DAAWO: Xildhibaan Maxamed Abiib oo loogu hanjabay in la weyn doono!

Xildhibaan Maxamed Abiib, oo kamid ah Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ku eedeeyay Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, in uu u hanjabay kuna tilmaamay in uusan aheyn Reer Somaliland.

“Taliyaha Booliska Somaliland ayaa Igu yidhi cadowga Somaliland ayaad tahay wuxuu igu yidhi oo kale ma adaa Somaliland ah? , halkaan ku ahay cadaynteeda ayaa laga doonaya jananka?

“Wuxuu igu yidhi iska tag anagaa shaadh ku le’eeg ku gelinayna oo naqaan halkan ku gaynayno?. Halkeed I gaynaysaa Taliye ma Moorganbad noqotay iyo kuwii dadka iska layn jiray ma filaayo inaad noqotay dal dumuqraadi ah ayaad ka shaqaysa, Shacabka aya kaala shaqeeya sugida amaanka.”

“Shacabka Somaliland iyo dadkii isoo doortay waxaan u sheegay hadii la I waayo waxa ka masuul ah Dabagale.”

 

PUNTLAND TIMES 

8 Comments

  1. Hilaacow
    Samaroon iyo Ciise waa ilma Dir Isaaq walaalkood laxmi ah ee ma waxaad mooday kuwiina Harti ee Pudhlayn isku xoqa?
    Hadda Buuhoodle ayaa Ku hadhay ee Dhulbahante weyne waa yaqiinsaday oo aaminay qarankooda.
    Ragani waa walaalahay
    Khaatumo alle haw naxariisto aamiin dheh
    kkkk
    1991 oo laga bilaabo Somalilander xalaal ah oo aan qaranka xagal daacinayn,anaga hormuud noogu ahaa tacliinta oo dalka u furay Jaamacaddii u horraysay 1998 (Camuud),dhigayna gogoshii dib u heshiinta beelahii Woqooyi Boorama maadaama anaga magaaloba noo taagnayn markaas.
    Dadka kala baro.

  2. CM IIDOOR WAA DAD FALAN BAL KAN WAXA UU KU HADLAYO MAQAL.
    HARTI WAA JILIB HOOSE HOOSE EE DAAROOD.
    IIDOOR OO KU KULMA AADAN IYO XAAWO OON WAXBA ISU AHAYN AYAAD ISKU TOLEYSAA KADIBNA SAMAROON AYAAD LEEDAHAY WAA ILA DHASHAY ARE YOU OK MA FAYOOWDAHAY?
    YOU HATE DAAROOD AND DAAROOD HATS YOU
    ILAAHNA WAA OGYAHAY ADNA WAAD OGTAHAY.
    AQOONSI INTUU CIRKA KUU JIRO AYUU KUU JIRAA AMA ABAARSO U YEERO .
    VIVA SOOMAALI WEYN

  3. @Wiil waamo
    Sxb waa Ramadaan ee aflagaadada yarayso.

    Hadalku @Hillaac ayuu Ku socday ee malaha waad falantahay dee KKK
    Anigu beelo dhan aflagaadeyn
    maayo,ee iska adkeyso malaha runtaa Ku dhibtaye.

    Kuwa faln ee aad ugu sheekeysaa waa laydin gumeystaa maadaama ay yihiin dad wax ku leh Somaliland,una suura xumeysaan ha moodin dadkan.
    Daaroodka wax Ku leh Galmudug (Mareexaan)
    Majeerteenkiina koonfur wax la qaybsada,dalna la wadaaga ma gumeysi ayay Ku jiraan???

  4. CM SXB REER SHIKH ISXAAQ WAXAA KA DHASHAY SHIKH MUSTAFA IYO SHIKH DIRIR CAAY IGAMA MUDNA LAAKIIN AAN KUU SHEEGEE :
    1960 AYUU INGRIIS KA BAXAY SOMALIYA
    1991 INAAD KU DOODO ANIGA IYO HARTI WAQOOYI INGRIIS AYAA NA WADA GUMEYSTAY EE WAA KA GOOSANEYNAA KOONFUR TAASI MAAHA WAX DHICI KARA INTA REERKIINU DEGO AYAAD KA TALISAAN LAAKIIN REERO KALE KAMA GOYN KARTAAN SOOMAALI.

    • @WIIL WAAMO
      Maba nidhaahno Ingiriis baa na wada gumeystay ee waxanu taagannahay dal baa naga dhexeeya xoroobay 1960.

      Taas sidaa u faham.
      Soomaali aanu cid ka jarayno ma jirto ee dalkayaga ayaanu joognaa.
      Soomaali waa 5
      Badidoodana Soomaali oo dhan baa wada dega,mana aha in aad wakhti isaga lumisaan Somaliland iyo dadkeed,dalkeeda inaad kala soocdaan oo u kala abtirisaan.
      Harti baan isla nahay socon mayso iyo isir sheegasho.

  5. CM HARTI WAQOOYI INGRIIS AYUU KA XOROOBAY 1960 SHEEKADAASNA AMA ALBAABKAASNA 1960 AYUU XIRMAY.
    ADIGU WAXAAD KA DACWOONEYSAA DULMI IYO XAD GUDUB LAGUU GEYSTAY 1988 YOU EVERY RIGHT TO DO SO,LAAKIIN DADKII AAD KU EEDEYNEYSAY IN AY KUU GEYSTEEN XAD GUDUBKAAS AYAA KHASAB IGULA GO,AYA MAAHA WAX CAQLIGA GALI KARA TAA KA FEKER.
    CM SXB RUN IYO ILKOBA WAA KA CADDEEYAA SOOMAALI WAX U KALA QARSOON MA JIRTO.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*