DAAWO: Xogta rasmiga ah ee sababtay ceyrinta Ergayga Midowga Afrika, mise ka baxayaa Soomaaliya?

MUQDISHO(P-TIMES) – Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Eng, Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay amray in uu dalka Soomaaliya 48 saac uga baxo ergayga gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, laakiin Madaxweyne Farmaajo ayaa kusifeeyey talaabadas mid aan sharciyad ku fadhiyan oo aan sax aheyn, isagoo amray wasaaradda Arrimaha dibada in ay la xariirto dhammaan dhinacyada ay shaqadani khuseyso.

Siyaasada aan daganeyn ee Soomaaliya ayaa siweyn arrimaha indhaha loogu hayaa, iyadoo cod la baahiyey oo lagu sheegay in uu yahay Ergayga la ceyiryey ay ka muuqdaan in uu ka hadlayo arrimaha siyaasadda gudaha ee Soomaaliya, gaar ahaana uu sheegayo sida ay hoggaamiyayaasha Soomaalidu u doonayaan in ay dhammaan dhinacyada ugu adeegsadaan siyaasadda.

HALKAAN KA DAAWO XOG FAAHFAHSAN

Madaxweynayaashii hore ayuu kusifeeyey kuwa mar walba dhacdo kasta oo dhacda ku eega indhaha dhinaca siyaasadda, oo ay doonayaan in ay ka dhigaan wax ay sameynayso dhinaca Madaxweyne Farmaajo, si ay ugala dagaalamaan dib u doorashadiisa “hub ay u adeegsadaan kahortagida dibu doorashada Farmaajo”.

Madeira ayaa lagu eedeeyey in uu Madaxweyne Farmaajo la saftay marka ay joogto arrimaha siyaasadda ee Soomaaliya, inkasta oo aan laheynin cadeymo dhameystiran haddana hadalka la baahshay ayay ka muuqdeen in uu sheegay in Raysalwasaare Rooble uusan la dhacsaneyn ama jecleyn oo neceyb u hayo taliyah ciidamada xoogga dalka Jen, Odowaa Yuusuf Raage, oo uu sheegay in ay isku beel kasoo jeedaan.

12 Comments

  1. Sheekada rooble waa
    aabow kanyar ee fahad yasin ah iiga celi aan kan weyn ee mediera aan iska celshe kkkkkk baahane cida aad ka dhalatay habar gidir waxay dhahaan
    “ilko doonfar la sahansay”
    In aadan dadnimo wax iska dhicin iyo caqli aadan lahayn waanu aragney ee fadlan horey noo dhaaf

    • Codka la sheegay in si sir ah looga duubay Fransisco Madeira ayaan dhagaystay . Alla ila ogee hal been ah kuma jirto waxa uu ka hadlay waxayna ahayd inaan qarino illeen waa run innaga Soomaalida ah na dhaawacaysa ee isaga aanan waxba u dhimaynin.

      Runta ayuu ka dhawaajiyay, wuxuu iftiimiyay sida dalkan madaxdiisu iyagoo aan la kala reebin aysan u doonaynin in hore loo socdo .

      Hadaba Maxaa been ah ?

    • Somaliyey xogtan daalacda

      Qoraal sida muuqata uu hal qof soo qoray oo Whatsup Group-yada qabaa’ilka lagu qeybiyay ayaa lagu faafiyay Facebook COD lagu lagu sheegay inuu Madeira yahay iyo turjumaada jeebkooda ah oo ay saareen meelna iskana raacsana.

      Halkan hoose waxaad ka aqrisan kartaa TURJUMAADA Codka qofka hadlaya oo aanan xaqiijin karin qofka uu yahay wuxuuse leeyahay sidan hoos ku qoran qofkii dood ka qabana ha soo dhawaado;

      “You cannot believe how stupid and this to happen in somalia”

      Ma malaysan kartid foolxumadaan, waliba inay ka dhacdo Somalia”

      2 former presidents, one is a strong opposition. Tell CDF to do this and he says no. If you mention the name of CDF to the prime minister he goes up. He hates him and he is from his family.”

      2 Madaxwyne hore, midu yahay mucaarad xoog badan” waxaad ku oranaysaa u sheeg arintaan Taliyaha Ciidan ka Xooga Dalka, waxuuna ku oranayaa maya” Hadii aad magaciisa(waa taliyahee) aad ku soo hadal qaado R. Wasaaruha wuuba istaagayaa. Waxaana ka muuqda nacayb uu u qabo waloow ay isku beel ka soo wada jeedaan (Ra’isalwasaaraha iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga)

      We know and we always know for long time and they’re evolving”

      Waanu ognahay, waanuna ogayn muda dheer necaybka uu qabo laakiin hada waa xargo goosanayaa” (yacni naceybka Ra’isalwasaaruhu u qabo Taliyaha)

      And it is true what happened in Beledwayne – and another suicide bomber no one made much noise about it becasue no prominent person was killed. But this one this was an MP but now they realized they need to take farmajo on because the possibility of farmajo winning for them seems to be there and they need to stop that. Not necessarily the lady herself but the capital she represents for the moment use that to drop farmajo or another attempt to throw farmajo.”

      “Waana dhab waxa ka dhacay Baladwayne qarax kale oo cidina aysan ka dhawaaqin, maxaa yeelay qof muhiim ah kuma dhiman qaraxaas, laakiin kani (Qaxa danbe) waxaa ku dhintay xildhibaanad. Kadib waxay (Mucaaradku) ka dhex arkeen fursad ay Farmajo dusha uga saaraan qaraxaa, maxaa yeelay waxay dareemeen in Farmaajo fursad uu ku guulaysan karo uu haysto.

      Waxay u baahan yihiin in ay dhaqan kaan joojiyaan. Ma aha inay geerida marwadaan ee deegaan ka ay ka soo jeedo ayay u arkaan inay ku kicin karaan si Farmaajo eeda loo saaro, xukun kana looga tuurto”

      “Why is Madobe not to consider, why was deni siding with madobe for garbaharey? They deal was to broke the numbers but now they are seeing….”

      “Maxay tahay sababta Deni uu Madobe ugu taageerayo arinta Garbohaarey?, waxay ku heshiiyeen in la joojiyo kuraastaas, laakiin waxay hada yaqiinsadeen…”

      “But the lines have been drawn and the fight is going to begin because it is clear now they can now go for reelection, speaker, deputy speaker”

      “Laakiin wadadu waa cadahay, dagaal ayayna doorbideen, maxaa yeelay waxaa u muuqatay dib u doorashada Afhayeenka baarlamaan ka iyo ku xigeenkiisa “

      Qofkii turjumaadaas mid aan aheyn haya ha soo dhawaado iyo beentii Whatsup yada qabiilka caawa lagu qeybinayay si bulshada loo marin habaabiyo ee la lahaa saas buu yiri, hebel buu caayay, hebelna sidaas oo kale.

      SU’AALO MUDAN IN LA IS WAYDIIYO;

      1. Hadiiba uu codku yahay ninka lagu sheegay ee Madiera, maxaa been ka ah oo ku jira warkaan la leeyahay wuu yiri? Fadlan halkan ila aqri.

      1. Ma labada Madaxweyne ee hore ayaan walaalo aheyn?
      2. Ma Labada Madaxweyne ayaa ka wada tirsaneyn hal Gole oo la dhoho Midowga Musharixiinta ?
      3. Ma labada Madaxweyne hore ayaan rabin in ay Madaxweyne Farmaajo kursiga ka ritaan?

      4. Ma Roble iyo Taliye Odawaa ayaan dhanka awood qeybsiga qabaa’ilka isku Beel aheyn?
      5. Ma Rooble ayaan Odawaa necbeyn?
      6. Ma Baladweyne ayaan qarax kale oo kii gabadha ka horreeyay ka dhicin?

      7. ma qaraxaas cid ka hadashay ayaad aragteen?
      8. Ma kii gabadha ayaa la siyaasadeyn oo aan loo
      isticmaalin in Farmaajo lagu suurad xumeeyo?
      9. Ma Sacid Dani iyo Axmed Madoobe ayaan ka mideysneyn in doorashada Garbahaareey la hor istaago?

      Su’aashaydu waxay tahay; Waa tee beenta uu ninkaan sheegay yaa aniga iyo bulshadaba nala wadaagi kara?

      Su,aasha kale; Ma dibloomaasiyiinta ayaan na xaman markii ay kaligood yihiin, iyaguna isxaman sida aan innaguba aan u xamano markii aan kaligeen nahay?

      Mahadsanidiin Dhammaan.

  2. Xogta rasmiga ah iyo danta arinkan laga leeyahay waa rooble oo doonaaya in fashilka doorasho ee haysta uu dusha ka saaro argeyga midowga africa 🌍 illayn rooble waxaa ka soo xirmay ilbaabadii eedeynta ee farmaajo kkkkk
    Waxaan maqli jirnay farmaajo ayaa waddanka xoog ku heysto kkk farmaajo ayaa ciidamada Eritrea dadka ku gumaadi raba kkkk farmaajo ayaa alshabaab u shaqeeya kkk farmaajo ayaa I afgambin rabay kkkk farmaajo ayaa xilibaan amino naftiisa kaga baqay dabadeed wuu dilay kkkk farmaajo ayaa jebshay arigii garoowe ku kufay kkkk ee farmaajo villada Haa soo dhaafo unakaa leh kkkk
    hada waxay mareysaa arinku baahane iska daayay shaqadii loo igmaday ee doorashada dalka wuxuuna u soo jeestay burburinta iyo haykalkii dowladnimo logu naaloonaayay ee nin baahan baqtiga waa u xalal somaliyey aan isku tashano

  3. since 2007 Amisom waxay ku guuldaraysaray inay xoreeyaan Sh/Hoose iyo Dhexe. Somaliyada Federaalka waxii la siin lahaa ama lagu horimarin lahaana iyaga iyo so called Amniga ayey ku baxdaa. Amisom Somaliyada Federaalka wey biishataa iminkana shaati cusub bay usoo tosheen ARMIS waa isla ayagii lacagtaasina in wadanka la siiyey bay xisaabsantay waana looga tar sheegtaa.Si kastaba Rooble waa mawaaadin PM qof shisheeya ah oo uu wadanka ka eryey waa inuu baxaa Farmaajo inuu ka hiiliyo No 2 giisiina waay ila qaldantay waliba si public ah. somalida iyaga wax ka dhexeeyaan iyagaana xalisanya shisheeye meelna ugama banaana. waa siday ila tahay

  4. Ramadan kariim dhamaan muslimka oo dhan,
    Somali rooble way arkaan in
    Uu shaqo uhaynin Somali
    Dorashadii loodhiibay
    Wataas tagan rooble
    Uhuro kenyata iyo imaardka
    Ayaa lah burburi somalia
    Asaguna ma,ahan runtii nin
    Yaqaano nadaamka dowladnimo
    Mahan nin unaxaayo somalia
    Mana ahan nin fahmi karaayo
    Dhagarta dowladaha aduunka
    Somali waxaan dhihilahaa
    Rooble lasocda xaalkiisa
    Qasatan ciidamadu waa in aay
    Ogaadan waxa uu usocdo rooble
    Waa gunadiina difaaca dalkiina qurbe anagaa kudhiban oo caruurtii qaar gaalo noqotay qaar xiran
    Iyo kuwoxadkii islaamka kabaxy
    Rooble mahan qof lafiirsan
    Karo ,

  5. Raysal Wasaare Rooble waa in uu cayriyaa Wasiirka Arimaha Dibada Sida ugu dhaqsaha badan maadaama uu diiday amarka Raysal Wasaaraha.

    Farmaajo waa Qaswade Munaafaq ah waana in laga hortagaa Xoog iyo Xeelad tay doontaba ha ahaatee. Farmaajo waa Ina gumeed aan Xishoon laakiin baqa.

  6. Asc

    Meel kasta oo adduunka ay ka joogaan Soomaalidu waxay dadka baraan laaluush, Cashuur-dhaaf, Hawl-fududeyn iyo isku-day inay dad lacag kula saaxiibaan ama isku jecleysiiyaan.
    Waa dhaqan xun oo marka dambe Soomaalida laftirkeeda dhib weyn ku noqda oo isu bedela baad.
    Ninkaan Mozambique-ga ah waxaa nijaaseeyey Farmaajo iyo kooxdiisa laakiin Tooble waa ka diiday baad inuu siiyo, taas bedelkeed wuxuu kala kulmay burin iyo ceebeyn.
    Ha joogo ama ha baxo laakiin wuxuu maanta ogaaday in weli Soomaali leedahay dad adag oo si sharaf ah u nool.

    GOODBYE YOU’RE THE WEAKEST LINK

  7. @@@ DUCAALE Kaahiye.

    Maxaa tiri Farmaajo waa Inan Gumeed?! Kkk
    Malaha micnaha Inan Gumeed ayaa kugu daba geddoomay!

    Maxaad sheegan lahayd haddii aay Habargidir tiro ku dhantahay Mareexaanka dego Gedo iyo Jubbooyinka iyadoon la aadin kan GalNus iyo Itoobiya dego?! Malaha dhuuso ayaad dunidu ku kharibi lahayd? Kkk

    YuusufJaamac

    Ma ogtahay in uu dalka “Mozambique” Siyaad Barre abaal weyn u galay oo uu xurnimadoodu gacan weyn ka geystay?! Oo aay xitaa Ciidamo Soomaali ahi ka garab dagaalameen, Jabhaddii xurnimo doonka ahayd ee dalkaas, aayna tababar baadiyahooda ku siin jireen!

    Anigan ayaa arkay Qabuuraha Askar Soomaali ah oo ku aasan, Magaalo la yiraahdo “Tete”
    Mase ogtahay, in jidka ugu weyn ee dhex maro Caasimada “Mozambique” la yiraahdo, Siyaad Barre avenue?
    Marka, Ninku abaal buu gudayaa oo waa nin hoos Mareexaan ka ah, waxaay galaan iyo waxaay gudaana og, dalkuna wuu joogayaa!Kkk
    Adinkuna idin faham in aad “Nigerian” tihiin oo aaydan waxba xeerin! Kkk

    M

    • Xade boon Mareexaan. Ciidamada Mozambique lagu laayey ma Mareexaan bay ahaayeen. Siyaad Barre maxaa magac loogu bixin dadkiisii iyi dalkiisii halkuu dhigay adduunku waa ogyahay.
      Hawiye Madeira uma baahna Maraykan iyo Xabashi bay har galay xamar ka banshees. Allah weyn Xamar buu siiyey, xoolo buu siiyey, tiro buu siiyey. Madeira iyi Farmaajo Xamar m joogayaan ee hore Buur Dhuubi ugu sii wata. Dacartiina ku dhuuqa. Gun gun dhashay

  8. HAWIYE HUTU
    AR MOHAMADOW VILLADA KA SOO BAX
    1991 AA LOO NOQON HAA
    DAAROOD AAN ERYOONEE, MAREYKAN AA ERYOONEE, ETHIOPIA AA ERYOONEE KAN MAA LOO DAAHEE.
    AR HAWIYE HUTU NINKA BUURTA SAARAN EE PROFESSOR ABDI SAMAR SHEEGAY VILLA WARDHIIGLEY KA SOO SAARA NACALAA SHAYDAAN KU YAALE:

    AAWAY SNM ALSHAYDAAN WAR SHAATIGA SHAYDAAN KA GESHTA MISE WAA RAMADAN SHAYDAAN KII BAA XIRAN.

    RAMADAN MUBARAK:
    CAFIS BAANU DALBAN:

    BISMILLAHI RAHMANI RAHIM:

Comments are closed.