DAAWO: Khudbadda Musharrax Xasan Sheekh “Waxaan wataa Tareen aan buuxsamin”

PUNTLAND TIMES

5 Comments

  1. Kkkkk jumladaan
    Waxaan wataa tarayn aan buuxsamin oo macnaheeda ah
    ” CALOOL AAN BUUXSAMIN”
    Hassan Waraabow illaah inaguma kaa soo celiyo

  2. Saxaafi Xuseenow, cinwaanka iskasax fadlan oo cinwaannadana iskahubiya inta aydaan sootabinin.

    Maalin dhowayd ayaan arkayay cinwaan aad Puntland ulajeedday oo ‘Punjab’ u qortay. Tafatirenimada macnaheeda ayaaba ah in qoraal la muraajaceeyo oo qaladaadka kujira lagasaxo.

    Haddii aannu reer Puntland nahay, waxaannu jecelnahay inaynu waxwalba Soomaalida kaga horreynno, gaar ahaanna waaxda saxaafadda iyo baahinta arrimaha goshiyeed.

    War bal boorka iska yara jaffa bahda Puntland Times.

  3. Alxaqiiqa

    Aar Goosi ayuu xasan shiikh Xalay kaga dhawaaqay Xafladiisi, waxaan Qabaa in uu
    Markii uu ahaa madaxweynaga uu isagu sameeyey Aar goosi.

    1.Siyaasi cali daacuun.
    2.cabdi nuure siyaad.
    3.cali yare cali.
    4.Axmed daaci.
    5.cabdilaahi Shiikh xasan.

    Caqliga caafimaadka Qaba wuxuu oranayaa
    Xasan shiikh maxamuud Ha weydiisto CAFIS
    Soomaali inta qarsoon ee uu ka Galay Dembi
    Waa isaga iyo” ilaahay”

    Alxaqiiqa

  4. Cali Daacuun iyo Cali Jeeb ku jire iyo kuwa la mid ka ah ma Siyaasadiin bay noqdeen? Alloow Alle muxuu Siyaasi magacii Ba’ay !

    Caadaqaatayaashii meelaha Dawarsan jiray ayuu Farmaajo inta uu Soo aruursaday asaga iyo taageerayaashiisa ayay ku leeyihiin waa Siyaasiyiinta Nabar iyo Naxdin ! Nin aduunyo joogoow maxaad Aragtoo kuu laaban ?

  5. TAREENKA/CALOOSHA Xasan sheikh maxamuud wax buuxin karaa ma jiraan. Waxaan islee yahay ciid umbaa buuxin karta.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*