DAAWO: Maxay ka wada-hadleen Muuse Biixi & Wafti Mareykanka ka socda?

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Cabdi Biixi, ayaa maanta qaabilay Wafti ka socda dalka Mareykanka oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Mareykanka ee Africa (AFRICOM) Stephen Townsend.

Waftiga oo uu kamid ahaa Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry André, ayaa looga hadlay Iskaashi dhinaca Ammaanka ah oo dhexmara Mareykanka iyo Somaliland.

PUNTLAND TIMES 

25 Comments

  1. From Puntland; waa wax laku farxo hormurka somaliland regardless of our differences. Masha allah horey u socda walikiin

    • Mahadsanid, Gaalkacayo waa dad geesiyiin ah, Somali dhab ah, dhiig kulul, damiirkoodu sarreeyo, Magac miskiin lagama aha, lama mid tihidin gunta Gedo oo kale ee wax Somali usoo kordhaya xumaan u qaba, wadaniyaddana u qaba xatooyo iyo xilal been ah, Somali ka khasaariyey rubuc qarni, weliba indha-adayg ku daraya iyo jaahilnimo.

  2. @@Qardafui,

    Markale ayaad qalad xun kudhacday, sida ka cad dooddaada aad J.F. Kennedy kuhalqabsatay. Haddaba, aan kusaxo e jawaabtan iga guddoon.

    Michael H. Hart oo ah aqoonyahan iyo qoraa sare oo Kristaan Mareykan ah ayaa buug uu qoray oo halkudhiggiisu yahay ‘The 100 Most Influential People of all Time’ waxaa uu qiray sidan soosocata:

    “It is this unparalleled combination of secular and religious influence which I feel entitles Muhammad (SCW) to be considered the most influential single figure in human history.”

    Waxaa boqolkaas uu tiriyay kamid ahaa Nebi Ciise iyo Nebi Muuse (Caleyhuma Salaam) iyo inta ay reer Galbeedku kudhaartaan sida John Kennedy-ga adiga kucajabiyay.

    Walaalayaal, diintiinna iyo taariikhdeeda barta oo soo dhuuxa inta aydaan Rabbi (SWT) iyo muslimiinta wax og hortooda isku ceebeynin.

  3. Akhyaarta Su’aal,waa maxay sabta Puntlandpost iyo Caasimada Comments u ogolaan??Hadii Xorriyad Media jirto miyaysan ahayn in xorinimo Comments naloo ogolaado?
    Waxay doonaan ayay qoraan cid ka falcelin karto majirto.

  4. @Mustafa Hassan,

    Waxaad hadashay fallaag maankii, waase kaaf iyo kaladheeri khayaalka aydin kuwiinnan mintidsan iskadhaadhiciseen iyo waaqiciga dhabta ah ee hadda dalka kahirgalaya. Igahooya haddaba.

    Beesha Caalamku indhawaaleba waxay Muuse Biixi iyo maamulkiisa fadhiidka ah bayaan ugu caddeysay oo oggolaysiisay in si tartiib ah oo farsamaysan xukunka looga wareejin doono marka ay dowladda federaalka ee cusub dalka ka hanaqaaddo.

    Isbeddellada Hargeysa lagu khasbay ee waayahan ka taabbagalayay waxaa kamid ah in xizbiyadi beeleed ee bugta ahaa inta lazuuliyo ururro siyaasadeed loo digarogto oo qorshahaasuna wuu socdaa. Qorshuhuna waa sidan.

    Marka Dowladda Federaalka latiiriyo ayaa ururrada siyaasadeed ee ‘Somaliland’ iyo dalka intiisa kaleba xoogga lagu saari doonaa inay xidideystaan, si doorasho qof-iyo-cod ah dalka looga dhaqangaliyo. ‘Somaliland’ ayaana laga billaabayaa oo marka xukuumad cusub la doorto ay Biixi iyo kooxdiisa SNM si tartiib ah xilka kuwareejin doonaan. Halkaana waxaa kuhuleelanaya oo daahana lagu gambinayaa maamulkii SNM iyo odayadii kumintidsanaa.

    Markaas kaddib ayaa xukuumadda cusub ee Hargeysa iyo Dowladda Federaalka toos la iskugu xirayaa oo ay xukuumaddu Xamar hoos tagaysaa, iyaga oo ay wakiillada Woqooyi Galbeed ee Xamar fadhiya toos umaareynayaan hannaanka dowladeed ee Hargeysa kahirgalaya.

    Qorshuhu ma idin dhacay mise maya? Iyada oo aanay xabbad qura dhicin ayay SNM meesha kadhalaalaysaa oo sidaasna kuhooyanaysaa, geyigaasuna uu dadkii lahaa gacmahooda iyo rabitaankooda dib ugu laabanayaa.

    Haddaba, kuwiinnan farakutiriska ah ee iska fallaagaysan burqadashadiinnu waa iska hadal khasaaray ee aan dhegba jalaq loo siin doonin. Khayaalkiinna kasii dhex qarwa.

    • Waxaan halkan ka tacsiyadaynayaa dadkii yaqaan Mr Awlal oo halkan in badan fikiro badan oo iska soo horjeeda ka soo gudbin jiray, Awlal intaa inuu dhaaamo baan moodayey, khiyaali iyo riyo lagu qarinayo been iyo xasad inuu meeshan soo dhigayo maan moodayn, qofku sida uu wax u rabo inuu soo qoro maaha, waxaad aad soo malmaluuqday ma aha wax laga iibin karo qof weyn, maanta waxaynu joognaa 12/5/2022, waxaan ku siiyey 30 sanno, haddii taa aad sheegaysaa dhacdo, oo Hargeisa Xamar laga xukumo, gadhkaygu ri buu ka soo baxay, inta aad nooshahay arki maysid, mana dhici doonto, ma aha naceyb iyo wax kale toona, adeer waa ka fiican nahay ka wadanisan nahay, ka dedaal iyo caqli badannahay waxa meesha isugu tegay, kuma aamini karno aayahayaga, 3 kun oo inan oo Alshabaab ah bay ugu yeedheen 22 kun oo gafuur culus ah oo maanta teendhada doorashada lagu dhex ilaalinayo, we know enough about you, we cannot risk our life and the future of our children to the kind of people and their potential leader we saw, aqoonsi la’aantayda ayaa dhaama waxa meeshaa lagaga nool yahay, waanna hubnaa inaan helayso waxaan u qalanno maalin dhow, while there is a will there is a way, adeer been iyo riyadadaada ku dhisan rabitaankaaga xasadka iyo ku jiqsii ah hasoo qorin iyo film carruureedka, waxaa markhaati innoo kala furi doonaa waayaha

    • Awlal
      Yaa Somaliland xoog ku soo celin kara, daawo shacabka ku dhaqan dhamaan magaalooyinka Somaliland 18 may 2022 si aad u ogaato xaqiiqada, beento wa ceeb . No return back my friend.

  5. SOMALIA-
    Waxaa cidwaliba uu dunida ah ay ogtahay in dalja Soomaaliya,aan la kala qaybin karin.
    Reerka Soomaaliyeed ee Isaq ee la baxay Somaliland,suuragal maaha in beel Soomaaliyeed ay qaran noqoto.
    Xeerja caalamiga ah ( international law ) iyo kan
    A.U ( African Union) ayaan ogolayn in dal jira la kala qaybiyo.
    Maraykan ku waa ogyahay in wax Somaliland ka yiraahdo in aysan jirin.
    Cidii ka shaqaysa in Soomaaliya la kala gooyo waa danbi ah( Treason )
    oo qaa’inay wadan,oo ah danbi culus.
    Shacabka Soomaaliyeed ayaa ah kuwa u taagan in ay ka hortaga an kuwa ,cadowga u ah ,jiritaanka ,Qaranimada,iyo xuduud aga Soomaaliya in ay si dooda ayaad.
    Soomaaliya guul,gooni goosatada iyo dib u socodka waa laga guulaysan.

    • Doqonow adigu Somalia waxaad u taqaan dawladda Farmaajo, haddii Itoobiya oo kaa weyn lakala gooyey, haddii Suudaan oo kaa weyn la kala gooyey, haddii maanta la kala goynayo Ukraine kuwo badan oo kalena la kala gooyey why Somalia oo failed state ah oo garab iyo gaashaan toona lahayn, impossible is written only in the dictionary of fools like you’ indhahaaga oo shan ah bay dhici, ama reer qudha ku sheeg ama 10 reer ku sheeg, caqligii aad Farmaajo ku daba socotay 5 sano baad qabtaa, markaa waxba ku weydiin maayo, waxaan kuu ballan qaadayaa, sidii CC Shakuur wallaahi guri aan leeyahay inaan askar habeen u soo dhacay, wallaahi inaanad sidii Ikraan inan SOmaliland joogta u qalan karayn, sow dawladnimada aad soo wadaa ma aha; Alshabaab, Qarax, Fahad Yaasiin, Kulane Jiis, Yaasiin Farey, Farxaan Qaroole, General Biixi, ahahaha, Laftagereen iyo Qoor qoor ood soo magacawdo, Illaahay baan ka maqan galnay, over my dead body, arrinkaa iska liq, raggan kama suurtogeli karto, dadka kala baro.

  6. @Mustafa Hassan,

    Waan arkaa inaad faalladayda qorshaha Soomaaliya loogu talaggalsanyahay salka kuhaysa naxdin iyo argaggax ka qaadday, waase waaqiciga dhabta ah ee jira.

    Waxaanse kaasaxayaa qiilka rakhiiska ah ee aad ugu halqabsatay Suudaan iyo Ukraine.

    Suudaanta Koonfureed waxaa loo adeegsaday marmarsiinyo salka kuhaysa xaqiiqooyin suuraggalin karin karayay, sida in dadka Koonfurta dalkaas ay juqraafi ahaan, isir ahaan, iyo caqiido ahaanba Woqooyiga dalkaas ka go’i karayeen.

    Hayeeshee, kalaggoyntaasu waata aakhirkii soconwayday oo iskeed iskugu dhabaqday markii ay runtu taabatay.

    Ukraine-se, waddan gardarro iyo xaqdarro ugusoo duulay ayaa damacsan inuu kala jarjaro e beesha caalamku Suudaan sideeda si rasmi ah uma kala faquuqayso. Putinna qiilka jaban ee uu adeegsanayay iskii ayuu ufashilmay maadaama ay dadka Ukraine iyo dad Ruushku isku isir (Slavs), isku diin, isku luqad, iyo isku hiddo iyo dhaqanba yihiin. Waase labo waddan oo si rasmi ah ukala madax-bannaan.

    ‘Somaliland’-se, ma aha dal si rasmi ah u jira oo Soomaaliya goonni ka ah. Waa geyi Soomaaliya katirsan. Dadka kunoolna waa Soomaali kuwa Koonfureed sikasta waxwalba ulawadaaga. Beelaha geyiganna mid keliya ayaa goonni-isutaagga kumintidsan oo 1% udhigmaysa, iyaduna dhul ay gaar uleedahay majiro e kuwa kale ayay iskudhex milmanyihiin.

    Haddaba, beel aan Soomaalida kale waxba kaga duwanayn ee aan dhul u gaar ahna lahayn, suuraggal ma noqonayso in bulshaweynta iyo dalka ay katirsantahay laga gooyo – juqraafi ahaan iyo sikasta oo kaleba. Caalamku waaqicigan iyo xaqiiqooyinkan dhabta ah ayuu garanayaa oo waxna kucabbirayaa.

    Isaaqu dhul u gaar ah iyo sabab macquul ah ee lagu ictiraafo maleh e dalkiinna iyo dadkiinna Soomaaliyeed iska iimaansada oo khayaalka katoosa.

    • 1% ka ah, dooddii halkaan baan ku jaray, mahadsanid

      Maraykanku wuxuu la kulmayaa markuu yimaado Somaliland sida shalay hal beel oo ka ah 1% dadka halkaa deggan, hoos ka akhri Puntland POst warbixintii ay soo dirtay ee UNICEF, WHO< CIA , THINK TANK Holland, ay tirada Somalida ku sheegeen
      Hawiye 25%, Issaaq 22% Daarood 20%, Raxanweyn 17%, Dir 7% and so on.
      1% baa ka talinaya ilaa Seylac ilaa Laascaanood? 1% baa Siyaad Barre South Africa iyo diyaarado ku garacay aad dalba gaar u lahayn, what an idiot

  7. LOOGAMA BAAHNA HALAKAN FADHI KU DIRIR KA SNM ALSHAYDAAN IYO USC:

    Cid Faai’ido ku qabta in Somalia 🇸🇴 “Beel Beel loo kala qeybiyo majirto” look Djibouti 🇩🇯 Japan 🇯🇵 have military base, China 🇨🇳 have military base, Uk 🇬🇧 have military base, USA 🇺🇸 have military base Italy 🇮🇹 have military base and Saudi Arabia 🇸🇦 have military base.

    Why?
    1884 European curse in Berlin Germany 🇩🇪 Is the result of today’s “GEO POLITICS and Somali people have nothing to gain” “The scramble of second Africa in our eyes.
    1.2 million Somalis paid their lives and we lost big in terms of land and nationhood especially Daarood lost to their lands is added in neighboring Christian countries of Kenya 🇰🇪 and Ethiopia 🇪🇹 and once again Somalia 🇸🇴 lost in 1977 when Soviet Union and CUBA 🇨🇺 “Naasdheer” killed Somali troops its recorded 6000 in one week alone.

    Yes American 🇺🇸 rebuild Berbera port and Kismayo port. Yes America helped Somalia 🇸🇴 1991 when military regime failed by USC or “Hawiye Hutu” what they called “Dibirgoynta Daarood but destroyed the whole of Somalia 🇸🇴 American 🇺🇸 military suffered loses when they they tried to contain warlords in Mogadishu in 1993 “operation restore hope” they could have wiped them out these mfker but freaking Clinton said why we care AFRICA let them kill each other, and that Misjudgment opened up SNM to start terrorism in neighboring state of puntland “BOSSASO in 1993 using USC si called URUR SAMALE with “Shaatiga shaydaan ka Alshabaab and start of terrorism in Somalia 🇸🇴 as a whole.

    Today Somalia 🇸🇴 have a Federal Government based in Mogadishu. Somalia 🇸🇴 needs peace development and infrastructure, roads, Schools, Water, und Most of political stability.

    Yes we welcome United States 🇺🇸 to do more to unite the country because they invested heavily to turn around Somalia 🇸🇴 and make stable and allied nation in Africa is up to the United States 🇺🇸 Government what their move will be for this strategically located country on the planet earth Red Sea and Indian Ocean.

    We understand China 🇨🇳 is interesting and already added “Belt and road initiative” and gaining ground to complete United States 🇺🇸 that country that they gave invested heavily Somalia 🇸🇴. It’s very interesting to see how United States 🇺🇸 handle Somalia 🇸🇴 in this changing world of “Geopolitics” will they follow 1884 curse in Berlin or different history will tell. Security of Red Sea and Indian Ocean is Somalis interest and stability as well.
    We witnessed the United Arab Emarates 🇦🇪 movie to Challenge Djibouti 🇩🇯 Doraleh port to Berbera port with the Chinese, they already miscalculated Somali peoples ability to understand their aim we are a thousands of years of “Nation” we’re originally “Puntites” the land of Punt we call ourselves “the originals. Yes ISLAM reached 1400 years I guess they never heard “Sylac” Masjid Alqiblatain.
    Strong nation of Somalia 🇸🇴 is what’s needed. It’s true Somalis have five ports on the Red Sea “Doraleh Djibouti 🇩🇯 Sylac, Berbera, Lasqorey, and Bossaso. These are the main ports that need to preserve for Somalia 🇸🇴 not other nations it’s for the Somali people and Somali Government not states either a separatist or in member of Federal state or any competing nations or tribes it’s a pandora box for Somalia 🇸🇴 and the world.
    China 🇨🇳 is chasing Taiwan 🇹🇼 and see interest in Somalia 🇸🇴 true Arabs especially Golf Arabs will loose in definitely in terms of influence and economic growth and will do everything to destabilize Somalia 🇸🇴.
    United States 🇺🇸 need to stick “BUILD BACK BETTER INITIATIVE” they can fend off Chinese easily in Somalia 🇸🇴 but and it’s a big but if they go “Rubinstein propaganda for separatist its a loose loose situation not a “Win Win situation. We encourage American 🇺🇸 Government today not to waste American peoples investment of blood and money easily. We hope they listen.

  8. Masha Allah wxn arkaayay diyaaradaha maraykanka gaar ahaan kuwa loo yaqaan THE OSPREYS Oo Berbera City ku baashalaya… wxn u malyn USA 🇺🇸 inay kasoo qaxeen Djibouti 🇩🇯..

    Anyways welcome to Somaliland Republic 👈🏽🤷‍♂️

  9. @@@ THE CARBONARO EFFECT,
    Ma Diyaaradaa Baashaalaysay mise Dadka Mareykinka wato Diyaaradaa,Hadii waxa Baashaalaya Wiilasha Mareykinka yihiin wallee warbaa idinyaala!Ma ogtahay wixii mareykinka ku sameeyay ragii Filipiniska,Vietnameseka iyo wadamo badan?Waa sheekada Abaarso. Intay goori goor tahay ragga soo korayo hala badbaasho.

    • @ ALLY.
      Doqonkiiyoow ma kuu muuqan weydey 40 kun africaan Sangadhuudhiga iyo Amxaarada ah ee 20 years ku baadhaalaa xamar ilaa gedo ilaa kismaayo iyo koonfur inta badan,,
      Ma noo sheegi kartaa inta Garac at ku dhaleen ama ay ka dhaleen dhulkaa ay joogtaan,?
      Bal amxaarka gedo jooga ee dhulkaa iyo naagahoodiiba iska maamulanaya ee weliba lawada arkayo ee cid u diirnaxdaa oo duligaa iyo bahdilaada intaa leeg lagu hayo mudo 20 sano badana cid ka dul qaado la waayey,
      Doqonoow naagahaas gedo iyo meel walba oo ciidan africaan joogaan kuwii ka difaaci lahaa doqonow sow adiga maaha,
      Indhihiinu waxay arkaay somaliland oo xigdi iyo xaasidnimo aad la daba joogtaan,laakiin guryiina ba’ay ee hoogay iyo dumarkiinii oo meelwalba ku dayacana ciidamo Africa ahna magan u noqday waxay doonaana ku sameeyaan, doqonoow noocaagaas weeye waxa ay dadkaa somaliyeed rajo ka sugayaan inay heeryada gumaysiga ka dulqaadaan adna halkan baad xaasidnimo iyo naxli lasoo fadhidaa oo dad iyo dal tashaday kadaba niic leedahay Yaa Doqon bilaa damiira,
      Orod dalkaagii iyo dadkaaga xoreyso,
      Meeshan haka nacnac lahayne hawl baa kuu taal ku mashquul sidii aad dadkaaga uga kor qaadi lahayd Sangadhuudhi iyo Amxaar,,

      Fg igama ah digasho inaan ku diganayo waa iga talo,,

      Somaliland danaheeda adiga iyo noocaaga talo ugama baahnaa ragii lahaa ay gacantooda ku haya oo maamulanaya,,

      Aad baana ug

  10. I forgot to mention France 🇫🇷 they also have militry base in Djibouti 🇩🇯 where’s the nation of Somalia 🇸🇴? Wali waxay ka soo kaban la’yihiin 1884 Berlin Germany 🇩🇪 European curse. Italians, French, and evil British the mastermind of all evil things and most conflicts around the world “Truth” when you meet a Brit they’re so sweet and nice, but what the fuck they’ve done to the world is shocking “Chained humans sold like animals” Mother fuckers what an evil idea and not shame on it, and brought slaves to use their wars to kill millions of people for their name, and divide people into tribes.

    Somalis are most bullied nation by Europeans on the planet earth that needs to stop 🛑 a full stop period. We used to listen old generations when they talk about wars we never paid attention because in African history doesn’t exist in the western world, but what comes into thinking is whySlaves Africans and Slave Indians “Singh Singh” they called it sounded funny but it’s a very serious historical facts that need to preserve, and we encourage “Isaaq tribe to stop digging historical places period they’ll never gain anything accept haltered by their follow Somalis. Today the world we live in is very modern and our history is very sad including the longest civil war in African continent.

    We have no hate for HAWIYE HUTU” by slaughtering all Somalis and destroying the country one of the most important country in the world and most strategically located country on the planet earth Red Sea and Indian. Thousands of history is lost generations lost and seriously fragmented into pieces Somali people need different path not warlordism, Terrorism, and tribalism.

    USC SNM ALSHAYDAAN NEED TO FUCK OFF HERE AND STAY AWAY OUR PEOPLE.

    • Jirac
      SNM is a liberation front and it expelled the tyrant Siyad Barre and his men from Somaliland. Do not bury your head in the sand like an ostrich, because you know how hard this people have suffered from joining the south, so the people’s choice was decided, to separate from the south, so why are you and others behind them.Isn,t better to take care of the south, especially your village?No return back.

  11. SADEX HABROOD AYAA KUBAD WADA CIYAREY SA HABAR WAALBA CIDII USACBTUMI LAHEEYD TAGEROYAAL SOKAXEYSTEY LABADI TEAM EE FODA ISDAREY MID KAMIDA WAXA SORACEY HABRIHII CAYARTA ANAAN GUDA GALIIN SUGAYEEY MARKODA WAREYGA HORE LACIYARAAN MID UUN HALKII DAGAAL BA KABILOWDEY GACAN KAHADAAL IYO CEEY BURCO LAGABADI BURCO BODHWEEYN IYO ORMO YAHEEY INGIRIS CABUDIINYAHEY KUWII TAGERAYASHA AHAA AYAGUNA DAGAALKI BEEY KUBIREEYN WAR ANAGU FAGASH MANIHIIN MIDGAYAHEEY ANAGA O GARXAJISA MARYA OLOOLTI IDIN SABAXADEYNEY MARKA CAYAARTII HALKASEY KU XIDHANTEY SIDI CAYARIHII EEY ISKU DHAGAXYEYEEN HARGEYSA EE LEYDHKA ISKU DANSADEEYN DOFAR ABADKII MADAHIRO HARTIGA SPECIAL FORSKA FIRO DHEER AYEEY KUHAYAAN IDOOR INEEY WALAYIHIIN DHULBAHANTE GURIHISI YOCADA JOGA MUSHAHAR IDOOR KUSIYO AYEEY WAXEEY NAGA DHADHICINAYAAN WARYE YOCADANU TAGANAHEY GAROWANA HABRYNKII LEYDHKA IFTINKISA ARAGNAA HA BIKHKRYSO

  12. @@@ Beensheege.
    si qofka wax uga falceliyo ama jawaab ka bixiyo waa in uu Fahmaa waxa u ka Jabaabayo,Waa runtaa in African joogaan koonfurta dhibna gaystaan laakiin ogow dagaal ayay ku joogaan oo ka duwan sida CARBONARO EFFECT sheekada u qoray oo Baashaalka Mareykinka.Mida Kale iyadoo aad u xuntahay in Dumarka Soomaaliyeed la faraxumeeyo hadana Dumarka reer waqooyi dhibkaa wuu haystaa waana la iska indho tiraa.Boqolaal Ethiopian ah ayaa ku nool ama yinaada Waqooyi. Midda Mareykinka joogo Berbera waxay kaga duwan tahay oo Tusaale u soo qaatay Filipiniska and Vietnameseka Ragga Mareykinka waxay Raadsadaan Ragga waana arrin caalamka ogyahay. Hadaba iyadoo xuntahay in Dumarka la faraxumeeyo ragii Somalina wax difaaci karayn laakiin waxaa taa kasii daran rag Niman Mareykinka ah ku Baashaalaan. Uff.

  13. @@@ Ally
    Kkkkkkk miskiin,
    Waar hadii runta kuu sheegay ha guban meel kale haw boodin, xagaad ku aragtay dumar somaliland oo la bahdilayo ma sheekada Seediyadaa Sangadhuudhiga iyo Amxaarada Gurigaagii iyo dhulkaagii degey ayaad is leedahay bareejee kkkkkkkkkk miskiin,

    Waar gurigaagii baa uray oo cidwalba ka dhaansataa gaal madow iyo gaal cadba 20 sano iyo ka badan markaa dood ba kuuma furna iyo inaad cidkale wax ka sheekto,,

    Xerada ay dhaxleen Xabashidu waa Boosaaso anaga way na dhaafaan waana la raafaa waxa yar ee jooga laakiin garoowe iyo boosaaso way degeen waana kuwii ka mudahaaradyey boosaao maalmo hore,
    Yaan lagaa garan nacaybka iyo naxliga iyo xaasudnimada adiga iyo kuwiina kaleba idin biyo dhigatay cidna waxba ma yeeli kartaan,,
    Hadaad caqli leedahay naagihiina iyo amxaarku iska lahaayeen ayaad rag u noqon lahaydeen oo difaaci lahaydeen,

    Ta ciidamads Mareykanka meel walba waa joogaa europ, africa, asia, saudi Arabia, UAE, jabuuti, kenya, iyo meelwalba, haday ssomaliland imanayaana sifo sharci baa ku imanayaan kuna joogayaan sida dalalka kaleba u joogaan,,
    Ee bal adigu 40.0000 ee ku lahaadey meelna aan socon bal si iska dheh,

    Gaalo somaliland qarniyo ka hor bay joogteen kuma noolaayeen wax aan maamul ahsyna kama dhaxay gaal cusub oo iminka imanayana wax cusub masha,

    Tayaaniga ayuu ahaa kuwii Awoowayaashaa biyaha webiyada kaga talaabi jiray adeer dadka reer waqooyi waa dad sharsfkooda iyo karaamadooda ilaashada oo aan shilimaad dhaafsiisan kkkk,

    Gurigaaga hagaajiso kaasaa qudhmay oo u baahan inaad nadiifiso,

  14. Waxaa Illaahay mahadii ah in Farmaajo iyo CBB iyo caydhii MAREEXAAN oo sabta ahaa laga raysan doono maalin dhow oo sida cayayaanka meel ay mareen la waayi doono ” They will disappear into the thin air” Somalida kale markaa waa wada xaalli karnaa sida walaalaheen Hawiye iyo kabalalax, gunta Daarood waa Mareexaan, Leylkase iyo Awrtable,

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*