DAAWO: Maxaa kasoo kordhay loolanka doorashada Madaxweynaha?

Loolanka doorashada Madaxweynaha 10-aad ee JFS ayaa sii xoogeystay saacadihii lasoo dhaafay, kaddib markii qaar kamid ah musharrixiinta Madaxweynaha ay bilaabeen bixinta dhaqaale siinta Xildhibaanada labada Gole ee BJFS.

Musharraxiinta ayaa dadaalkooda ugu badan galinaya siddii ay uga gudbi lahaayeen wareega 1-aad ee Doorashada, oo ah wareega dhimashada, loona baahan yahay Afar Musharrax oo kali ah.

PUNTLAND TIMES