DAAWO: Madaxweyne Qoorqoor oo gaaray Baydhabo, xalinta tabashada Laftagareen

Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaarie (Qoorqoor), iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimadda KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen iyo xubno kamid ah maamulkiisa ayaa soo dhaweeyay Waftiga Qoorqoor.

Ujeedada socdaalka Waftiga Madaxweyne Axmed Qoorqoor ee Baydhabo ayaa la xariirta dhexdhexaadinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble, gaar ahaan arrimaha saddexda kursi ee Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal ee FEIT ay joojiyeen.

Madaxweyne Laftagareen oo khudbad ka jeedinayay kulan Wadatashi oo khamiistii uu la yeeshay Xildhibaanada laga soo doortay deegaanada Koonfur Galbeed, ayaa ku eedeeyay Ra’iisul Wasaaraha XFS in uu si gaar ah u beegsaday maamulkiisa, loona dhigtay Isbaaro kuraas kamid ah Golaha Shacabka BJFS oo deegaan doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed.

PUNTLAND TIMES 

14 Comments

  1. Ma dhexdhexaadin baa Mise HOOSAASIN?!

    Waxa aan Ka wada maxaa la dhexdhexaadinayaa ee galay Baydhaba?! Meesha sartu Ka qudhunsantahay waa xafiiska Rooble e, maxaa laga doonayaa Garden?!

    Sheeko dhoobayda & guuro bahallaynta inta dhinac iska dhigtaan xildhibaanada inta la hayo noo dhaariya oo guddoon & madaxtooyadana washamsi hallagu qaado. Saw ciyaartu halkaa ma aysan Narayan? Noo bilaaba marka.

    Qoor-Qoor baa loo diray Baydhabo waa maxay, yaa la boojaynayaa oo ruwaayadda loo dhigayaa?

    Gunaanadkii, wax Baydhabo laga doono ma muuqato ee looga warwareegayo halka raqdu taallo aan Ka ahayn HOOSAASIN.

  2. Sidii aan muddo dheer nalka ugu qabanayay, adduunyada wax walba oo ladhisayo waxaa jira hannaan degsan oo loomaro, dawladnimadana waxaa kahorreeya in loosii yagleelo nidaam sugan oo ay kutiirsanaan karto.

    Geeddisocodka ayaa markii horeba xagal qaldan lagasoo billaabay oo runtii rubuc-qarni dhan lagu khasaariyay. Waddan dib loodhisayo waxaa kuhabboon in hawshaas iyada ah loo igmado dad kooban oo khubaro ku ah, kuwaas oo aalaaba Gole Farsamo ahaan loo unko oo una shaqeeya.

    Soomaaliduna casrigan qani ayay ku tahay khubaro waax kasta aqoon baahsan, xirfad, iyo khibrad kufilanba uleh oo Golaha Farsamo noqon kari lahaa.

    Golahu wuxuu dhisaa huwaabaha iyo hay’adaha gundhigga iyo tiirarka u noqda dawliilka dawladnimo ee ay ugu horreeyaan dastuurka iyo maxkadda uqaabilsan. Marka uu haykalkaasu qotonnaado kaddib ayaa marxaladaha ugu dambeeya ee doorashada iyo askumidda xukuumadda ka dhalan doonta lagu gunaanadaa.

    Haatan se, maadaama wax nidaam ah oo geeddisocodka lagu dul qotomiyo aan dalka ka jirin, iskudhexyaac iyo kalayaac ayay xaajo ku dambeynaysaa ilal abad. Waa jaantaa rogan iyo nin walbow maaggaa kusoco wixii dhacaya ha dhaceen e.

  3. Baahane oo soo diray argada beeshiisa si loo raalu geliyo KGS iyo in la fasaxo 3 kursi ee KGS
    ugu danbeyn waxaa soo kordhay kadib markii kursigii hop 86 ee fahad yasiin beeshiisa yiraahdeen

    “Kursiga HOP#086 waxa uu soo maray dhamaan habraacyadii lagu heshiiyay 17-kii September waxaana lagu soo doortay magaalada Beledweyne, ayada oo goobjoog ka ahaayeen guddiyada SEIT ee HirShabelle iyo FEIT iyo weliba guddiga xalinta khilaafaadka, waxaana kusoo baxay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay beesha. Ugu danbayn
    Madaxweynaha federalka Somalia 🇸🇴 ayaa laga sugayaa in uu ku qasbo waqtiga 16 kursi ee garbahaarey la qabani lahaa
    madaama doorashada aan loo dhamayn dalka ka dhici karin.

  4. AWLAL.
    Saxiib.
    Waxaad ka hadashay iyo waxa Soomaaliya ka socda,waa arimo aad u kala fog.
    waxad ka hadlaysaa qubaro iyo xeeldheersyaal ,taasi waxa ay ka hirgasgaa,dal leh nidaam dowladeed oo ay dhamaystirantay haykal kii qaranimo.
    Maantay Soomaaliya,waxaa mudo dheer luntay wadaniyadii oo ama meesha ba ka baxday ama wax yar ka danbeeyaan.
    Taariikhada caalamka casriga ah,meelna kama jirto in aqoonsiga iyo xaqa wodka muwaadinja lago cabiro hab beeleed,oo ah mid sida taariikdo xushay mid cadaalada ka fog.
    Gunaanadkii,suuragal ma aha in habka lago guuldaraystay ee laga dhaqmo maamulada Soomaaliya oo dhan,uu keeno horumar iyo wax lago kal soo naan karo.
    Soomaalido waa in ay ka mid noqoto dadyowga dunid ku nool ama ay sideeda duur joog u ahaato.

  5. With all due respect,when mediation is being conducted,there are a lot of facts into consideration.The mediator must be neutral and bias free and preferably from a third-party. Given how ugly we are in the sense of tribalism,President Goor-Qoor should have been avoided for the above reasons. I have no doubt his ability,however, the optics and the general skepticism could be an obstacles to a lasting solutions.

  6. @Elmi Abdullahi,

    Aragtidaada iyo taydu waa iskumid oo nuxurku waxaa weeye in aanu dalka ka jirin nidaam dhisan oo dawladnimada lagu saleeyo. Waanan kugu waafaqsanahay 100% xaqiiqadaas aad sharraxaadda ka bixisay.

    Anigu ma aaminsani in ay waddaniyaddu idlaatay e waxaa humaagay dareennadii xumaa ee dagaalkii ahliga ahaa ka curtay ee isugujira utumo, kala-shaki, is’aamin la’aan, iskukalsoonaan li’i, iyo kala-boodsanaan aan weli laga gudbin maadaama iscafis rasmi ahi aanu weli dalka ka dhicin.

  7. A pessimist is a person who has had to listen ..too many optimists.

    Better to remain silent and be thought a fool than to speak out and remove all doubt!

    @Alym aka awalal…

    You can hide your identity..but you can’t hide who you’re!!

    Kkkkkkkkkkkkkk

  8. Men are quicker to leave..but they usually always return..But women take longer to think if they should leave…but if they leave .they’ll never return!!!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. This means DAAROOD OROD BADANE..marathon..ilaa adeerkood AFWEEYNE BARE..orodkii Ku galay Utanga…markii danbena..Nigeria Ku bakhtiyay..xataa difaaci kari wayde!

    Kkkkkkkkkkkkkk

  10. WACAYS

    IIDOOR WAGASHLEE, bax waryaa halkani ma ahaa KALSHAALE. Waa guri gobi leedahay..

    Xaarkaaga iyo gudhunkaaga la aad meeshii aad ka timid, ee IIDOOR WAGASHLEE..

    NAJIS DIIN LAAWE ah

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. Barwaani ..

    Most people would rather be their DAD…instead of certain miserable risk they’re..than happy life!!

    Soo hel aabahaa sxb!

    Kkkkkkkkkkkkkk

  13. Barwaani..

    Be careful who you pretend to be …because you might forget..who the heck you really are!

    Kkkkkkkkkkkkkk

  14. Qarnigii raacatadu la wareegtay hoggaanka iyo talada Soomaalida…

    Qarnigii dhallinyaradu noqdeen qawsaarrada ay siyaasiyiinta raacatadu wax ku boobaan oo qori iyo qaad uu mushaarkoodu ahaa…

    Qarnigii mutacallimka raacatadu u rukuucay tplf oo uu khaadiimka idman u noqday…

    Qarnigii wax garadka iyo isimmadu noqdeen igu shubo…

    Qarnigii lagu wada foogganaa kala goynta iyo kala qoqobka Soomaalida…

    Qarnigii 7da madaxweyne beeleed iyo midka federaal…

    Qarnigii Soomaalidu dunida ay tuugsato uga tanaasushay xornimadeeda iyo sharafteeda…

    Qarnigii ay sagsaagyada raacatadu inta wada far barteen mareegaha u furteen kala fogaynta umadda Soomaaliyeed ee awalba daanyeertu ku habsatay…

    Qarni la ba`ay oo la hoogay… Allow sahal Ummuuraha…

Comments are closed.