Madaxda Imaaraadka Carabta oo farriin u soo diray Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan ayaa dhambaal hambalyo ah u soo diray Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka Imaaraadka Carabta WAM.

Sheikh Mohammed bin Zayed ayaa u rajeeyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu u fududeeyo masuuliyada loo doortay.

Sidoo kale, Madaxweyne kuxigeenka ahna Ra’iisul Wasaaraha Imaaraadka Carabta Sheikh Mohammed bin Rashid Al Maktoum ayaa hambalyo u soo diray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Xasan Sheekh Maxamuud, oo soo noqday Madaxweynihii 8-aad ee JFS ayaa axadii mar kale loo doortay Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda, waxaana uu xilka kala wareegi doonaa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo horey uu ugu wareejiyay sanadkii 2017kii, kaddib markii uu uga adkaaday doorashadii xilligaas dhacday.

PUNTLAND TIMES 

20 Comments

  1. Fariinta koowaad ee ka imanaysa imaaraadka waa Turkey hala saaro, waxayna u muuqataa in diyaar loola yahay, waxaan sugnaaba waa 3 usbuuc iyo talaabadaas oo la qaado, iska daawo ishaadaa macalin kuu noqon doonta..

  2. @@@Ally M,

    Caaqil, xalay mar aan hawada ka baxay ayaad farriin iisoodhigtay oo ah sababta aanan markiiba kaaga jawaabin.

    Halganka qarannimada Soomaaliyeed wuu inoo socanayaa Eebbe idamkii, cayayaankana waa inaannu iyaga iyo khuraafaadkoodaba madasha ka buufinno. Baaqaaga waan kaa guddoomay.

  3. SALAAMU CALEEKUM

    Waryaadii meeshii ma laga saaray XAAR FARMAAJO iyo CAYAYAANKIISI… ALLOW ALLEE… Waxaa iigu daran kuwii daba urdi jidhay MAREEXAAN… Waxaan rabaa meesha ay aadi doonaan:

    — REER AW XASAN .. Hadhow beey dhihin HAWIYE lee nahay????
    — DHULBAHANTE iyo LEELKASE oo wiligood u adeegi jidhay MAREEXAAN..
    — WARSANGELI la soo adeegsan jidhay — DHOOBO DAAREED.

    LAAKEEN, hal baan ogahay, BOQOR SACIID CABDULLAHI iyo XASAN GARGUURTE, ILAAHEEY wuxuu siiyey qalbi wacan oo wanaagsan..

    Waa hubaa in aysan ka aarsandoonin, wax ma garadata aan kor ku soo sheegay…

    Hase yeeshee, SOOMAALI WEYN waxaan uga digayaa in aan mar dambi lagu aamin jago xasaasiya kuwa ka soo jeeda MAREEXAAN..

    MAREEXAAN waa dad faqiira.. noloshooda oo dhan waxeey ku tiirsan tahay wax la bililiqaysto. Waxeey la mid yiheen MOORIYAANTA HAWIYE..

    HA BIQLAYSO …..

  4. @@BARAWANI KING,

    Abti, hadda ayaan arkay aflaggaadhadii aad bog hore iigu dhaaftay mar aan hawada ka baxay, aad ayaadna ugu mahadsantahay runtii.

    Adiga uun baa macsharka isku hor ceebeeyay oo maryaha dhigtay e aniga waxba iimaad dhimin habayaraatee. Way kaamuuqataa inaad asluubta diiniga iyo hiddaha iyo dhaqankaba sixun uga arradantahay waayo adiga oo awoowo cimrigii jooga ayaad haddana udhaqmaysaa si aan kuray yar oo 7 jir ah xataa kasuuroobin.

    Anigu abitinimada inaga dhexeysa xaashaa inaanan inkirayn oo kuusoodhaafayn oo kula caaytamayn. Fad mise ha fadin, Daarood oo dhan ayaa kuu abti ah oo inaad kalaxigsato ay adiga nusqaan weyn kugu tahay. Siyaasadda iyo sooyaalkuna hakuu kalasoocnaadeen abti.

  5. AWALAL:

    Ma tahay nin WARSANGELI ah.. Hadii aad tahay nin WARSANGELI ah, maxaa ku dhex geliyey nin Bah-dhulbahante ah iyo nin Bahdi ah? Mase ma taqaan waxa ay isu yiheen..

    Taas weeye, waxa iga xanaajiyey. Hadii aad tahay WARSANGELI, ma rabo in aan waqti kugu lumiyo.. waxaad tahay maruboobto.. dadka macawisaha ku qabsada..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  6. SALAAMU CALEEKUM

    Waxaan la hadlayaa SOOMAALIDA CUSUB ee xukunka qabsatay…
    Waxaan la hadlayaa reer PUNTLAND …
    waxaan la hadlayaa MAJEERTEEN
    Waxaan la hadlayaa ABGAAL..

    Waxaan leeyahay..

    == cadaalado ha shaqeeyso
    == Maxkamadaho waa in ay shaqeeyaan
    == Dastuurka waa in la dhameestiraa
    == Canshuuraha waa in la medeeyaa
    == Dakhliga waa in cadaalad loo qaybsada
    == Maamul goboleedyada arrimhooda hoose waa in aan la faragelin
    == Reer Aw Xasan waa in jagooyinka xasaasiga waa in laga ilaaliya
    == Mareexaan waa in laga ilaaliyaa jagooyinka xasaasiga ah
    == Dhulbahante waa in uusan dhaafin SAAJIN, xaga xooga dalka, nabadsugida iyo Booliiska.
    == Leelkase waa in uusan dhaafin BIYATOONI
    == Waddanka waa in ciidmo isku dhaf ah laga qoraa, waliba MAJEERTEEN iyo ABGAAL 80%.
    == Habar Gedir waa in laga ilaaliyaa Ilaha dhaqaalaha iyo ciidamada xooga dalka soomaaliyeed.

    Hadii sidaas la yeelo, wadanko waa hagaagayaa waana guulaysanaa..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  7. qabiilada somalia kuli sharf ayeey mudanyihiin farmaajo wixii mucaardka uguu badnaa waxay a’haayeen mareexaan waxaa kamid fartaag,sayid(m/ku xigeenka kismayo)Abdirashiid janaan,xataa walaashid mailoowday labadii halyeey SAACID iyo Xiirane dadka ugu xamasda badna oo farmaajo taageerayay waxay a’haayeen reer puntland kuwii dadaka habaaray reer qardhod ayeey a’haayeen almuhim ninkaaso teeg waxeeynu sugnaa xasan kaajo kabiqimaayo melkasta daar iyo dukaan baa uga furan waxa kiliya uga biqin raisuwasaarah buu ku qabsan shaqadiisa xagaas saqajaan ayiuu ku yahay aragaanee

  8. M

    SALAAMU CALEEKUM

    M waxaad tahay iyo sida laguula hadlo karan maayo.. wiil mase gabadh? Waxaad rabto ahow, laakeen waad is-qarisay..

    Maya, rayigaas ani ma qabo… Ninkii awooda dawladnimo ku adeegsaday shacabka SOOMAALIYEED, waa in aan laga hadhin ee maxkamad la soo taagaa, se ugu cimri qaataan kuwa isaga ka dambeeya..

    XAAR FARMAAJO iyo KOOXDIISA waa in la soo taaga Maxkamad… Hadii la iska daayo, dee caadilnimo iman maayso… Waligeedna sidaas aa wax lagu wadaa..

    Hadaano nahay waa in uu cadaalad helaa:

    — HALYEEY QALBI DHAGAX
    — IKRAAM
    — XIL. AAMINA CABDULLAHI
    — REER JUBBALAND OO 6 LIX BILOOD GA’DOON KU JIDHAY.. (MADAX XIIRANI WASIIRKA DUULIMAADKA WAA IN LA SOO QABTAA).
    — 17KII LAGU DILAY BAYDHABO
    — SHEEKH MUKHTAAR ROOBOW
    — SHACABKII AHLA SUNNA WALJAMAACA
    — ARDAYDII REER PUNTLAND OO LIX 6 BILOOD SHAHAADOOYINKA LOO DIIDAY
    — DHAQAALIHII LAGA XIDHAY PUNTLAND.

    Marka maxaad rabtaa in aan la helin la xisaabtan… Arrintani ma ahaa arrin guuud ee waa arrin dad shakhsi ah… xaqooda waa in ay helaan..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  9. Maseerkaas Mareexaan soomaali idinlama qabto.
    Sawirka Culusow waad kabeyn doontaan hadaa weydaan Rwasaaro
    Kulli qabaailka aad xustay kaa waddenisan,kaa sharaf roon soomaali dhexdeeda adoo Majeerteen ah oo ruufyaan ah.

  10. SHIRWAC

    War maxaad ka hadlaysaa.. MAJEERTEEN iyaga ayaa dawlad ah.. MAJEERTEEN waxba kama rabaan GARGUURTE.. MAJEERTEEN siyaasadooda waxaa weeye, ku dari maayee, ha i daarin..

    Laaken, markii aad guryahooda soo gasho, oo isku dirto, kuwo laan-gaab ah uu soo adeegsado sida WARSANGALI ama DHULBAHANTEE…

    Dee MAAJEERTEEN waa in ay qooracaan XAAR FARMAAJO se ay amaan u helaan… ILAAH BAAN KUGU DHAARIYEY, adoo ku soo tacabay wiilkaagee, oo kumaankun doolar ku soo bixiyey, hadii XAAR FARMAAJO dhaho shahaadooyinka PUNTLAND la ic-tiraafimaayo, maxaad yeeli lahayd???

    Waxaad yeeli lahayd waa iska cadahay, mas madax aa laga dilaa… XAAR FARMAAJO waa in la qooracaa oo sidaas looga hadhin..

    Waxaan rajaynayaa SHIRWACOOW in aad igu raaceeyos wax ah sameeyeen MAJEERTEEN.. it is called self-defence. weeyna ku guulaysteen.

    VIVA JUBBALAND
    VIVA PUNTLAND
    VIVA DFS

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  11. Awlal.

    Waqti ha ku lumin Labeeb kan Iidoor ee magaca reer Baraawe ku qaraabanaya ee xitaa Majeerteenka uu leeyahay Abti bay ii yihiin aaysan jirin Jifo ka nabad gaaleeysa!

    Aniga ayaa Wallaahi kuugu dhaaranayee Qofku waa Laga Roone Iidoor oo uu nacayb Daarood buuxiyey, akhlaaq xumana u dheer tahaye waqti ha ku lumin 1ashinku!!

    • Ma adoo yar ayaa Iidoor ku kufsaday waadigan ku walacay Iidoor kkkkk
      Habaryahay Naasaha Balaqa leh Ka fuq guska iidoor,,
      Ninka iska celi wuxu yahayna wuu kuu sheegtay Barawwini Last 4 years ayuu webkan ku xidhnaa ma maantaad Iidoor ku sheegtay, barawwini iidoor ayuu aduunka ugu necebyahay sidaada oo kale waa FAQASH KA HADH kkk,

      Oops Xade tuug xaaraan ku naaxow coma’dii maka soo baxday mise weli baroortii ayaad qol isku soo xidhay markii Armaajo Neef La eryadey hawiyana isugu tagey kkkk,

      Cayayaan laangaab cuqdadeysan oo gaajo ku kor ah una bartay in masaakiinta xooloahooda lagu quudiyo irsaaqad kaleba aqoon waa adiga iyo gunta mareexaan ee ducufada dowlad ku noosha ah,
      Hawiye dhabarka ayaanu kasoo taabanay in ay gurigooda vila hawiye xoreystaan waana ku guuleysteen sidii Boonta Mareexaan looga takhalusi lahaa, waana Ilaah mahadii in guntii gaajada dugaaga ahayd in ilaahay Hawiye Dhaafiyey,,

      Hswiye danbe oo aad Qiiro jabaan ugu heestaan iyo wadaniyad bug ah ogow in ay idinka dhamaatay mardanbena aan wax idiinku Aamini doonin waxa tihiina waa si fiican ayaa laydiin bartay Gunyahay Ciilan ee laangaabka ah,, UF UF UF UF,

  12. XADO

    DHILO futo xaar leh la wareegaysaa….

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. XADO

    DHILO futo xaar leh la wareegayaa…. naga dhex bax aanu kaa sheekaysanee oo kaa kaftaneee…

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  14. SLAAAMU CALEEEKUM

    Caaway gabay aa i haya… ee iga dhigaysta:

    ++ Agoon maalki laga qaaday oo, meel kastaba jooga,
    ++ Maraykaanta naagaha qaboo, madaxa loo saaray
    ++ Oo mudanayaashii jeclaa, mooska laga yeeley.
    ++ Dadku mowdka wasyka ogyahoo, Maalig baw qoraye,
    ++ Meydkiyo raqdoodii miyaa, laga dul maansooday!
    ++ Sidii wax aan Muslim ahayn miyaa, muxubbo loo laayey!
    ++ Madfaciyo rasaastii miyaa, meel kastaba gaaray!
    ++ Kulli miraha Daarood miyaa, keen isugu miirmay!
    ++ Ma kuwaan Hartiga moodayaa, soo mashxaradaayay!
    ++ Maangaab Dhulbahanta ah miyaa, nagu maraabeeyey!
    ++ Margaguufyadii hore miyaa, muruqa noo tuujey!
    ++ Muhanniga Ogaadeen miyow, mabay xumaanteenna!
    ++ Warsangeliga maahee dadkii, mayna wada meershey
    ++ Inkastay bahnimo muujiyeen, sooma mayl bixine
    ++ Malkadaan ka sugayiyo ma iman, mowshinkaan rabaye;
    ++ Hadday ficil maqiiqaan warmuhu, nama muquufeene
    ++ Macag iyo Xadeed bay idaha, kaga maceeshaane

    KHALIIF SHEEKH MAXAMOUD .. wiil reer bari ah, cali saleebaan — cawlyahan…

    MAASHALLAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAH

  15. @@@A.A.Xade,

    Waad kumahadsantahay waanada qaaliga ah saaxiib. Kuwa iiddooreeya anigaba waan ka arkay dhaqanka ay qof ay hawada iska barteen ugu abtirinayaan sida aad mooddo inay markii iyo meeshii uu kudhashay xaadir ahaayeen.

    Waxaanse ku dadaalaa inaan kuwa noocaas ah hawraar ‘qaaluu salaamaa’ kusaleysan kuwa dembigooda iyo xasaraddooda kaga gembisto, si aan naxliga iyo xumaanta qalbigayga uga dhawro.

    Shukran.

  16. SALAAMU CAELEEEKUM

    Ani su’aal aan qabaa… SOOMAALIYEED iiga jawaaba:

    War waa maxeey sababta loo neceb yahay MAJEERTEEN?. Waligeey ma maqal guri ama dhul nin kale leeyahay oo MAJEERTEEN xoog ku qaatay..

    Waa maxeey DHULBAHANTE, LEELKASE, WARSANGALI, AWRTABLE, ay hadh iyo habeen u caaynayaa MAJEERTEEN?

    Hadii aad la sheegaysato HABAR GEDIR, ISAAQ, ABGAAL, DIR, SHEEKHAAL, oo aad ku tiraahdo ka warran MAJEERTEEN?

    Waxeey kugu jawaabayaan ma DAAROOD kale maa jidha aan ka ahayn MAJEERTEEN… DAAROOD dil oo MAJEERTEEN ka dil. DAAROOD la hishii oo MAJEERTEEN la hishii.. Lafta baarka… laandheerayaal..

    Markhaanti waxaa ug wacan, ninka cadowgaaga ah oo kuu markhaanti fura, bal qurmadaan ila wadaag:

    v Abwaannada wax baa laga guntaa yaad galoof noqone
    v Soomaalida ninkii guur damcow yaanad gees marine
    v Meel uu gugu ku dhacay baan og ahay geedo qariyeene
    v Haddii aad dhabeel gaariyiyo golole doonayso
    v Waa inuu hiyiga kaa galaa guri Majeerteene
    v Am ba gooshkan waxaan maagan ahay inaan ka gaataaye!

    v Waa niman martida gooman iyo gacalka ba u roone
    v Gool bay u loogaan nimaan gaajo weyn qabine
    v Gasiinka iyo xeedhyaha gingiman daribta geedaysan
    v Galxood iyo karuur iyo lis iyo gocay dhanaankeeda
    v Waa nimanaan sooryada gobeed cidi ku gaadhayne!

    v Waa nimanaan gaajada ba maqal geelu na u dhalaye
    v Garta iyo markay xaajadiyo geed ka hadal joogto
    v Gar-talawga maantuu magaan gebidhacalaynaayo
    v Ee arrintu na gungumo yeelatee la isku gacan qaado
    v God dhaw iyo anaa goynaya iyo guux markay dhaliso
    v Dar baa xubinka gawgawdha oon goosan weligoode
    v Godka hadalka waa niman heloo cidi ku gaadhayne!

    v Gaal iyo islaam uumiyahan dunida guud jooga
    v Qolo wali ba dhaqan gooniyay gaar u lee dahaye
    v Soomaalidu dagaal laysku go’o kama gaboobaane
    v Guluf iyo col maantay tagto gaydha ololayso
    v Gildhigaankiyo maantuu qarxee galowgu dhiilaabo
    v Gigta ugu horraysuu fuluhu galaw ka siiyaaye
    v Giiryaalahaa laga helaa sidigta gooraane
    v Majeerteenka waa lagu gubtaa geyllan dirireede!

    v Guutuu ninkoodu u dhigmaa goobta lays helee
    v Goray laga ma meersado intuu gabanka noolyeey e’

    v Waxaan hadal ku soo goynayaa ama ku soo gaabshay
    v Anigoon gadaaf iyo afxumo qolo na gaadhsiinin
    v Soomaalida markaan kala guree gees wal ba u eegay
    v Gobannimada hoygeedu waa guri Majeerteene!

    Gabaygaan waxaa tidhi ABWAAN ISAAQ ah, CIIDAGALE, oo la yiraaho CABDI-WAAXID GAMADIID. Maantay tallo MAJEERTEEN hadii aan haayn lahaa Abwaankaas gabadh baan u dhisi lahaa.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  17. SALAAMU CALEEKUM

    Maantay waa faytaamayaa… Abtiyaasheey aan faanina… Maantay waa maalintii MAJEERTEEN… Laandheerayaal, lafta-baarka… Geesiyaal aan yurta aqoon.

    Maalin dambe, gabadh la idin ka ciili maayo, arday la idin ka ciilimaayo..

    Waad guulaysateen, guusha hayaa, oo dhex marada ku xirto… isku-ddubnaada.. nacaskiina xir-xirta oo daadihiyee, markuu qayliyana nac-nac afka u geliyaa…

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  18. SALAAMU CALEEKUM

    Waryaa ina FAARAX GALAYDH meesha aan ku kala kiciyo maantay…

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  19. Haddiiba aan kaa aqlano in aay Majeerteen ku dhaleen, kuma aaysan dhaleen haddii aay ogyihiin in aad laga Rooble noqon Doonto marka aad qaangaarto, oo aad Bidexda ka Laafyoon Doonto! Kkk

Comments are closed.