DAAWO: Khudbadda Musharrax Farmaajo “Qof aan aniga aheyn doorasho qof & cod ah ma qaban karo”

PUNTLAND TIMES

13 Comments

  1. Wariye Al Cadaala wuxuu ugu yeeray sida tan :- “ Hadana waxaan u Yeerayaa Musharaxa ku xiga Maxamed Cabdulaahi Farmaajo”! lol

    Xataa waxaa Farmaajo loo quuri waayey in loogu yeero Madaxweynihii Hore ….???

    Taas ayaa kuu cadaynaysa in uu gabalkii dhacay markale Munaafaq Farmaajo.

    • DUCAALE Kaahiye.

      Ma awal buu Farmaajo ixtiraam iyo hadal wanaagsan ka suyagey Mooryaan Taakeeye 2aad ah oo Idaacadii Qaranka Af Duub ku haystey illaa iyo 91kii oo Shaar Weriyenimo loo geliyey?! Kkk

      Adeer Farmaajo haddii uu baxana ina Suldaan Cali Yuusuf baan ku hureeyne isu diyaari!! Kkk

  2. UMADII XALASHA AHAA EE LA ARKI JIREY WAXAA KA NUMBER BATEY KUWO MADAX IYO MIJA LAHEEYN O AAD MARMAR IS ODHANISID WAR SEY WAX YIHIIN WAXAAN ARKI JIREY UMAD MIYIGA KA IMAN JIRTEY MAGAALO KABILAWI JIRTEY DUGSI HOSE ILAA JAMACAD WAKHTIGAS KACANKI NIN OGI WAX BARASHADU BILEYSH BERY AHEEYD MIYIGA WILASHA IYO GABDHUBA AGOONTA AYAGAA UGU HOREYN JIREY SIBA WILASH GABDHUHU AYAGU SIBA CUSURINIMO USARNEYD INTII MAGAALO JOGA AHAA HALKASA LOGA HADHEY WAX YAR MOYE SARAKIIL CIDAN IYO AGOON SARABA RER MIYIGA UBADNAA MAXAA KENEY RER MIYIGU AD ADEYG IYO KAAN DHAAF EE KUFANAYA RER MIYIGA KUGU CAYAAYA FICIL AYAA KABUXEY IYO MASKAXDISA OO NADIF AHEEYD HAWO IYO CUNO MIYI NADIFA AYAA JIDHKISA GALEYSEY LAKIINSE HADA SUMUNIGII WA IS ROGEY KI MIYIGA KAYIMI AYAA WALI WA IDHA ADAG YAHEEY BADIDII WA WADA WARIYE IYO GORA WAR SHEYG UMADII BEEY WARERIYEEN KUSHUBO WAXAD RABTID AYUU KU GABANAYAA O MEDIAHA SODHIGAYAA ISAGO IDHA ADAG WAGII HORE KA RONAYEEN

  3. Farmaajo khibraddiisu waa mid shaqaale dowladeed e mid siyaasadeed ma aha. Sababta uu muddoxileedkiisii ugu hungoobayna waa mid salka kuhaysa in aanu ahayn hoggaan siyaasadeed oo dhalad ah, waayo waa udhalasho e iskayeelyeel ma aha.

    Hoggaannimada siyaasadeed waa mid u baahan khuslado ay gundhig uyihiin fariidnimo, fiiradheeri, fogaan-aragnimo, iyo garaad iyo garasho dheer. Farmaajo intaas oo dhan ayuu sixun uga arradanyahay oo uu kuseegay fursado badan oo qaalisanaa ee uhaawanayay oo sumcaddiisa iyo Soomaaliyaba maanta heer sare kusimi lahaa.

    Xaqiiqaduse waxay tahay inuu intooda kale kasii mustawaa iyo maqaam sarreeyo oo khusladaha qaarna siidheeryahay: wuu kasii dulqaad badanyahay, kasii daacadsanyahay oo kasii waddanisanyahay. Kalsoonida aan anigu Farmaajo ka qabo waxaa weeye inuusan dalkiisa abid shisheeye ujebinayn oo kana xaraashayn.

    Wacdiga maanta lagujirana, dalku iyo kheyraadkiisuba waxay baahi xun u qabaan nin daacad u ah oo ay waddaniyaddiisuna usugantahay ee aan loosoodhaafi karin. Marka qawsaarrada meesha iskuharddinaya diiradda lawada saarayna, waxaa caddaatay in Farmaajo mooyee intooda kale yihiin arddaallo shisheeye uwada kiraysan oo dalka iyo kheyraadkiisana xaraashi doona.

    Labo daran tii roon baa la doortaa.

  4. Waxa uu Farmaajo yahayba waxaa cad in : –

    In aanu Rabin in uu sharciga ku dhaqmo taas bedelkeedna uu rabo in uu fikirkiisa , aragtidiisa iyo sida isaga uu rabo ama ay la tahay wax ku maamulo.
    Waa Isla-qumane isla-saxane ah oo xataa aan dadka u sharaxi karin afkaartiisa, ajandihiisa iyo barnaamijkiisa siyaasadeed iskaba dhaaf wax kale’e !

    LAAKIIN SOOMAALI WAA ISTAAHISHAA ASAGA IYO MID KA XUNBA

  5. DENI IYO FARMAAJO WAA CIR IYO DHUL
    DENI 100% FARMAAJO 60%
    KALA KHUDBAD WANAAGSANAA.
    DENI MASUUL,MADAX WEYNE QARAN
    FARMAJO NEGATIVE,NIN CIIL QABA.
    DOORTA DENI,DIIDA FARMAAJO

  6. Farmaajo gabalkiisu madumin waa halyay somali quliubta
    Kadagay , waxaa gabalku
    Udhacay kuwa ushaqeeyo
    Imaaradka kukuyo,
    Even hadii ii waayo
    Sharaf ayay uhayaan somali
    Inta rabi taqaano

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*