Boqortooyadda Sacuudiga oo xayiraad kusoo rogtay Soomaaliya

Sacuudi Carabiya ayaa xayiraad duulimaad ku soo rogtay Soomaaliya ayada oo dadka ka imanaya Soomaaliya ka mamnuucday inay dalkaas u safraan illaa amar dambe.

Ilaa 16 dal ayay dowlada Sucuudiga dadkooda ka mamnuucday inay soo galaan dalkeeda, kadib markii kiiska cudurka COVID-19 oo sare uga sii kacaya gudaha Sucuudiga.

Marka laga soo tago Soomaaliya, 15-ka dal ee kale ee liiska ku jira ayaa kala ah; India,Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo, Libya, Indonesia, Lebanon, Syria, Turkey, Iran, Afghanistan, Yemen, Ethiopia, , Vietnam, Armenia, , Venezuela iyo Belarus.

PUNTLAND TIMES 

2 Comments

  1. SALAAMU CALEEKUM

    Sidaase waxaa waayee, in XUJAYDA SOOMAALIYEED aysan iman karin XAJKA SANNADKAAN..

    ALOOW ALLEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEE

  2. mashruucii koroona ayeey wali dabada ka riixayaan. eritrea iyo jibuti iyo sudan iyo kenya kumeeysan darin. waa arin siyaasadeed. boqortooyadii jugta ahayd ayaa hada laan kasii laaalaada oo arinku waa rafasho naf la caari ah. Gurigii Alle ayey isbaaro u dhigteen. xassan qoslaaye ayey tijaabinayaan. wey ogyihiin in uusan aqoon tit-for-tat. cida kaliya ee somali sheegata oo taqaana tit-for-tat waa isaaq iyo mareexaan. i give them credit for that.

Comments are closed.