Sarkaal kamid ah Ciidanka Puntland oo lagu dilay bartamaha Boosaaso

Kooxda dabley ah oo aan la garaneyn heybtooda ayaa ku dilay bartamaha magaalada Boosaaso ee caasimadda ganacsiga Puntland, sarkaal sare oo kamid ah Ciidanka Puntland.

Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Captan. Barkhad Maxamed Jaamac (Gaduudane), oo horay u soo noqday Taliyaha Kantaroolka weyn ee magaalada Boosaaso.

Ciidammada Amniga Puntland ayaa gaaray goobta dilku ka dhacay Boosaaso, iyagoo wada baaris. Balse ma jiro ilaa hada wax war ah oo kasoo baxay laamaha Ammaanka Puntland.

PUNTLAND TIMES 

13 Comments

  1. SALAAMU ALEEKUM

    This action is absolutely unacceptable. The security of BOSAASO must be fortified. The BOSAASO population shall have to take responsibility for the security of BOSAASO.

    No one can accept to hear every day that our sons and our heroes are slaughtered in the center and public areas on a white day.

    All the people must wake up and we can not endure such wrongdoings by the smugglers. BOQOR BURHAN must face the legal courts. He is not a king. He is a traitor, liar, cheater and killer. BOQOR BURHAN is the MUUSE SUUDI of PUNTLAND. BOQOR BURHAN is sucking the blood of innocent PUNTLANDERS.

    PRESIDENT DENNI, you have to resign or maintain the security of PUNTLAND. No mercy in the security of PUNTLAND. Thousand of loved ones had been killed for the sake PUNTLAND. If you can not maintain the security, then resign right now.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  2. JUBBALANDER

    Adi ma AXADO baa tahay, hadba shaati noo soo qaata? Mase waxaad tahay, kuwii lagu gumeeyey JUBBALAND ee ILKAYAR??..

    Saaxiiboow, raali ahoow, awal baanu weynay meel aanno ka galno AXADO…

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. SALAAMU CALEEKUM

    Walee wiilashaas KABLALAX wiilal u waayey… Raganimo u daa wiilasha KABLALAX DAAROOD…

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  4. BARAAWANI KING:

    Jubalander baa ku yiri intii aan ku dhihi lahaa! Ma kula tahay in uu Sade iyo Kablalax isku diri karo, laga roone reer ABAARSO-LAND ah?! Kkk

    • Xade waa tuug wax xada, tuugada shaqo ayey noqotay lagu faano from 1991,
      waa xaaraam yahan, waa Sabtii Sade, habarta odayga wax loo saar, gobta reer SH Isaxaq baa wax loo saaray, waa ku faraxsanahay, qofkii ku xasdaa waa ku risiqay, dadaalka waa sii wadaynaa, khiyaali been abuur ah iyo Abaarso ku warwareeg,
      taariikhda Somalida waa is taqaan dibad iyo gudo. Dhaqankooduna waa kala muuqdaa

  5. Ciidamada Gorgor oo ku wajahan Bosaaso maalmaha soo socda..

    Waxaa ciidamada Qaran ee Gorgor ku soo dhoweynaya Madhaarka Bander Qaasim ee Bosaaso taliyaha PSF Jeneraal Maxamud Diyaana..

    Ishii buktaay ku bikaarso , wey ka xorowdey Puntland from the gains of my mother fuckers of Mohamud Saleban.

  6. Baraawani King
    I totally agree with you Puntland meeshii ka neefsanaysay ayaa la galay, yaaba Garowe, Galkacyo iyo xeebaha badda cas iyo badweynta India raba.
    Deni hawl culus ayaa u taal, he have to resign or power of authority.
    A.A XADE u dabci waa nin colaad Puntland qabin.
    Jubbalander waa daanyeer cadaawad ku jirto..
    Don’t worry hanqaraarac lug uma dhutiyo….. Bossaso will privale because she is mamma of Puntland, who want see his mothet to death?? Wiilasheedii miyey wada dhinteen? Kkkkkkk
    Sarkaalka alle ha u Naxariisto, Samir iyo iimaan, his family

  7. Allah yaa arxamu ayaa ugu ducayn sarkaal ay dileen kaafiriintu. Alle samir iyo iimaan haka siiyo ehilkiis dhow iyo kiisa fog iyo dhamaan reer puntland. Ciidamada puntland waa in ay bilaabaan aargoosi oo u aaraan walaalkooda oo boqol kaafir u dilaan dartiis. Meeshaad ku dishaan kufriga ku aasa. Nooooo maxkamad waayo ma istaahilaan maxkamadeyn.

    Barawani king

    Sida uu yiri Land of Punt ayaan ana kaa codsan in aad khafiifisid weerarada aad ku hageysid AA.XADA. saxiibkeen waa tol waana rugcadaa wax badan og. ragu weey isku dhacaan laakiin bahasha ha fogeyn.

  8. Kufrigu waa kan inkiray jiritaanka Alle iyo maalinka qiyaame. Hadii uu xaataa afka ku cadeysan inkirida iyo kufrinimada waxuu illaahiisi abuurtay ku inkiray ficilkiisa. Waxuu ficilkiisa ku beeniyey maalinka qiyaame. Waxna ugama duwana ka afka ku inkiray illaahiisii abuurtay. Marka uu wax dilayo waxuu qirayaa in aakhiro iyo maxkamad Alle jirin. Waana sababta uu ku mutaystay kufrinimada.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*