UPDATE: Howlgallo ka socda Garoowe, & dad loo qabtay dil xalay dhacay

Ciidanka Booliska Puntland ayaa howlgallo ay sameeyeen magaalada Garoowe kusoo qabtay 4 qof oo loo heysto dilkii AUN Cabdikaafi Cabdixamiid Warsame, oo xalay lagu dilay caasimadda Puntland.

War kasoo baxay Taliska Qeybta Booliiska gobalka Nugaal, ayaa lagu sheegay in howlgalka Booliska oo kaashanaya Sirdoonka Puntland lagu soo qabtay eedeysane Cabdikaafi Ibraahim Aadan, iyo saddex dumar ah, oo ku wehlinayay eedeysanaha dilka.

“Ciidamada Booliska Oo Kashanaya Kuwa Sirdoonka Ayaa Xalay Marka Uu Falkaasi Dhacay Waxay Gudaha Magalada Ka Sameyeen Howlgalo Lagu Baadi Goobayo Dadkii Ka Danbeyay Dilka Marxuumka Oo Xiliga Goobta Ka Baxsaday.”

“Baritaan dheer Ka Dib Waxaa Ciidamada Alle U Fududeyay Inay Gacanta Ku Soo Dhigaan Eedeysane Cabdikaafi Ibraahim Aadan Iyo 3 Dumara Oo Eedeysanaha Ku Wehelinayay Dilka Marxuumka.”

Taliyaha Qeybta Booliiska gobalka Nugaal G/Sare Xuseen Cali Maxamuud, ayaa u mahadceliyay Ciidanka Booliska, sirdoonka iyo bulshada gacanta ka geysatay soo qabashada dadka dilka ka dambeeyay, waxaana uu sheegay in cid kasta oo fal geysatay aysan ka baxsan doonin Cadaaladda.

PUNTLAND TIMES 

5 Comments

  1. daraaga,khamriga iyo fasahaad ayaa carigii ILaahay ka batay cagtii joog sanwayda marbay ceeb lakulanta yaa isgaaray soo idinko muslima qurun meherad kama dhigan soo dhiiga muslim boholyo kuu ma hayso ku bishaareesta abaar daba dheeraata,silc iyo saxariir dado dumarku inay fidnowalyaal yihiin waa ogtihiin.War hooy,hooy hooy khamri,mandooriye iyo dumar fitankooda ka fogaada war qofkii qof dila ha loo dilo Ilaah ayaa yiri nolol ayaa iniku sugnaan

  2. Waar meeshii puglijn sowtan waalatay fusuqii ayaa xadhkaha goostay,,
    Munaafaqadii iyo beentii ma u shaqayn weydey,,
    Marka aad umad kale xumaantooda shaqo ka dhigato gundahaaga ayay ka dhashaan sharka iyo belaayada aad umad kale la doondoonto

  3. RUNSHEEGE ( BEENAALE ) MA ADIGOO IDIIR AH AYAA DAD KU CAAYNAYA FUSUQ IYO MUNAAFAQAD
    XARUNTA FUSUQA WAA HARGRYSA.
    HORYAALKA MUNAAFAQADA SOMALIYA WAA IIDOOR
    HARGEYSA SEX FILIM GUNTHER MA ILOOWDAY.

    • @@@@@ WIILO WAAMO,
      WAAL WAALATAYE XERADA GAL KKK,
      Habarwaalan oo maseyrsan sowdigan Iidoor ku waashay ma hadhcad bay ku Kufsadeen YAA NEDEL KKKKKK,
      Halihiina siilkooda ku shaqaysta waa idinka bal soo tiri waxaa naag dhilooyin ah ee reerihiina ah ee meelwalba lagu qaawiyo weliba waxaad ku faantaan heblaayo waa Caan,
      Miyaad ilowday Ilhaan oo la qabo gaalka hoosta kaga jirtey 3sano adiguna waxaad u taqaan naag caana,
      Miyaad ilowday Iimaan oo qaniis qabo weliba markii danbena la ogaadey inaamu dhalin gaalkii qaniiskii ay ku shaabadeeysey, iyo qaar kaloo badan oops waxan ilaaway Qaniiskii Iimaanka sheegtay Australia isaguna idinku ahaa,
      Sabrina iyo weris diriye waar lidku wuu dheer yahaye haysku dhaqdhaqaajin wuu kugu jiraaye yaanu kugu jabine Yaa Xayawaan Damiin ah idiot,
      Waxba haka guban runta Fusuq cid idinka badisa ma jirto taariikhda xitaa way qoreysaa in aad gaaladii talyaaniga hablihiina u guurin jirteen kaad boqor ku sheegtaan ayaa xitaa Qoyskiisa ku casumay gaalkii buuryaqabka ahaa ee talyaani,,
      Waar isqari duliyahow munaafaqa ah, gaalkacay waa meesha qamrigu sida daadka usoo gal waqtigan xaadirka ah taas macneheedu waxa weeye suuq weyn ayaa ka jira beena maaha,,

  4. @@A.Arar,

    Saaxiib, boggii kan kahorreeyay ayaan hadda ku arkay xantaadii aniga igu socotay ee marxuumkii Madhibaanka ahaa kusaabsanayd.

    Horta Ararow, adigu magacayga xataa waad kudhici kari wayday walow aad igu dhegahadlaysay, xumaanta intaas la’egna goor ay ina kala dhexmartay anigu kolley ma garanayo. Markii aan mareegtadan kusoo noqdayna adiga ayaa ugu horreeyay cid aan salaan diirran hawada usoomariyay, waadse inkirtay oo ah wax Islaamnimada iyo insaannimadaba ka baxsan.

    Dabcan, anigu ma ahi dadka cuqdadda iyo xiqdiga dadka kale uqaada oo waa anigaa magacaaga toos uxusay oo toosna kugu lahadlaya. In aynu siyaasadda iyo arrimaha badankooda ku kala aragti iyo dareen duwaannahay macnaheedu ma aha in aynu xumaan iyo xiqdi isuqaadno – xaasha! Anigu kolley qaddarintii aan weligay kuuhayay waa sideedii oo waxba iskamabeddelin.

    Haddii aan dawladda iyo madaxda Puntland dhaleeceeyona, waxay iga tahay waddaniyad i danqanaysa iyo in aan dhulkayga lajecelahay mansabka iyo martabadda iyo maqaamka aad u sarreeya ee uu mudanyahay oo aadna uga hoosdhacay indhawaale. Haddii aan madaxda iyo xukuumadaha dhaliilayna macnuhu ma aha in aan Puntland wax udhimay, waayo labadu iskumid ma aha.

    Kaba sii muhiimsan oo, majiro nin aabbe dhalay oo halkan kuxiran majiro oo aniga Puntland iga xiga oo iskana kay xijin kara!

    Wan ogahay in meeshan la iga necebyahay, waana in aan runta iyo xaqa la dhibsado bayaan ucaddeeyo oo maankaygana kaskiisa hadlo. Rabbil Caalaminka mooyaane cid kale kama baqo oo ninna uma balweeyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*