DAAWO: Farmaajo “Xasan Sheekh, waxaan ku wareejiyay 5 kun oo Askari oo Eritrea jira”

Madaxweynihii hore ee DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay in Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ku wareejiyay feylka xogta 5000 oo Askari oo kamid ah Ciidanka Soomaaliya, kuwaas oo lagu tababaray dalka Eritrea.

Maxamed Farmaajo oo khudbad ka jeedinayay munaasabadda xil-wareejinta Madaxweynaha cusub ayaa xusay in Ciidanka tababarkoodu soo dhamaaday bishii 6-aad ee sannadkii hore ee 2021dii. Balse loogu soo celin waayay dalka xiisadda siyaasadeed ee kacsaneyd iyo doorashooyinka dalka.

“Mudane Madaxweyne Xasan Sheekh, 5 kun oo askari ayaa tababar u geynay Eretareeya, waxa aan dib ugu dhignay xaaladda aan ku jirnay iyo in aysan saameyn Doorashada Dalka”.

PUNTLAND TIMES 

12 Comments

  1. SALAAMU CALEEKUM

    XAAR FARMAAJO waa beentiis.. waa tuug benaali ah. Dhalinyarada la geeyey ERITERIA waxeey ahaayeen 7,000 oo dhalinyaro ah…

    Sida la cadeeyey, dhalinyaradaase waxeey ka dagaalameen TIGRAY. Dhawacyadooda waxeey yaaleen cusbitaalada GONDOR iyo BAADAMI.

    Marka, Madaxweynaha XASAN SHEEKH MAXAMOUD, waxaan ka codsanaynaa in loo saaro GUDDI dhedhexaad ah, se ay baadhaan dhalinyaradaas wixii ka nool maantay.

    XAAR FARMAAJO arrinkaase waxba kama ogga. Arrinkaas, waxaa ka masuul ah, FAHAD YAASIIN, FAARAX QAROOLE, COL. JIIS-MAREEXAAN.

    XAAR FARMAAJO wuxuu ahaa tanig meel yaal… Khamri iyo qaad ayuu ku mashquul ahaa. Waddanka 3 saddexaas nin baa maamul jidhay.

    MADAXWEYNI XASAN GARGUURTOOOW, waddanka waa in uusan ka bixin Dhagar qabe FAHAD YAASIIN DAAHIR.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  2. BARAAWANI KING.

    Abaarso dhaqan xun bay ku bartay! Afka aad kala qaadaba waa Xaar iyo Futo erayada ugu horreeya ee ka soo baxo!!!!

    Xafaayadda dhuuqso yeeysan kaa debcine! Kkk

  3. Dhaxalka uu ka tegey waa intuu uu sheegey qalbi dhagax .
    Marka ilaah waa u jecelyahay ummadda soomaliyeed ,markuu hadlo been ayuu sheegi,balantana waa uu kabaxaa ,haddii la’aamino waa uu khiyaameeyaa ,waa calaamaadka lagu garto (……..) haa waa taas aad sheegtey akhristoow

  4. @ Xade Faqash Ka hadh,,

    Waar Iidoor ma adoo yar ayay ku kufsadeen kkk, waxani waa yaabe iidoor maxay kugu sameeyeen 24 hours afkaad ku haysaaye,,
    Sida kaa muuqatata nin ciilan oo cuqdadaysan Oo laangaab xun oo ina gumeed ah oo xaaraan iyo booli iyo guri xun kusoo koray inaa tahay way kaa muuqataa Yaa Fataal,,

    Baraawini marwalba marka uu ku caayo maad iska cilisid intaad qabiil dhan kusoo ordeysid,, marwalba waxaad ku orodaa iidoor,

    Barawaani waa qabiilkaaga waana GARAC ibnu xaaraan kale oo sidaada hadhaa FAQASH,

    Waana Madheedheen ku qadhaabta dadkana ku caaya Qabiilka Barawaan,,

    Iska celi Naagyahow intaad cidkale wax ka sheegayso iidoor waa Dunta Xariirta gobta somalida noocaas oo kale Alah kama beerin,
    Oops iidoor waxba ma yeeli kartid ciilkaaga iyo cuqdaadana sidii Hadhaagii faqashta ayaad la god gelaysaa, kacaankii adeerkaa Ee daalimka ahaa Ee lagaa ciideeyey hadaad weli ka quusan la’dahay adiga lee waaye,

    Armaajo neef na hawiye waanu kusoo jeedinay inay iska qabtaan hawshaana Si wacan ayay u dhacday, hawiye danbe oo idin aaminaya Ama wax idiin dirsanayana Waa habeen xalay tegey waayo Gun ciilan oo laangaab ah oo foqora ah oo macaan jecel dowlad ku nool ah ayaa tihiin, waxkaleba kuma noolaan kartaan in shilinka masaakiinta laydinku quudiyo mooye,
    Waxa tihiin laydin barey looma se noqon doono,,

    • Beensheege!

      Is degi si baad isugu dhex yaacsantahay ninkii FAQASH idinma soo socdo oo meesha wuu ka baxaye! Kkk

      Adeerkaa Feysal Durwaagii hurdada diiday abeenkii aay Doorashada dhaceeysey ayaa caddeyn u ahaa qalqalka idin haaystey haddii aad reer ABAARSO-LAND tihiin, adiguna tii baa kaa muuqato! Kkk

      Lo’da marka aay Libaax uriso, Kaadi baay ku waalataa, Reer Abaarsana marka aay FAQASH maqlaan waa sidaa oo kale! Kkk

  5. Qalbi Dhagax, Tegrey iyo Damul Jadiid waxaay ahaayeen canaasiir wada shaqeeynayey iyo Ruwaayad Qaranimada Soomaaliya lagu mijo xaabinayey, Sanbaloolshe, Qalbi Dhagax iyo Gebre ayaana loo wakiishay Jilida Ruwaayada!

    Xasan Sheekh waa kii isagoo Madaxweyne ah inta Jigjiga tagey ONLF Arkagixisa Shabaab lamid ahi ku sheegaye yaa arkay cid ku dheggan?!

    Tegrey iyo Gebre waay soo noqone inyar ha la samro, waana ka xun ahay intii aay saaxadda ka maqnaayeen! Kkk

    • @ Xade Hadhaa faqash.

      Miskiin

      Ileyn ceeb looma dhinto

      Waar faqash haku faanin wejigaa gubaye
      Faqash meeshay martay iyo wixii la baday waad ogtahaye ilaa adeerkaa Suuli ku dhintay, waar faqash Maatidoodii weli Xeryaha Kenya ayay wadhan yihiin 34 sano kadib,, waar filmkaas Faqash waa lagu kala calaf qaatay waana lagu kala adkaaday Midhaheedii iyo Guushiina waa lawada arkaa,

      Last 5years hadii adeerkaa kale Armaajo neef uu qol vila hawiye ku xareysnaa inmo yaryarna iska maamulayeen ma waxaad sugsysey inuu dagaal kale oo faqashtii Hore ee holaca aanu marsiinay inuu usoo aarayo Armaajo neef???????..?
      Kkkkkkkkkkk
      Amxaarkii uu dhabtiisa ku fadhiyey markuu doonana Sidii gabadh yar oo lala tagey intuu gacanta qabsado la dhoofayey ayaa xitaa Hargeysa keeni kari waayey kkkkkkkkkk,

      Waar waa lakala adkaaday Ragna Xaarkuu cunay sidaada Ragna Waa tabcadeen,,

      Waxar yar oo luntay kadibna dhexda u gashay RAXAN Libaaxyo ah oo gaajoonaya kawaran waxartaas maxaa ku dhici lahaa??????????

      Waxartu waa Faqash
      Libaaxu waa SNM,
      KKKKKKKKKKLLLL
      Kkkkkkk
      Kkkk
      Kk
      K

  6. Xasan wuu arkaa ina farmaajo
    Waxa uu qabtay legacy ayuu
    Katagay waanu eegi doonaa
    4sano kadib wixii aad katagto
    5shano kahor xasanow wixii
    Aad warajisay waan ogayn
    Boorka iska jaf kuwaan
    Madmadow ee agtaada tuuran
    Iska illaali oo kailaali
    Qaranka beeso mahaydaan
    Waxaa kafiican sumcada ina
    Farmaajo wakaas maanta meshii
    Uu soomali tagaa calan baa
    Utaagan, kenya imaaraad dalka
    Kaillaali qaasatan imaaraadka
    Kumarabaan imaarad ogow
    Markii aay howl kuu keenaan
    Talada badi qalinka halaboodin xasan danta somalia
    Kahor mari mida imaaraadka
    Hadii aay diidan dalka kacari
    Turky ayaa kujoogo ciidanka
    Us hakeenin dalka ciidan waad
    Haysataa hub isiiya kudhah
    Aduun hashiis ah majiro
    Many thanks,,,-

  7. Dadkaan qaar iyagoo sarqaansan ayay soo galaan meeshaan.
    War bal nin IIDOOR ah ayaa nin Daarood ah laangaab ku sheegaya?
    Karxajis iyo habar awal waxaa ka badan
    Mareexaanka Gedo qofkii dhulkooda raga kaliya ayaa garan kara.
    Farmaajo maryooley waxba kama qaadin daanyeero u adeegaya shisheeye ayaa loo adeegsadau,ceebna ma ahan in xukunka lala kala wareego,doorasho dhacdo ma aqaan dhibka ay idinku hayso.

  8. SALAAMU CALEEKUM

    RUNSHEEEG

    Waryaa ma waxaad iga rabta in aan IIDOOR wax ka sheego… Nacasyahow dabada-weyn oo naasah waaweyn naagta AXADO iska dhici…. ani afka ha ila soo gelin..

    Hadii aad IIDOOR igu soo jeediso, meesha fadhimaysaan….

    It is the first warning… nacas yahow naasaha balaq sita

    lkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. ASC

    Ninka si fiican u yaqaan isticmaalka buruska wax kasta waxuu mooda MUSBAAR !!

    Si la mid ah aad ayeey u fududahay in qof kasta cadow u maleeysid aadna aflagaadeeysid markaad dagaal ku kooban naftaada iskaga jirtid.

    INTA DHIBBAN ALLA HA CAAFIYO

Comments are closed.