DAAWO: RW Rooble oo bilad guddoon siiyay Cabdikariim Qalbi-dhagax

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa iyo xarunta Xukuumadda ku qaabilay halgamaa Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax oo sanadkii 2017-kii si sharciga baar marsan loogu gacan galiyay Dowladda Ethiopia.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa Qalbi dhagax ka xaalmariyay gaboodfalkii lagula kacay isaga iyo ururkii uu ka tirsanaa ee ONLF.

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bishii Jannaayo ee sanadkan baa’isay go’aan ay horay u gaareen Golaha Wasiirradu, kaas oo Qalbi dhagax iyo ONLF ku tilmaamay argagixiso.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Halgamaa Cabdikariim Sh. Muuse Qalbidhagax huwiyay calanka jamhuuriyadda, guddoonsiiyayna billad, waxa uuna shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyay sida ay u garab istaageen, muwaadinkan Soomaaliyeed ee sida gardarrada ah loogu gacan galiyay dal shisheeye.

PUNTLAND TIMES 

19 Comments

  1. Another cheap shot!!

    Kulligiin shaqaalaad u tihiin axmaaro iyo cawaankeed,

    Kawaran ragaad Guriceel ku xasuuqdeen adigiyo Adeeradaa???

    • Somali Galbeed ma tihid, Somali ma tihid, Amxaar iyo Oromo baad tahay, macnaha sawirkan leeyahay aabbahaana ma garan karo, nin isaga oo indho-xidhan oo dil iyo cadaab in la mariyo loo dhoofshay 4 afar sano iyo siddeed bilood ka hor, oo caasimaddiisii iyo calankiisii ama hooyadii Somalia dhex joogay oo hoos harsanayey laga dhex qabtay oo in aan dib loo arag loogu talo-galay, oo halkaa shanta Somalia halgankii boqolaal sano ku soojirtay lagu aaso, oo magaca iyo meeqaamka qofka Somaliga iyo hankiisa lagu aaso, Allah ka badbaadshay oo isaga oo nabad qaba maanta Allah cagaha u soo dhigay isla magaaladii waa subxana laah iyo wax mucjiso ah, ma aha sawir sida aad sheegtay waase arrin taariikhda Somalida ka go’i doonin boqolaal sano oo soo socda, waa arrin u hiilisay kumanaankii Soomaaliyeed ee 1964 iyo 1977/78 iyo ONLF halgankeedii intii ku dhimatay maanta loo hiiliyey, Somali galbeed ma tihid, baastard xaalaan iyo guri xun ka yimid baad tahay, cadow baad tahay , caaq baad tahay, Somali inta hoos u dhigtay ee boqolka meelood kala fadhiisyey baad tusaale u tahay, xumaan , xigdi, baad tusaale u tahay, Farmaajo iyo Hassan Ali Kheyre iyo golihii wasiirada marka laga reebo dhawr qof, waxay galeen taariikh madow, madow oo iska daa iyaga ee aan ka hadhi doonin Somali oo dhan. Allah weyn ee waxna dila waxna nooleeya ee ka soo saaray afkii Nibiriga Qalbi-dhagax baa 1000 jeer u mahad naqaysaa. Geesiga dhulkiisa guusha u horseeda geerida dishaay geedkaa ha ba’o, ku gabraaratada gumeysigu ku dhuunto (Farmajo, Fahad, Hassan Ali Kheyre iyo inta niyadda ka raacsan) galabsada xumaanta geedkood ha ba’o, gobanimada waa loo go’aa godka aakhiro iyo iilka loo golaa , gawracatada sida Somali galbeed kan sheegta waligaa dishee geedkiin ha ba’o geedkiin ha ba’o.

  2. kkk

    Xaarmaajo ayaa lagu bahdilayaa.Waxaa aad u jeclaan lahaa
    in Qalbi Dhagax garoonka Aadan Cade Farmaajo isagoo katiinad
    xidhan ka saaro diyaarad Adis ku socota oo dhiigyacabka saa lagu
    mastaafuriyo!

  3. Waa Beer laxowsi loogu talagalay xildhibaanada Darood.Thats caqliga Prime Ministerka Gabalkiisa sii dhacaya.Lowball photo shot.

  4. Dar baa iskuqanciyay khayaalka ah haddii Farmaajo Villada faaruqiyo inay “Somaliland” dhaboobi doonto. Hayhaata, hayhaata lima tuucadduun ayay ka tahay.

    Runtu waxaa weeye in kan Villa Muqdisho calfan doona midkasta oo uu yahayba aysan waxba ka baddalayn xaqiiqada ah in Hargeysa, Burco, Berbera, iyo Laalaysba Jamhuuriyadda Soomaaliya katirsanyihiin oo kasii tirsanaan doonaan ilaa Buunka Qiyaame.

    • Somaliland aqoonsigeeda iyo aayaheedu kuma xidhna qofka yimaada Villada, wuxuu ku xidhan yahay, niyadda iyo rabitaanka dadka reer Somaliland iyo halka ay u bataan, wax saamayn ah kuma lahaan doonta innaba ninkii yimaada Xamar, oo dhibka ALlah u fududeyo horyaala. Tan annaga ayey nagu xidhan tahay, Awlal adiga iyo qof kale toona kuma xidhna, ama Cali ha yimaado ama Caasha. Annaga Farmaajo oo fadhiid ah baa naloo qaatay oo xataa Garoowe iyo Kismanyo la col ah oo meelna u dhaafi karin Villada oo Jawhar iyo Balcad ka go’an yihiin, haddana Somali wixii u dan ah baan ugu duceynaynaa, waayo wallaahi inaanay waxba noo dhimi karin, kana werwersanayn.
      Itoobiye waxa jabin kari weyday Tigree,
      Ruush wuxuu jabin kari waayey Ukraine,
      Somalia wallaahi 1000 years inaanay jabin karin dadka mintidka ah ee Somaliland,
      5000 Alshabaab ah iyo 22 kun African ah ay jabin kari waayeen, waar ka werweri mayno, Somali oo Wallaahi ah, Farmaajo cadaawad gaar ah uun buu noo hayey, taana adeer Ogaadeen iyo Majeerteenba waa u hayey.

  5. When one picture explains the entire farmaajo government and governance. I would advice the PM to give a land in Muqdisho to build ONLF headquarters in Somalia.

    This is the ideology we don’t want. This is why farmaajo and Kheyre should never be allowed in government office at any level.

    Rooble, PM yet again you have correct the unlawful decision that farmaajo and his supporters took.

    Viva ONLF VIva Somalia. Ps haka la saarin lababda.

  6. Awlal nin Warsangeli ah oo Somalilanders ayaa tahay, laakiin falaagoobay.
    Waxaad la mid tahay C/Xaashi, Beyle iwl.Hadana waxaan arkaa Puntland oo
    aad marti ku ahayd in adiya iyo Karaash rabtaan inaad jabhad ka dhex
    abuurtaan. Waxa doonto waad qori kartaa laakiin laba arimood oo aanad
    weligaa maskaxdaada ku hayso;

    1. Dhulku ma guuro ee dadkaa kuura, hadaad meel kale aado xor ayaad
    tahay laakiin dhul Somaliland sida Badhan, Hadaaftimo iyo Laasqoray
    sali kuma qaadan kartid calanka Somaliland ayaana ka baban doona abid.

    2. Somaliland adoo nool xitaa hadaad 50 sano oo kale sii jirto ma
    arkaysid iyadoo markale koonfur Soomaaliya dawlad la qaybsatay.

  7. Laalays-
    Adiga awalba Soomaali diid baad asal u lahayd.
    Qalbi dhagax,laidback magac ku helimaysi,waayo sida uu sheegay, Sanbaloolshe oo xiligaasi ahaa madaxa nabad sugida Soomaaliya waxaa uu yiri waxa uu ahaa basaas u shaqeeya Ethiopia .
    Qalbi dhagax maxuu uu u tegi waayey,Soomaali galbeed ama Soomaali State ee Ethiopia gacanteeda jirta..
    Rooble waxaa u waa sedex casho,ee waxaad Rabot sameeyey.
    Laalays iyo Soomaali diidka reerka la baxay Soomaaliya ee beesha Soomaaliyeed ee Isaaq ,war beenta iska iloobin,qabiil Soomaaliyeed qaran noqon maayo.

  8. War ma Qalbi dhagaxbaa. Waa waa….war double agent kii markale buu cash gareystay MOORYAANTII siyaasad baratka ahayd.

  9. Mid kalaan hilmaamay. War Somaaliyey IIDOORKA FALAAGADA/GOONI GOOSADKAA MADAXWEYNE MAREEXAAN AH MARKEY ARKEEN KAADI IYO SHUBANKAY ISKU DAREENE MAAD FARMAAJO SOO CESHATAAN SI WADANKA MIDNIMADIISA USOO CELIYO. SHUBANKA SNM KA SOCDAAN U JEEDAAYE, WAABA ISKA IMAANLAHAAYEEN.

  10. Cajiiiiiiiiiiiib!

    Maanta ha u caddaato qofkii aanan awel ogeyn in uu Qalbi Dhagax ahaa, Kaar aay Beesha Hawiye iyo Gebre u isticmmaaleen sidii “sabotage” loogu Sameyn lahaa!!
    Waxaase la yaab leh, in uu Doqonkan Ogaadeen aqbalo in aay Beesha Hawiye inta sida Waxartii Qool ku xirato hadba isku sawirto ooy Derajo siyaasadeed ku raadiso!!!

    * Qalbi Dhagax Waxaa laga soo qabtay Xaafadda Beraxleey ee Gaalkacyo oo aay degto Jifada hoose ee Rooble oo aaysan cid kale tagi karin!
    * wuxuu ku qabay gabar Rooble ku jifo hoose ah, oo iyaga ayuu Inan la yaal u ahaa!
    * Waxaa soo qabtey rag soocan oo Hawiye ah oo uu hoggaaminayey, Sanbaloolshe oo aay caddahay in uu ka tirsanaa, Jamul jadiid kii uu Farmaajo meesha ka qaaday!
    * Ma jirin aqoon hore oo sida la sheegay u dhexeeysey, Farmaajo iyo Qalbi dhegax ama muuba ogeyn in uu jito!
    * Haddii xitaa uu aqoon lahaa oo uu damco in uu “Tigray” u dhiibo, ma uusan lahayn awood uu Beraxleey ku tago oo uu kaga soo qafaasho nin Habargidir Magan u ah oo xidid la ah!

    Ugu Dambeyn xogta aan hayo ee Qalbi Dhagax ku saabsan waxaay tahay. In aay “Tigrey” iyo Damul Jadiid ka shireen, qaabkii Dowladda Farmaajo loo fashilin lahaa ee Shacabka taageersan looga hot keeni lahaa!

    Arrintaas oo loo xil saaray in uu keeno Sanbaloolshe oo uu Farmaajo Nabad Sugida u dhiibtay talo Khayre darteed, laakiin uusan ogeyn in uu Damul Jadiid ka tirsanaa. Isna wuxuu keenay arrinta. Qalbi Dhegax in aay tahay tan ugu Dahabsan Farmaajo lagu sumcad dili karo!!!

    Arrinta Ikraana war kaas shabbaho oo aay Rooble iyo Sanbaloolshe oo gabadha Abti u ah aay ku lug leeyihiin oo aay nooshahay ayaan maqlay!

    Hawiye Turub Baray, Ogaadeena Qool ku soo xiray oo isku sawir! Kkk

  11. FG. Doorashadii Xasan Sheekh xilka loo gala wareeygay markii aay socotay, Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ee “Tigrayga” oo ahaa “Gebre” seedigii wuxuu qoray, in aaysan Soomaaliya madaxweyne ka noqon karin cid aanan Hawiye ahayn! Hadalkaa dantii aay “Tigreyga” ka lahaayeen iyagaa yaqaan, laakiin qofkii caqli leh wax baa oga baxaya!!

  12. habar gidirta aan sacad aan a’hayn toos ayaad isudilaysaan laakiin sacad waxaa tihiin tuug intaad xafada baraxlay ka soo qabateen baad ogadeenka isaga dhigeeysan dad wanaag. u ugaadeenku waxay yiraadaan sacad waa ogaadeen miskiin waxkasta rumeeysta.Sacadow adeeryaalo waad taqaaniin sida dabinta loo dhigo showga nagadaaya waxaba sanbalooshe dembi uu san lahayin oogada laga saarin laga saarin

  13. War Qalbi dhagax waa nin Truama madaxa ka saameeysay oo wareersan.Mudo dhan ayaan iska dhowrayay in aan wax ka sheego. Haddaan ogaan lahaa haduu sidaan qaabka daran ku danbaynayo uma ololeeyeen waagii la dhiibay. Waxaay ahayd in uu noqdo oday Soomaaliyeed laakin wuxuu noqday doqon lafo Gari ah.
    Nimanka Hawiye ayaa jabinta Daarood u isticmaalayaa.Waa lagu kaluumaysanayaa.Agaa eega naga qabta ninkaan wareersan oo dabinka HabarGidir galaxy.

  14. Waxaa wanaagsan in yaryarkan meeshan wax ku malmaluuqaa aya kala gartaan soomaaliya
    iyo soomaali qalbi dhagax waa
    Soomaali qowmiyad ahaan laakiinse waa itoobiyaan sida ismaaciil cumar geeleba u yahay jabuutiyaan waana wax caadiya in ni wadankiisa loo celiyo

  15. Horta taa billad bixiya,adduunka waa jiraan He’ayado Caalami ah oo xog aruursi iyo qameyn ku sameeya qofka u qalma ee la siinayo billadda, haddana Billadaha qaabab iyo magacyo kala duwan baa lagu bixiyaa Tusaale ma qof nabadda wa ku soo kordhiyey baa ,ma qof Cilmiga wax ku soo kordhiyey baa IWM.
    Laakiin waddan Billadaha waxaa bixiya Madaxweynaha ama Head of State qofka ah, qof ka hooseeya intaas billad ma bixiyo, mana ahan wax suurto gal ah,qofku qof kale wax waa siin karaa,laakiin ma ahan Billad qofka sidaas ku fekerana waxaay muujineysaa Inuu yahay Jaahil dhega weyn, iyo xattaa kan u arka in billad la siiyey ( it’s very Ridiculous).

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*