Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo sabtidii gaaray caasimadda dalka Kenya ayaa bilaabay kulamo uu la yeelanayo Wakiilo ka socda dalalka caalamka iyo Hay’addo caalami ah.
Siciid Deni oo ka amba-baxay caasimadda Muqdisho oo uu kaga qeybgalay tartanka doorashada Madaxweynaha 10-aad ee JFS, ayaa la sheegay inuu u tagay Nairobi arrimo la xariira mashaariic hormarineed oo Hay’addo caalami ah ugu deeqeen Puntland.
Waxaa la filayaa in maalmo uu ku sugnaado Madaxweyne Siciid Deni Nairobi, isagoo intaas kaddib u soo socdaali doona caasimadda Puntland ee Garoowe.
Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kamid ahaa Musharraxiinta Madaxweynaha 10-aad ee JFS, Waxaana uu si weyn uga soo muuqday loolanka doorashada, wallow uu guuldarro kala kulmay.
PUNTLAND TIMES
saaxiibkiis axmed madoobe ayaa khiyaanay!!!! ma xasuusan kartaan ka hor doorashada taageerayaasha axmed madoobe waxay lahaayeen sayidku cid gaar ah uma xidhna???? bilowgiiba xildhibaanada jubbaland waxay u codeeyeen xasan gurguurte… deni dhirbaaxada kaga timid saaxiibkii waa is ilowsiinayaa!!!!! xaqiiqduse waxay tahay siciid deni waxa uu il baalkeed u saarnaa inuu madaxweyne noqdo khiyaanada madoobe ayaa dhaawacday…
Ula jeeda Deni uu isusharaxay ma’aha wax hel rabtaankiisu waxuu a’ahaa cunqabteen in puntland laga qaado cadawada iyo xasnimadain puntlaand laga joojiyo xaqooda helaa shaqdii soo baxda tartaan lagu galo ama hanoqto saraakiil ciidan ama ha noqto saqaalo dowladeeed la qaato sistemikii lixdankii deni raisulwasaro marabo madaweeyna dee waa wanasiib ninkii Allah u qaray ayaa helay muhimadu waa cadaalad
Kkk. Ogaadeen Siyaad Barre ooy Abti u ahaayeen oo 21 sano tunka ku sitä oo Itoobiya dartood u weeraray ayaay dhabarka ka toogteen markii aay arkeen in uu jilcaye, ma Deni baay u jooji ayaan?!
Ogaadeen nin aanan aqoon baa heshiis la gala, Libaaxna nin aanan aqoon baa Neef ka rito!! Kkkk
Asc
Mashaan qabiil maayo shacabku
Waxaa way kudaaleen ee daniyow somali way kubaratay
13milion ayaa uu expensive kii kaagabaxay xamar taas oo
Xadgudub ku ah qiyamka islaamka Dentana suuban
Wakaa maanta farmaajo xaataa
Xasan layahay ilajoog daniyow
Maxaa kuudiuday in aad dadka
Somalida aad quluubta kadagto
Oo aad kenya iyo imaaraad kaharto waxakale umaadan aadan kenya mucarad ayaad bilowday laakiin somali way
Kutaqaanaa,
Hadii aad donayso resulwasaare inaad tartanto
Mahayen takale habaarkii farmaajo ayaa kuhaleelay
Oo wakaa aad haliwayday
Xataa pm so lashaqee xasan sh
Maxmuud oo ah nin fahmay
Siyasada aniga kumanecbi
Reer gedo ayaan ahay waad
Qiyaantay puntland iyo somali
Xasan ayaa nasiib uhalay
Kursiga villa somali
Asgana hadii uu kabayro
Jidkii fiicnaa waan kudhagaynaa ee daniyow puntland iska wareeji oo
Iscacil fashil adayaad
Noqotay
Puntland guul allaha idin caawo wallahi farmaajo waad
Cawiseen
Asc
AXADO
DHILO .. no comments. Meesha xaarkaaga kala dhex bax.
MOXAMED ALI
ilmada yaxaaska meesha kala dhex bax…
BOQOR SACIID CABUDLULLAAH waa gaaray yooliiisii ahaa in meesha laga saaro XAAR FARMAAJO….
VIVA PUNTLAND
VIVA JUBBALAND
VIVA DFS
majeeteen waa kaxaaraan madaxweynaha somalia iyo raiisal wasaare waxaa is kaleh darood ka kale
BARAAWANI KING!
Majeerteen Laga Roone ma noqdaan, Abtina uma noqdaan! Kkk
Ninkii weerar qaada wuxuu ka dhexeeyaa Guul iyo Guuldarro, siyaasadana waa sidaasoo kale.
Dani ujeedada uu lahaa waa sheegay inuu kursiga dhaafiyo farmaajo waana gaadhay.
Laakiin su’aasha meesha taallaa waa PUTLAYN miisaankeeda siyaasadeed maw qalantaa shilalkaas la dhigay ee inoo wada muuqda??
Jubalaynta maanta waa ka miisaan iyo dad yartay PUTLAYN, marka dani iyo axmed Madobe laysagama qiyaas qaadan karo…
AXADO
DHILO — Adi ka dhex bax.. MAJEERTEEN waa gub, ma aha ILKA YAR
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
Farmaajo oo aaysan dhamaan 4tiisa sano ayaa Waxaan daawaday Oday 80jir ah oo Qori Ak47 ah haysto oo Garowe ka hadlay oo leh.
Hawiyow annagu diyaar baan nahaye, Madaxweyne nimadiina soo ceshada oo Raysalwasaaraha yaga nasiiya!kkk
Marka, Deni awalba meesha Madaxweynenimo uma doonaan, Raysalwasaarahiisana wuu helayaa odaga! Kkk
SOOMAALI GALBEED
Yaa ka yidhi, kala gor ILMA KABLALAX DAAROOD… soo ma aha UL iyo DIIRKEED
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKK CAALWAA IGA DHEH
SALAAMU CALEEKUM
BOQOR SACIID CABDULLAHI DENNI wuxuu la dagaalamay XAAR FARMAAJO… mar dambi dib u dicimeeyos in la yiraahdo:
== ARDADA PUNTLAND SHAHAADOOYINKOODA iyo IMTIXAANADOODO waxba kama jidhaan.
== 150 DEEQ WAX-BARASHO OO LAGA SOO HELAY DAWLADA MASAR OO LA IS-HORTAAGO.
== DEKAD GARACAD LA YIRAAHDO AAN DHISANAYNAA EE KAALAYA NOO DHAGAX DHIGA…..MAYA, MAYA MA DHISAN KARTAAN, DHAGAXNA IDIIN DHIGI MEEYNO…
== DEKADDI WAA DHISANAY EE WARQAD CADDEYN AH NA SIIYA SE MARAAKIIBTA CAALAMKA NOOGU SOO XIRTEEN… MAYA, IDIN SIIN MEEYNO… MANA AQOONSANI..
== LACAG LA SOO SIIYEY DHOOBO-DAAREED OO UU KU BURBURIYO PUNTLAND
== LACAGAHII DEEQDA CAALAMKA OO LA ISKA XIRTAY.
== LACAG SOO SII AXMED KARAASH SE UU KHILAFAAD IYO KHALKHAL AMNI U GELIYO PUNTLAND.
Marka, BOQOR SACIID CABDULLAH xaq uma laha in uu meesha dhaafiyo XAAR FARMAAJO…
Wale SACIID CABDULLAHI hooyadiis aa wiil dhashay….
VIVA PUNTLAND
VIVA JUBBALAND
VIVA DFS
SALAAMU CLAEEKUM
MAREEXAAN waa in ay noqdaan qoosaaro ariga iyo geela la raaciyo… Waa in dumarka HABAR GEDIR iyo dumarka ILMA KABLALAX DAAROOD ay dharka u dhaqaan. Guryahana uga shaqeeyaan.
MAREEXAAN waa in lagu xidhaa CAABDU WAAQ iyo GEDO… Meel kale wa in aysan ka shaqayn. Shaqadooda waa in aysan dhaafin 2 ALIFLE iyo BIYATOONI.
Waxaan PUNTLAND uga mahad celinayaa xoreenta iyo xoriyada ay siin shacabka ku dhaqaan SAAXO ee WAGAR DHAC.. Gumeeysgii HABAR GEDIR baa laga xoreeyey.. waa kuwaas ismaamulayaa..
WA BILAAHI TAWFIIQ
BARAAWANI KING!
Xafaayadda dhuuqso yeeysan kaa debcine! Kkk
AXADO
DHILO .. no comments
Mohamed+Ali,
Wabaa Wabaa wabaa!
Xsb oohinta ha iska dhammayn wali laguma gaarin, kooxdii gaangiska ahayd ee kaabalaadarkii farmaajo ahaa hoggaaminayey wali wax shaqo ah lagama qabanin, dalkaan dambiyo waa weyn ayaa laga galay mid kaste oo dambiyadaas ahna waa diiwaan gashanyahay, mudane dani meel maxfal ah oo meediyhu taagan yahay wacad ku maray inuu farmaajo dalka ka qabanayo cidkaste oo diyaar u ah arrintaasna uu kala shaqaynayso, wuu ku guulaystay hadafkiisii waana mahad illahay haddii farmaajo iyo burcaddii la socotay la diyaarinayo maxkamadii la sootaagi lahaa. Sxb dadka somaliyeed indhahooda was furan yihiin beenna laguma indha sarcaadin Karo sxb dabada dbuuqso maalmaha soosocdana cbb iyo kaabalaadarkoodii ina farmaajo maxkadda ka fiiri.
Asc dhammaan akhyaarta taxliilinaysa sitaasadda iyo doorashada waxaan idinka codsanayaa “Diin iyo Gobanimo Hadla”. Fakar isweydaarsashadu Waa inay waxtar, fahmad iyo hadal xaqiiq kufadhiya leedahay. Maahan dambi badsasho, afxumo iyo naceyb abuurid. Hadalka inoo hagaajiya “Baarakallahu Feekum”
BARAAWANI KING
Abaarso dhaqan xun baad ka baratay! Kkk
Asc dhammaan akhyaarta taxliilinaysa sitaasadda iyo doorashada waxaan idinka codsanayaa “Diin iyo Gobanimo Hadla”. Fakar isweydaarsashadu Waa inay waxtar, fahmad iyo hadal xaqiiq kufadhiya leedahay. Maahan dambi badsasho, afxumo iyo naceyb abuurid. Hadalka inoo hagaajiya. Baarakallahu Feekum
SALAAMU CALEEKUM
J+HASHIM
I totally agree with you to talk and debate to some articles that are beneficial to the population and the country.
The exchange of ideas and opinions, suggestions is good for the country and the audience. Arguments will bring nothing to us.
Look, what this fucken lady AXADO is talking. She is here to attack and throw hard words at the elders, and intellectuals like Barawani King.
I talked to my brother Farah, the Owner of this Website to get rid of this fucken lady of the site, but still, he is giving her a chance to mind herself.
We do want to express our views and exchange sound matters that are beneficial to the audience, but ignorant idiots are ruining the eyes of the readers.
MAY HELP US TO GET OUT OF THIS JINN AND THESE PEOPLE WHO WHISPER TO THE HEART OF THE INNOCENT PEOPLE LIKE BARAWANI KING.
MAY ALLAH BLESS US
Deni soo nasasho nafsi ah iyo sidu u raadsan lahaa dal degenaansho siiya ayuu Nairobi u joogaa.
UAE
TURKEY
KENYA
Sadexdaas midii uu ka help
PL wuu iska casilin
deni waxaa jebiyey saaxiibadiis aaran jaan oo si aan xishood laheyn u caleemo saartey xasan kheyre oo murursade ah.Waxay af iyo addinba isugu geeyeen in ay dadka ka dhaadhiciyaan in aanu DENI xil qaadi karin oo waalan yahey.. waxay noqdeen wada ABU JAHAL iyo ABU LAHAB.. HADDA WAXAY HORSAFTEEN GURIGA XASAN SHIIKH SI AY U HELAAN RAIISAL WASAARE.. WAR WUXU RASANAA,USKAGSANAA, SARRIIG DARANAA OO XISHOOD DARANAA… SHALEY U OLOLEY XASAN KHEYRE MAANTANA XASAN SHIIKH GONDAHA QABSO… CEEBEY TACAAL…
DENI QAABKUU U XULEY XILDHIBAANADA WAXA KA MUUQATEY XISHOOD DARRO.. LAAKIIN AARAN JAAN BAA FADHIISO YIRI OO ALLA KU SALLIDEY(HABAARKU WAA RASAAS AAN GEFIN DAALIMKA).
Jareer weeyne
Deni inta Puntland ka maqnaa wuxuu booqday labo dal shisheeye iyo Muqdiaho. Waxay caddeen u tahay in Puntland ka danaystay dan iyo heelo ka lahayn,sidaa owgeed yuusan ku soo noqon Puntland isagoo MADAXNIMADII sheeganayo.Maalinba wax lala yaabo ayuu sameeynayaa waxaana ka cabsoon in u dagaal cusub ka bilaabo Puntland,si aysan udhincin taa waa in Hal “ticket” one way ah la siiyaa”.sharka uu soo maleegayo ayaa ka wayn. Kenya hub iyo dhaqaalo ayuu u doontay.
PUNTLAND DAGAAL DENI OO DANAYSTA AH YAYSAN U HALAGAAMIN.
Deni qarashkii ajnebigu Ku baxsheen ayaa laga xisaabayaa sidu u maamulay iyo sababta guul daradiisa.
Sirdoonka Kenya dharbaaxsho waa ka badin.
Qosolka Madoobe & Xasan waxan is iri waxay iska warsanayeen xaalka Deni?
Deni aaway?
Cv-gaaga keenso ayuu Xasan yiri Deni saa caro ayuu jiq noqday!!!
Kenya in Xasan Ku cadaadiso si R.wasaaro u helo ayuu ugu orday.