DEG-DEG+AKHRISO: Madaxweyne Deni oo magacaabay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyadda Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 15-ka January 2022, kuna saabsan magacaabid Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo aragnimadiisa Ciidanimo

Markuu la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa G/sare Cabdinaasir Maxamed Muuse (Shaati) oo loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada.

*Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

DHAMMAAD

PUNTLAND TIMES

3 Comments

  1. Daniel dhuusaweyne,wax kala beddel iyo wax isku shaandheyn badanaa!!markuu Muuuqdisho kasoo laabto waxbuu shaandheeyaa,markuu Imaraad kasoo laabto waxbuu sii kala shaandheeyaa,Nairobi markuu ka Soo laabto Boosaaso ayuu madaafiic ku shaandheeyaa,Zinjibaar markuu ka Soo laabto murashaxiinta Hawiye iyo mucaaradka ayuu isku shaandheeyaa oo kala shaandheeyaa,Daniel waa mashiinkii cajiinka Eeddo Kutubey oo qof ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*