DAAWO: Khudbadda Musharrax Cabdiraxmaan Cabdishakuur & Baaqa Xildhibaanada

PUNTLAND TIMES

24 Comments

  1. VILE HAWIYE mardanbe yaanay dhicin in magaaladiina laydinku xukumo,
    Waxaa tihiin mulkiilayaasha Xamar, haku aaminina Vila Hawiiye iyo xaaladiina marti Edeb daran Oo gaajaysan Oo dowlad kunool ah,,Iyo laangaabyo Gafanayaal ah oo xoolaha masaakiinta cashuurta in lagu quudiyo u bartay oo aan irsaaqad kaleba aqoon in dowlad sida dulinka ugu dul noolaadaan,,

    Hawiyoow Dalkiina iyo dadkiina gacanta ku dhiga oo maamusha mardanbe yaan laydinku sirin Wadaniyad bug ah iyo Qaran aan jirin oo laydinku beerlaxaawsado,,
    Munaafaqinta ilinta yaxaaska quba yaanay mardanbe idiin dhuuban,,
    Vila hawiye waa inuu kasoo dhex toosaa mulkiilayaasha Xamar mid ka mida,,

    Vila hawiye for president

    Great hawiye for president

    No laangaab ciilan oo gaajaysan oo ciilan, ,

      • C.rahman waa u samaysan nin wax ee deeya oo keliya oo bur bur ka shaqeeya ee ma,ahan fiicnan wax toosin yaqaana suda ku cad qudbadiisa waxay ahayd EEDEEYAHA BARLAMAANKA HORE IYO BARLAMAANKA CUSUB EE HADA KKKKKK KKKKK
        C.RAHMAAN WAA WAX MA TARE

  2. @Rugseege,

    Adiga oo aan rugba lahayn oo Jaarsadu dhulkii kaa dhaxashay oo kuutaliso ma hadal baa kuu furan?

    Hawiyuhuse goormay Muqdisho yeesheen, waa adiga iska burqaday e? Meeshan marna haku qaldamin: akhyaar xadaarad fog leh oo taariikhda aqoon dheer uleh ayaa daalacanaysa; ha umalayn ciyaalkii xeradii Xarshin ee ay SNM khuraafaadka, beenta, iyo borobagaanka aan sal iyo raadba lahayn kuseexin jirtay.

    Muqdisho waxaa asal ahaan iskaleh Soomaalida cadcadka ah ee ahaa saldanaddii facaweynayd ee bortoqiiska dhowr qarni iskacaabbisay oo taariikhda caalamkana baal dahabi ah kaga qormay; meel ay taariikhdaas Hawiyuhu kaga xusanyihiinna majirto.

    Waxaa ugu dhow beelaha Muddulood labo kamid ah oo miyiga caanaha iyo xoolaha nool uga keeni jiray oo marna shaaqiyado u ahaan jiray. Hawiyaha aan HG ahaynna waahore ayay kaxoroobeen luggooyadii iyo huuhaadii ay SNM ku awrkacsan jirtay oo qarannimadooda soomaaliyeed ayay dib u aamineen.

  3. Been Sheeg!!!

    Marka Hore haddii aad rabto in aad Hawiye xiqdiga iyo naxliga kaa burqanayo u gudbiso, Mareeg uu Hawiye leeyahay la aad meeshan waa Xero Daaroode! Kkk
    Marka Xigto, haddii uu Laangaab iyo Gun noqdo nin Reer Diini/Mareexaan ah oo Daarood ku Abtirsado, muxuu noqonayaa mustawa kaagan Iidoor ee Gunnimada asalka u lahaa ee Qolka yar hoosta ka soo xirtay?! Kkk
    Marka xigta, waxaad Mareexaan caay oga dhigtay in uu yahay Dowlad ku noole, haddii aaynan Nidaam iyo Dowladnimo ku hoos noolayn, ma sidii Cawaankii ayaan u noolaan lahayn?!!!!

    Mase ogtahay in uu Rasuulka (SCW) yiri, 3 qof haddii aad tihiin midkiin Madax ha idiin noqdo (Nidaam iyo Dowladnimo meesha ugu yar)?!

    Ugu Dambeyntii Inan Gumeedkii dhabta ahaayow, Anigu Waxaan ahay kii kuu talin jiray ee haddeerna in uu kuu taliya doonaya, kuuna talin doono. Adiguna waxaad tagay Inan Gumeedkaa Qoolkii ka baxsaday ee aan ku Raad joogo si aan ugu soo celiyo!!! Kkkk

    U ekaa in uu Hawiye jeceel ka hayo, Munaafaqan Iidoor!!!!

  4. @@@A.A.Xade,

    Duqaas iiddooreysan Mareexaan oo keliya ma aha e Daarood oo dhan ayuu kudhegahadlayay oo ayna ku quruxbadnayd inaad adiguna heerkaas kuraddido.

    Haddii kuwiinnan Daarood sida la arkay isukala lafagguraysaan oo hortoodana hilfaha iskugu qaadaysaan, sow kuwa Daaroodka ucuqdadeysan kuma aydaan dhiirrigelinin in aysan waxba ulaharin?

    Maalin aan aad usiifogayn ayaan arkayay meel uu Wiil Waamo kugu saxay in qaniinyo aad USC iyo SNM kuwiiqaysay isla tolkaaga SSDF qumaati ugu galgalatay.

    Dorraatona waxaan arkayay maangaabyo Majeerteen iyo Warsangali sheeganaya oo beelaha ay ka kaladhasheen sixun ugu dhiiqaysanaya. Dad wadadhashay oo aan la istusi karin Daaroodka sidooda sow dow ma aha in iyana qummaati loogu digto?

  5. Awlal.kkk

    Ninyahow Daarood Aniga ayaa ah mana jirto meel aan Anigu isku weeraray! Kkk
    Xitaa Iidoor iyo Hawiye kuma fogaado in aan mid waalan u jawaabay mooyee!
    Laakiin waay dhacdaa in aan mar mar dhacdo soo xigto, Anigoo wax ku iftiiminayo!

    Waxaanse yaabaa marka aan arko, Iidoorka Beesha Hawiye Marna Qadaad weyn ku sheegaya, Marna iska dhigaya ehel u diir naxaya!

  6. Khudbadda CC shakuur waxay ahayd mid ciil iyo caro xambaarsan mana ahayn mid haybad hogaamin wadato. Wali hadalkiisa tollaayeey ayaa ka muuqatay. Waxay ahayd in barnaamijkiisa ka hadlo laakin eedayn iyo eed tirin ayuu ku bilaabay waana caddayn in uu siyaasiyan qaangaarin walloow qof ahaan uu korwayn yahay. Midka Beensheeg ah halkan waxaa ku qoray sidaa raggaa iga horeyay u raddiyeen ayaan qabaa.Sxb qaangaar Daarood Uma kala warrami kartid.

  7. Faqashtii waakuwaa isku xaaray markii toosh weyn lagu ifiyey waar hawiye toos dantiisiina garey,
    Mardanbe hawiye u qaadi maysaan Somaliyeey toosoo iyo bla bla bla iyo wadaniyad aan jirin oo munaafaqadeysan hawiye ka ilbax sheekadaas kkkkk,

    @ xade tuug,,
    Adiga waa gartaa oo waxa laga ciideeyey Dheemaalkii iyo boolidii xaaraanta ahayd ee lagugu soo koriyey waayo way kaa muuqataa in xaaraan iyo boob xoolaha masaakiinta lagugug soo koriyey, dhadhankii iyo xaaraantii ayaad u baratay welina ka samri la’dahay,
    Laakiin ogow inaad tihiin gun gun dhashay oo dowlad ku nool ah oo aan aqoon sida wax loo tabxado inaad dulin dowlad ku nool noqotaan mooyee irsaaqad kale inay jirto uma haysataan Gaajo gaajo dhashay oo fuqara ah,,

    Madaa faani kara naagyow maanta wax aad ku faanto haday muuqan lahaateen waaba laguu garaabi lahaa Yaa Fataal,

    Almost 40 years ayaad cararkii aad ku tagteen kenya iyo DHADHAAB weli sidii ayay hoy idinku tahay una degen tihiin Dhadhaab iyo xeryaha kenya,
    Kuwa ku baday waa SNM oo xabad futada kaasoo gelisay soona gabagabeeyey dowladii ku sheegii qoyska ahayd kadibna hawiye iskaa biyo raaciyey,,
    Haku faanin Ciidan aadan lahayn adeerkaa Afweyne wuxu soo kiraystsy South africaan markii xabadii kululayd ee SNM u adkeysan waayey ragiinii waa kuwii hargeysa hadhcad ka cararay ee gaalkacayo orodka iyo dhuumashada ku galay, ina cali Barre uu ka mid ahaa weliba uu ciidan Faqash iu galaaftay oo hadhcad colaca la leefsiiyey,

    Faqashtii joogtay waqooyi sidii dumarkii ayay shalmado xidheen oo wada dhuunteen iyagoo wada duleysan waa kuwa meelwalba kaga waram ceebtoodii,,

    Libin waxa jooga maanta ninka gurigiisii qori caaradii ku xireystay dhistay, nabad ka dhigtay,sharaf iyo cisina ku nool, maatadiisiina sharaf ku noolyihiin oo aan sidaada Dhadhaab dadkiisu wadhnayn 40 sano ku dhawaad,

    Iidoor waa Sunta buufisa Faqash tooshkana WA WA WA ku ifisa god kasta oo ay dabada la galaana ka soo saara iyogoo kala weji xun oo dhiumanaya kkkkkk,
    Hadii runtu ku dhibayso ha kaftamin yaa Xayawaan munaafaq Gaajo ku kor ah,
    Guni hadey jirto adiga weeye waayo,
    Laangaab ciilan haduu jiro waa adiga
    Gaajo ku kor dulin ah oo masaakiinta xoolahooda in lagu quudiyo u bartay welina raba adiga weeye

    Gunaanad.

    Ninka guul taagan labadeena umada ka marqaatiya waayo waan ka adkaaday faqash,

    Waxaana dhistay dhilkaygii haybad iyo sharafna waanigaa ku nool calankeyguna iga dul babanayo min LAWYACADO ILAA SANAAG.

    Adigu maxaad haysataa?
    Gedo ayaad xaliyi kari weydey oo dhisan kari weydey oo macaluul loogu baqtiyey Xamar oo hawiye leeyahay ayaad rabtaa inaad roidhida kula dhuuqdid adigoo waxba ahayn waxna kusoo kordhin karin Xamar,,

    Orod is xabaal hadal kuuma furna Nedelyahow Gaajaysan,
    Ogow in laangaab sidaada oo kale ah oo gaajo ku kor ah oo jecel inuu marwalba Dowlad ku dul noolaado Sida gafanahana ugu dul naaxo ogow in taasi dhamaatay soona noqon doonin Abid,,
    Afweyne wuxuu ku shaqaysan jirey laagaab ciilan oo dhan xoolihii masaakiinta ku quudin jirey laakiin waxba kamay faaiidin aan hoog iyo halaag ahayn sida Xaaraamigan Xade,,

  8. Waxaad su’aal ah ma waxay dalka Somalia ku xukumi doonaan Shareecada Islamka? Jawaabta waa Maya marka kii neesha yimaadaba wuxuu nowon doonaa dabadhilif u adeega shisheeye, oo aanan wadin danta dalka,dadka iyo diinta Qabiilkuu doono ha ahaado,

  9. Weldone mujaahid Runsheege. Cayayaankii faqashta ka hadhay
    si fiican ayaad DDT ugu buufisay.kkk kkk kkk

    Dagaalkii Faqashta & Mujaahidiintii SNM 32 sano ka hor ayuu
    soo afjarmay. Laakiin ila wakhtigan aan joogno waxaa jira dad badan
    oo ay ka mid tahay Habartaa A.A. Xaado oo habeenkii naxdin la selela
    soona xasuusta xanuunkii xabada SNM. Wiil hoogyo walee taariikh ayay dhigeen.

    • @Suldaan Laaleys.

      Salaan sharafeed iga gudoon sxb,

      Waar DDT iyo basbaasba waan isugu daraa markaasay faqash ka hadh oo dhami Kabahooda ka cararaan markaan DDT indhaha biif baaf kaga shubo Futadana Basbaas kulul ka mariyo ayay Dhagac sida lo’da dareeriyaa oo ay isdaba galaan. Kkkkkkkkkkkkkkk

      Waar IIDOOR waa Sunta Faqash kaga ilmaysiisa kkkkkkkkkk,

      Laaleys ma ila socotaa,
      Kk

  10. Waar kii Barawaani king ee waalaa meeyey. Waar kaalay
    habar-taadan A.A. Xaado ee afka dheer leh raga ka qabso.
    hadii kale hadhow markaan dhash hanoo soo caban!

    kkkk
    kkk
    kk
    k

  11. Duqayda iiddooreynayow raggu siyaasadda waa ku kaftamaa oo iskuna xifaaleeyaa, idinkuse dhoocillo sidooda ayaydin iska caaytantaan, waana ayaandarro weyn runtii.

    Midda kalena, haddii xataa dhacdooyinka taariikheed lagu xifaaltamayo runtu siday tahay ayaa hawraarta lagusaleeyaa. Runtuna waxaa weeye in:

    * Jabhadda SNM abidkeed Koonfurba cag soodhigin, inay Xamar cid kaqixisay iskaba daa e.

    * Soomaali Maxamed dhammaanteed Xamar kaqaxday oo kumannaan Isaaq ahina kamid ahaayeen.

    * Isaaqaas fakaday uu Rabbi kufakiyay fadliga iyo magaca beelaha Daarood – sida Geri, Dhulbahante, Warsangali, iyo Absame; abaal weynna ugu qabaan ilaa maantadan.

    * Xeryaha qaxootiga ee Kenya ay kumannaan Isaaq ahi dhoobnaayeen.

    * Soomaalidii qaxdayna ay ahayd rayid aan hubeysnayn oo maleeshiyadii Hawiye oo hubkii qaranka afduubatay si kedis iyo filanwaa ah ugasoo duldhaceen.

    * Jabhadda SNM iyo maatadiiba Woqooyi Galbeed dib ugusoo noqdeen kaddib markii ay ciidamadii dawladdii kacaanku iskooda aaggaas ugasoo baxeen – siiba ina Cali Barre iyo guutadiisii oo xilligaas inuu Gaalkacayo xoreeyo ay Majeerteenku ka dalbadeen.

    * Jabhadda SNM iyo maatadaasu ay kasoo hormareen oo Itoobiya kasoo sagootiyeen militariga Itoobiya, mar ay ciidamadii kacaanku aaggaas faaruqiyeen.

    * Isaaqu Daaroodkii qoysaskooda kamid ahaa iyo kuwii curyaanka iyo waayeelka ahaa inta kuhoos noqdeen aargoosi ulaayeen oo welina aydun waxshinimadaas kufaantaan.

    * Wixii jabhadda SNM dagaalka kulajiray ay dowlad ahayd e aanay Daarood Isaaqa kusoo duulay ahayn.

    Haddaba, taariikhda in lagu xifaaltamo uqalanta waa wixii qabtaas ka dambeeyay iyo ilaa hadda inay cidi kudhiirran kartay inay Daaroodka dagaal wax kaga qaaddo.

    1991kii USC iyo SNM maato aan isdifaaci karin oo Soomaalinimadooda iska aaminsanaa ayay ka duldhaceen, waana dhaqanxumadan waxshinimo sababta ay dunidu USC iyo SNM ba dhabarka ugu duwday oo ictiraafkiinniina qummaati u duugay.

    Taariikh-xumadiinna aydun kufaantaan aadmigu waa ka argaggaxaa oo kana xishoodaa.

  12. Cabdiraxmaan iska dhicinta ayuu aad u fogeeyaa mooyee waa nin aqontiisa ay fiican tahay, waxaana uu iiga mid yahay raga ugu horeeya ee aan kaalmaha ugu horeeya keeni lahaa ilaa aan arko mid ka fiicaan

  13. War Ciyaalkii Abaarso waxa isku dhex yaac ka muuqdo fiiriya! Kkk
    Waxaan hubaa in qaar badan oo idinka mid ahi aay dhashay Askartii Faqashta oo aad bilaa Aabbe tihiin! Kkk
    Taas ayaana keeneeysa in aay hadiyo goor idinka muuqato Caro faro badan oo idinku xambaarto in aad ku hadashaan hadallo aay tarbiyad xumo ka muuqato!! Kkk

    Magaalooyin Ingiriiska ku yaala sida, “Liverpool” ayaa waxaa ku nool, Ciyaal faro badan oo aay Naago Caddaan ahi ka dhaleen, “Seamanadii” Soomaalida oo aay ku inkiireen! Kuwaas oo wax aay arkaan dadka Soomaalida ahi ugu neceb! Kkk

    Hadda, dhaqankaas baa iiga muuqdu in aay leeyihiin, 40 jirrada reer ABAARSO-LAND ee meesha soo galo! Kkk

    Raadkii Qaybtii 26aad ee Ciidankii Faqashta ee faraha badnaa ee meeshaa gaalaa bixinayey wuu idinka muuqda! Kkk

  14. Awlal wacade qoladaan marqaan land adaa meel ku hubsadey kkk. Adoo caytamin baa waxa maqaarka kaga siibtaa facts jira oo la dafiri karin. Well done sxb saas kuwad.

    kkk Xade kuwaan sharaftaada ma mudne cimaamadaada dhowrsaan ku dhihi lahaa.

    Wbt.

  15. @@A.A Xade,Sxb Ka daa xoogaa kuwa badan oo fiican dhashii Shiikh Isxaaq ayaa jira! Ka khalayso nooh!

  16. FADHI KU DIRIR KA SNM ALSHAYDAAN GET THE FUCK OUTA HERE.

    KU EKAADA WAAHEEN NEWS, MMTV, HORN CABLE, BBC, VOA, BURCO ONLINE IYO HADHWANAAG NEWS.

    ORDAHAYA HABAR GIDIR LAHADLA YUSUF GARAD IYO INA MUJRIM KA INA CABDI SHUKUUR. ONCE AGAIN GET THE FUCK OUTA HERE LAAGAMA BAAHNA FADHI KU DIRIR KIINA SNM ALSHAYDAAN.

  17. War yaa gaadhsiin kara ninkaan ODAYGA ah Fariin, diinta islaamka gefka joogtada ah ka daa ha lagu yidhaahdo, waxba Diin kama taqaanide toobad keen, oo afkaaga hayso hala gaadhsiiyo. Nebi muxamad mucjiso lama siin kulahaa!! oo maxay carab iyo cajami ku rumaysay oo ilaa maanta Gaalo kusoo islaamaysaa??

    Siyaadada beenta ku dhisan ku ekaada oo diinta faraha kala baxa..

    Waxan maqli jiray Adhiga lagala quusay Geelaa loo diraa!! Siyaasaday wax ka keeni waayeen diintiibaa faraha lala galay!!

  18. IIDOOR AQOONSI KA QUUSAY.
    MUNAAFAQAD AYUU KULA DHEX MEEREYSAN QOLALKA REER KOONFUREEDKA.
    FRYSAL CALI DHURWAA( AF XAARAAN ) IYO NOOC LA MID AH HOGAANKA U HAYA.
    WAXAY LA MID YIHIIN NIN INDHOOLE AH OO UU HAGAYO AMA USHA U WADO NIN WAALAN.
    IIDOOR CAQLIGA IYO MASKAXDA ILAAH HA USOO CESHO AAMIIN.
    KUMA JIRAAN CULIMADA SHARAFTA LEH IYO INTA WANAAGSAN.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*