Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Xuseen Macalin Maxamuud La-taliyaha Amniga Qaranka.
Xuseen Macalin oo horay xilkan u soo qabtay, ayaa sanadihii u dambeeyay madax ka ahaa Machadka Daraasaadka Amnig ee Hiraal oo uu aas-aase ka ahaa.
La-taliyaha Amniga Qaranka ayaa horey waxaa u hayay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, oo kamid ahaa saaxiibada dhow ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta xilka wareejiyay.
PUNTLAND TIMES
Xasan waxaad doonto samee
Somali horteeda hakukufin
Villa Somalia hakadhin
Meel qoys layahay meel
Qaran ayàd lawaragty
DEG-DEG: Fahad Yaasiin oo laga qaaday xilkii, kkkk
Wariyow oo ma adoo hurda ayaad qortay qoraalkan mise waxaad qorto ayaad wayday kkkkkk
Fahad waa xilibaan ee farmaajo xil uma hayo hadeerto kkkk
Mohamed Ali, xasan sheekh, farmaajo oo kale noqon maayo, farmaajo garbahaarreey ayuu cid walbo ka xigsaday, gedo ayuuu ka jaray jubbaland, ciidankii iyo safaaradihii iyo agaasimayaashii ayuu marreexaan ka wada dhigay, dawladdiisa milkiike ayaa u talinayey, xasan sheeq waa qabiir waayo arag ah oo aan ciil qabin, horay ayuu xafiiska an u joogay, sxb waxaan leennahay ilaahay ayaa na dhafiyey kooxdii gaangiska ahayd ee sida shabaankii wax u maamulsysay.
Fahad Yaasiin, waa gacan ku dhiigle maxkamad buuna sugaya waana laga soo masaafurin doono waddan kasta oo uu tago, dibna magac iyo muuno toona ugu yeelan maayo dalka, mana soo mari doono isaga oo kale, waxa la yaab leh in kooxda Farmaajo ay yihiin dad maskaxda ka jirran, ninkii FARMAAJO sharafka ka qaaday ee loo nacay ee aakhiro ula degay ee xataa Kulane Jiis sheegay inay dantooda xaarkaa ugu dhex jireen oo kursiga madaxweynaha lagula fadhiyey, bay weli sii hadal hayaan, waayo iskuma kalsoona macaa `farmaajo, waar Fahad waa wasakh kibraani ah, isla weyni doqonimo ku jirtay, wiil la dhaho Rooble oo qabiili ah dhulka la galay oo waajibkiisii mariyey, Somalina u hiiliyey, waa ninka NISA iyo Alshabaab isku dhex daray, lama dhaafi doono meel kasta oo uu aado, Farmaajo isaga iyo kaaliyahiisa baa ka dambi badan
ALI .
Waad iska hadashay,waase xiriyada hadal.
Xussen Macalin Maxamuud,oo ,oo madaxwayne Mudane Xassan Shiekh ,ka dhigay,la taliyaha amniga,Horta waa uun shaqo magac u yaal ah,sida Soomaaliya u shaqayso.
Xussen Macalin Maxamuud,waa shaqsi aan xitaa ku fiicnayn in ilaalinta,iyo dhowrista xigta madaxda uu u ahaa la taliyaha.
Waxaa uu ahaa mucaarad aan ka xishoon beenta,warsysiyadii uu siiyey
Barnaamijka Hanoolaato.
Bal aano aragno inta uu xiligaasi hayo.