DAAWO: Dhoobo-daareen oo uga digay Beesha ‘Warsangeli’ Shirqool ay wadato Somaliland

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland, Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed), ayaa beeniyay in uu ka qeyb ka yahay Shir u dhexeeya Xukuumadda Somaliland iyo Beesha Warsangeli, kaas oo lagu wado in uu dhowaan ka furmo magaalada Ceergaabo ee gobalka Sanaag.

Cabdixakiim Dhoobo-daareed ayaa sheegay in shirkaas oo ay abaabulayso Somaliland, uu yahay shirqool loo dhigayo Beesha uu kasoo jeedo ee Warsangeli, isagoo uga digay inay ka qeybgasho.

PUNTLAND TIMES

11 Comments

  1. Kkkk dhoobo waa laba wajiile weeyn Oo hoostaa kala socda isaaqland sidaa wararka ku hayana isagaaba wada hawsshan , markii la ogaaday buu qiiq isku qarin bilaabay tuug tuug dhalay

  2. PUNTLAND POWER NINKA ODAYGA DULMI HAKA GALIN SI CAD AYUU ISAGA BARI YEELAY.
    UURKIISA MA OGID ANAGA AFKIISA WAXAAN KA MAQLNAY AYAAN RUMEYNEYNAA.
    SI DADNIMO IYO GOBANIMO LEH AYUU UGU DIGAY DADKA DEGAANKA.

  3. Asc

    Yaab badanaa !!
    Soomaali lagama waayo nin keligiis beel dhan raba inuu boorso ku qaato oo hadba meeshii uu dantiisa ka arko geeysta.

    – Beel balaaran oo dan kala yeelan karta haddii Warsangeli noqday ceeb miyaa ?
    – Goormay caadi noqotay in sidii xoolaha ummad dhan uu hal nin ku fekero in uu qol ku xirto.
    – Soomaliland kuwa Muqdisho dhooban, ku shira kana siyaasadeeya ma ahoo ?

    Siyaasiyiinta Warsangeli iyo Digil iyo Mirifle ha balaariyaan fekerkooda, hungurigooda iyo xoriyadooda siyaasadeed.

    MEEL KASTA U QARAAB TAGA

  4. Gudoomiyihii Saxa ahaa ee Baarlamaanka Puntland:-
    Mudane Cabdixakiim ( Dhoobo daareed )
    Waa shaqsi ruug cadaa sh dhan walba.
    Haddii la eego sooyaalka,taariikheed ee ka barbar dhigo mida mudan
    Siciid Deni,waxaa kuu soo baxaya suda ayey u kala fog yihiin.
    Deni waxa uu burburiyey,Baarlamaan kii Puntland,ka danbow markii uu weerar ku qaaday,November/07/ 2019.
    Wuxuu si sharci dara ah u eryey 8 Xildhibaan.
    Wuxuu ka mas’uul yahay Dagaal kii Bossaso ee Jan /2022 gii.
    Ugo danbayn tii,Siciid Deni waxa u isticmaalaa dhaqaalaga Puntland
    ololihiisa aan meel gaari doonin ee musharaxnimada ,
    Madaxwaynaha Soomaaliya.
    Gunaanadkii naabadkiu wasiiradii uu bedelay,
    Madaxwaynaha Puntland ee iminka mudane Kraash,
    Waa in goor ay noqotaba la baaro,wixii maamul xumo ah ,siiba wasiir kii hore ee maaliyada mudane Hassan Shire Abgaalo,oo lacagta Puntland,siiba haddii Deni uu qaatay lacag ay Puntland lahayd oo uu Xamar iyo dibada la aaday,siiba xaga ololihiisa doorashada ee iminka kago juro.
    Waa in sharcigo sareeyo.
    Puntland guul,iyo Soomaaliya guud ahaan.

  5. WALIGEEYD MEYSAN DHICIN LAKINSE WAKHTIGII HORE IYO KAN MAANTA MEEYL FOOG AYEEY KALA JIRAAN WAXAA WEEYE NIN GURIGAGII KUGU YIMI HADANA KULE AAN KU HIGAANSHO IDOOR HARTI SIIBA DHULBAHANTE &WARSANGALI GARNIYO FOOG MEEYL BEEY ISKA SAREYN GUFULKINA GATEEYN LAKIINSE HADA HARTI MAJERTEYN LADHAHO AYAA LO MARO WAYEEY O SIDII LO LAHA DHULUDUG YEY KUFIIN WAR KADAYA UDUUL GAATA AYEEYBA KASIDAREYN CEEY IYO AFLAGADO SODHAFTEY IN EEY ISIMADI GARXIYAAN O CABIDOODI ZANZIBARIGA BEEY HADA MAREYSAA INEEY FURAHA KAFURAAN LACGTII UMADA WAXNA XAMAR LA AADO WAXNA TUGADA GARBAHA KASOCOTA LUNSADAAN
    DHIBKA MAJERTEYN MA AHO EE WA HARTIGA KALE DHULBAHANTE &WARSANGALI AYAGAA IS DHIGEY MAANTA INUU IDOOR U DAWLADEEYO

    • Dhahar
      DHULBAHANTE iyo WARSANGALI waa Somali landers, waxayna ahaan doonaan waligood Somalilanders.wadamada shisheeye waxay door bidaan inay la noolaadaan reer Somaliland, ee maaha Magyartin. Alhaqiqa

  6. Laangaab warsengeli dalkoodu waa somaliland cuqdad iyo dalkoodii Dhabayaco ay futada ka ursadaan maalin walbana lagu bahdilo laguna dilo maadama ay noqdeen Laangaabyo cuqdadeysan oo looma ooyaana,,
    Laakiin hada ayay ogaadeen in dalkooda somaliland ee ay ka qaxeen wax u dhaama aanay jirin,,
    Waxay majeertenia ka noqdeen xoolo dhabayaco u xareysan sidii ladoonana laga yeelo, wixii lagu sameeyey kan meesha ka bacaac leh Dhoobo darood iyo askartii lagu xasuuqay ee xitaa loo quudhi waayey bal harta maydka hala aaso laakiin lagu dul codeeyey meydkii oo debeda wadhan,
    Waa waxa ay waroos ka dhaxleen Kadaba naageyskii iyo qiyaalkii loogu sheekeeyey si dalkoodii loo nacsiiyo runtiina way ku sirmeen munaafaqada Dhabayaco,
    Xitaa waxay noqdeen in laga dhigto jaranjaro markii xamar loo socdo Salaan la koro laga dhigto,,

    Maanta ayay jaanis haystaan kusoo noqdaan dalkoodii ay ka qaxeen hadii ay ka faaiideysan waayaan fursadaa ogaada in aan laydiin joojinayn dhulkan dad u baahan ayaa degi doono oo abaal ku qaba,
    Warsengeli hakala doorto inuu Futo madheedheen ku huursanaado laguna Adoonsado Tuulada Gadhoowe iyo inay dalkooda iyo dadkooda somaliland dhinac ka raacaan,,

    Dhabayaco intii idinku xamaalan lahayd idinku shaqaysan lahayd idinku Awrkacsan lahayd way sameeyeen maanta fekera oo ka hoos baxa Munaafaqiinta Dhabayaco Fursadaana ka faaiideysta dowlada Barakaysan ee somaliland idin soo hordhigtay,,

  7. Runsheeg kan hada shirjaraa,idka qabtay ayaaba kuu markhaati furaya. Waayo hadh cad ayaa Garoowe, inta xabad futada lagala dhacay, laga caydhshay. Askartii laga dilay
    Laba cali isma weydiin? Odayaaashii wasiir
    Jamaal u ololaynayay watii Boosaaso marfish
    Miino loogu aasay. Cid dib ugu hadashay geeridooda lama arag!!! Markaa Warsangeli Puntland third-class citizens!

  8. Waar odaygu waxan moodayey inuu wax cusub ka hadlayo, Wersangeli iyo Somaliland baa Ceerigaabo ku shiraya ma wax cusub baa, miyaan danta deegaanka iyo dadku ku jirin, miyaan ilaa SNM iyo maanta aanay jirin, annaga oo SNM ah ayaan Bakhaarkii adan Dagow ee Indhadeero lahaa kula shirnay Wersangeli ka dib markii 3 tuulo SNM weerartay, waxaan ku heshiinnay in la joojiyo weerarka Sida Carmale, Damala Xarago, iyo . Wallaan Wersanglei iyo Somaliland u kala baxayn waa isku mid, 1960 bay Wersangeli Hargeisa iyo Burco iyo Berbera degeen iska daa Ceerigaabo ah, dawladdna iskuma dari karto mana kala saari karto, 365 aqal bay ~Berberaku lahaayeen 1991, Boosaasona 8 aqal keliya. Dhoobo oo Ceerigaabo marmaraya oo daaman waaweyn oo foolxumaa waan arki jiray, Wersangeli caqli buu leeyahay colaadna Isaaq la qaadan maayo, Siyaad Bare baa hore u waalay oo difaaci waayey. waa dhiiggayagii iyo dadkayagii, Nuux Cumar, Bah Ugayslabe, Jibriil Siciid iyo Muse Ismail iyo Muse Abokor waa 100% macaa DNA

  9. Nacaskii daamanka weynaa ee Dhoobo
    Oo nacas sowtaad intaad beeshii furfurtay,Majeerteniya ku shubay,balse waxaad ixtiraam ku hesho iyo qadarin iska daayee lagaa caydhsaday hadh cad Garowe eed DALKAAGA JSL OROD KUSOO GASHAY.
    Haween,odayaal,caruur abaabul,hanjabaad MJ maalmo kadibna iska hulleelay!!!!!
    Doqon waa adigoo kale
    Weli ma PL ayaad u hadli?
    Warsangeli haday noqonayaan Puntland dhib kuma qabo,lkn dhulka dalka taako kamid ah uga tanaasuli mayo Somaliya iyo daba dhilifkooda,cidii rataana way ka guuri Somaliland.
    Dhulbahante oo idinka tun buuran ku quuso waxa ka haysta Garowe.
    Dalkaagu waa gurigaaga ama waad joogi oo daacad u noqon ama waad ka guuri.

  10. Dhoobo Daareed
    Wallaahi haddii danta Jamhuuriyadda la eegayo waa laguu yeedhi,lagaamana maarmo,waxaadna qayb ka noqonaysaa golaha wasiirada xukuumadda cusub ee la doorto 2022.
    Dhoobo qarankaa u baahan’waana nin raba inuu ka aarsado PL oo gacanta qaranka kusoo celin doona SANAAG BARI.
    SIDAA DARTEED WAA QASAB IN DHOOBO KAMID NOQDAA GOLAHA WASIIRADA JAMHUURIYADDA SOMALILAND 2022,KHALADKIISANA SAXAA.
    Somaliland oo dhamaystiranta insha-allaahu oo duleedka Bosaso,Qardho,Garowe tagta.
    Guul Somaliland Republic.
    DHOOBO WLAAHI AAN KUU DHAARTEE ANNA SULDAAN ISAAQ TASDIIQIYAY INAAN MJ IYO SOOMAALI TOONA WAXBA KA QAADAYN EE ODAYAASHA MAQAL OO KA DAMBEE.
    SHARAFTA BOQORTOOYADII WARSANGELI HALKAAD DHIGTAY WAAD OGEYD EE ABTIYOW IIMAANKA ISKU CELI OO ISU KEEN KEEN.
    WALLAAN SOMALIYA OO MJ IDINKA WAKIIL YAHAY,LOONA ARKO DAD MUWAADINIIN AH,IDINNA REER WOQOOYI(SOMALILAND) WALAA PL WAXBA KU GAADHI MAYSAAN.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*