DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada Madaxweynaha DFS, loolanka & saadaasha

Waxaa caawa ka soconaya caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho olalihii ugu dambeeyay ee doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo saacado kooban naga xigto.

Musharraxiinta Madaxweynaha ayaa wada dadaalo ay kusoo xero gashanayaa Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka 11-aad ee JFS. Kuwaas oo ballanqaadyo kala duwan, sida dhaqaale iyo xil siisanaya codkooda.

PUNTLAND TIMES 

3 Comments

  1. Deni waa lagu riyooday madaxweeyne inuu somalia ka noqdo ee uduceeya xilkaas inuusan ku ceeboobin reer farmajo ILAAH ayaa xukun bixiyaa yaan naftu inkabixin riyooyinku marmar ayee runta noqotaa yaan layscaayin oo layshabaarin.Islaamo qardho degan baa laha ninkii farmajo dooran cansar ha ku dhaco.Habareeyy cansarku yuu kugu dhicin mardame dadka ha habaare u duceeya dadka.Alow kii khayrle noodoor hadii riyadu rumoowdo ha lay soowaco

  2. M SAY ADIGU somali matihid miyaa ,kenya , makeenyaan baad tahaysomali nin dowalada shisheeye u daran ku habaraya dalkee. Shartaada ha habaarin ummadan masaakiinta.

  3. xashaa anigu cidana mahabaarin waana nebcahay wixii dadka habaar laakiin Deni dad ayaa ugu riyooday.Madax AllAH haduu ka dhigo anigu umadiidi karo adiguna umadiidi kartid somali meeluu joogaba dhaqan reer badiye ayuu leeyahay 70 sano baynu dawlad nahay wax horomar ilaa yomana ma hayno hebel baa fiican iyo hebel baa xun baa shaqa laga dhigta.kenya aad caaysiiyn xoriyada somalia ayaa ka horqaadatay waad ogtahay meesha adigu taalo iyo keenya mesha taagantahay waa muraayadi afrika somalidu dhulkooda intay ka cararaan bay kenyaa ka dukaano makhayado ka furtaan sharf iyo karamo laguu jooga.Hadii maanta somali laga tarxiilo maxaa dhici laha

Comments are closed.