SAWIRRO: Wasiir uu magacaabay Madaxweyne Deni oo la dhaariyay

Maxkamadda Sare ee Puntland ayaa maanta dhaarisay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Dekeddaha iyo Gaadiidka Badda Puntland Axmed Yaasiin Saalax, oo uu dhowaan magacaabay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Munaasabadda dhaarinta Wasiirka cusub ee Dekeddaha Puntland ayaa waxaa goobjoog ahaa Madaxweyne Siciid Deni

Madaxweynaha ayaa Wasiirka cusub ee Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda alle uga baryay in uu u fududeeyo xilka, wuxuuna kula dardaarmay in uu sida ugu wanaagsan u guto waajibaadka loo igmaday.

PUNTLAND TIMESΒ 

1 Comment

  1. 𝐖𝐀𝐑 πŒπ€πƒπ€π—πƒπ€π€π π‡πŽπ‘π„π˜ π€π˜π€π˜ 𝐔 π‡π€π˜π’π€π“π€π˜ π€πƒπ”π”ππ˜πŽ 𝐁𝐄𝐄𝐋 𝐄𝐄 π˜π€π€π π‹πŽπŽπ†π” πƒπ€π‘πˆπ
    π€ππˆπ‘πŽ 𝐁𝐄𝐄𝐋 𝐃𝐇𝐀𝐀𝐑𝐓𝐀 πŠπ€ πƒπ€π€π˜π€ !!!

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*