AKHRISO: Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa Cilmi Cali Cabdi u magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud.

Wareegto kasoo baxday Madaxweyne Qoorqoor ayaa lagu faray Hay’addaha kala duwan ee Galmudug inay la shaqeeyaan Guddoomiyaha cusub ee gobalka Galgaduud.

PUNTLAND TIMES