Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu soo saaray ugu magacaabay Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed Faarax, Wasiirka Gaadiidka iyo Hormarinta Jidadka Somaliland.
Halkaan hoose ka Akhriso wareegtada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-854/042022 uu ku magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Ujeeddo: Magacaabid
Wareegto Madaxweyne
Magacaabid
Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Somaliland;
Markaan Arkay: Aqoontiisa, Kartidiisa iyo Waaya-aragnimadiisa;
Markaan ku Qancay: In uu Hanan Karo Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilkan;
Markaan Sameeyey: La-tashi;
Waxaan Go’aansaday;
In Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed Faarax laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka ee Somaliland.
PUNTLAND TIMES
INANTII AROOSKEEDA KA BOODDAY!!!
@Hilaac or Hulaab
hadaanu Madaxweyne Biixi Bur iyo biyo kuu keeni lahayn gaajo iyo haraad baad u dhiman lahayd sida Reer Gedo habeenkiina Mr Biixi ayaa seexiya hooyo iyo walaalo. is hubso hoos isu eeg qacanta ku quudinaysana DHUNKO . mise meel kalaad rabtaa inaad u naq raacdo.
hadal iyo kaftanba kuuma eeka adiga jaalle
GOROYO HAAD NOQON WEYDAY, HEEGOOY!
Waa su,aale
Mr biixiyow
Warqada magacaabista aad sameysay madaxda qaranka Somalia miyaad ka war gelisay mise waxaad ka mid tahay maamulada federalka falaagoobey ee Somalia ka jira ?? kkkkk
Gobolkani ku dhaafye kuwa kale cesho. KG oo maamulladda federaalka ugu daacadsanayd xaggaad ku tuurteen Wanlawayneey? Su’aashaa ka jawaab
Illayn falaago waa uun falaago kkkk