX WALBO KA FILO )

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*