TOOS U DAAWO: Doorashada Madaxweynaha JFS oo bilaabatay

Waxaa goordhaw bilaabatay doorashadda madaxweynaha Soomaaliya.

PUNTLAND TIMES

23 Comments

  1. Nin musuqmaasuq iyo laaluush kusoo baxay ninka rajo ka sugaa ka liita..

    Dameer tagyaaba Dameer kale yimi..

  2. Waa run oo ini firgaajo ayaa markhaanti inooga ah tuug musuq kusoo baxay dalkiina ka dhigay hoog iyo ba.

  3. labaatan saac baan caalamka kahoreeyaa, waxaan kasoo hadlayaa mustaqbalka dhow, waxaa doorashadii Somalia ku guulaystay Siciid Cabdullaahi Deni.Waxaan leeyahay Hambalyo Mudane Madaxweyne Siciid Candullaahi Deni dalka allah kugu anfaco. noqo kii lagu baraaroo lagu barwaaqoobo. Amiiin!

    • Wixii cay ah qofka yiri bay ku koobantahay ciduu doono ha caayee,
      Lkn mid maskaxda kuhay wax walba waxaa ka 1know ah Waa qoraalka RABBI.
      Taageerdaada maantana ogow in ay nacayb barri isu badali karto waana siyaasadda iyo caadadeeda.
      Waa iska caadi in qofka meelahaan kucusub uu marka hore caytamo waxaana Keena in aad tahay saqiirka comments ka iyo kahadalka afkaaraha goobahaan oo kale, waase qaangaari doontaa. Horay usoco

    • Futadaada ayaad been u sheegaynaa,Daniel Zinjibaari in uu Somalia Madaxweyne kaa noqdo waa habeemkii xalay ahaa oo tagay.

  4. Nin ceytama waa laga fiican yahay.
    Lkn waxaan idiin sheegin ,siyaasada iyo saadaalinta in ay kala duwan yihiin.
    Siyaasadu jaal ma laha .lkn saadaalinta waa sidii naag gashan bakini wax badan ayaa ka muuqda jirkeeda lkn intii muhiimka ahaa waa qarsoon yihiin.
    Ma hilmaamteen ,Geel jire geela waa wada jirtaa hadana waa kala jirtaa .

  5. SALAAMU CALEEKUM

    Waxaan u rajaynaynaa DR. SACIID CABDULLAHI DENNI… His hope is very high and I am sure he will reach the final round.

    Waxaa laga yaabaa BOQO DENNI iyo XAAR FARMAAJO in ay gaaraan wareega ugu dambeeya ee 3aad.

    Hase yeeshee, XAAR FARMAAJO, walshamsi aa ku qaadaynaa, sidee loo doortay SHEEKH AADAN MADOOWBE.

    It is a matter of a few hours, please let us wait.

    VIVA PUNTLAND
    VIVA JUBBALAND

    VIVA SHEEKH AXMED MADOOWBE
    VIVA BOQOR SACIID DENNI

  6. Hal booli ah nirig xaal madhasho!
    Maanta dad xaraam ku yimid ayaa kala dooranayaa MADAX xukun Illaah ka fog.Sidaa darteed Illaah waxaan ka baryaynaa in DUNUUBTA kooxdaan kooban dartooda noo haligin.Rajadayda aad bay u hoosaysaa madaama aan ogahay hamiga iyo kartida xildhibaanka Soomaaliyeed aad u gaabantahay.

  7. Boowe isma oran..putland maalintey Hogaan wanaagsan doortaan bey Maandeeq hamin karaan….Hada Heerkaas wali ma gaarin.

  8. Laba xulafo ayaa socda mid waxag ka dhexeysaa Xasan Shiikh & Deni kii cod bataana loogu shubi
    Mid 2aad waa Farmaajo & Shariifka
    Deni kolba Farmaajo ayaa ka cod badanaya,ciduu ugu shubaana soo baxaysa hadaanu asaguba soo laaban.
    1-Farmaajo ama Shariif

  9. Xildhibaanadu fara badanaa golihii dhexe ee xisbiga shuuciga ee
    China miyaa?kkk 3 saacadood ayaa magacyadooda la yeedhinaa welina
    badh ayaan codayn!

  10. Dad sikasta ugu bislaaday ayaa sola siyaasadda saafiga ah iyo dowlad-wanaagga kadhasha ee lagu waaro.

    Ayaandarrose, marka bogaggan Puntland Times iyo qaar kaleba qummaati loo dheehdo, waxaa bayaan ucaddaanaya milyanka mayl ee ay isujiraan Soomaalida iyo dawlad-wanaagnimada.

    Dadka xadaariga ah ee dawlad-wanaagga kucaanamaalay, waxa ay doodaha kulul isku dhaafsadaan oo siyaasiyiintoodana kula xisaabtamaan ma aha hebel iyo reer hebel e waa hannaanka siyaasadeed iyo hawlaha dowlad-wanaagga oo hayin laga dhigto. Talameellada iyo talawanaagga ayay siyaasiyiintooda kucabbiraan oo ama kutaageeraan amase kataageeraan.

    Dadkaasu waxa ay markasta difaacaan waa nidaamka ay qarannimadoodu kudhisantahay e ma aha shakhsi xil urooraya. Nidaamka wadareed ayaa nafar qura kala qiimo iyo qaayo badan.

    Soomaaliduse, waxay cawaannimadu badday inay dowladnimada ka fahamto inay tahay nin reer hebel ah oo Soomaalida inteeda kale “utaliyay”. Taasaa laga filayaa inay israacdo oo qarannimo run ah sosho.

  11. Waa Doirasho ceebays,musuq iyo xaaraan iyo boob ayay kuwada yimaadeen waxaasaa la leeyahay wax doorta,,
    Ka la dooranaya kuwa wax ka sugaya ayaa ah Ma quustataal GUDCUR gudaya,,

    Armaajo neef Iyo tuugadiisii Guulwadayaasha ayaa ee uu quudin jirey Ilaahay umada koonfured Ha dhaafiyo,,

    Hawiye Laangaab cuqdaeysan Oo xaaraan quutayaal ah oo waxba kusoo kordhin karin yaanay mardanbe Masiirkooda ku aaminin,,

  12. Afuufa kkk

    Maya ma jiro mid i metela xildhibaanada, Doorashada Jamhuuriya
    Barakaysan ee Somaliland dabayaaqada sanadka ayay noo dhacaysaa
    insha allaah. Doorashada Koonfur Soomaaliya waxaan u
    xiisaynayaa keliya dan siyaasadeed oo noo dhaxaysa. Oo musharaxiinta qaar
    ka mida waanu fan garaynaa si aan Farmaajo Villa Hawiye uga saaro!kkk

    Mayla soctaa abaayo?

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • Kkkk laalays
      Waxaad u hadashay sidii nin hinaas ka haya fadhiga farmaajo ee villa Somalia
      Mise
      Jamhuuriyada barakeysan ee somaliland ayaa weli rajo ka qaba in uun mar villa Somalia ay soo fadhiistaan
      Kkkkk kkkkkkk

  13. Doorashada ay Beesha Caalamku qorsheysay inay sanadkan aakhirkiisa ‘Somaliland’ ka qabsoonto aad ayay uga duwanaanaysaa doorasho kasta oo Muqdisho ka qabsoonta – hadda iyo mustaqbalka dambeba. Tan ‘Somaliland’ waa mid heer dowlad goboleed u dhacaysa ee aan sina tan federaalka dhiggeeda u noqon karin oo ulasinnayn.

    Waxaana qorshuhu yahay in dowladda doorashada ‘Somaliland’ kadhalan doonta ay noqoto midda sida rasmiga ah uga tarjumi doonta shacabka geyigaas kudhaqan ee ilaa haddeer u afduubnaa maamul ay fallaago lahayd.

    Si farsamaysan ayaana laqorsheeyay inay SNM xukunka kuwareejiso dowladda cusub ee rayadka ah ee ay markaas kaddib toos umaareyn doonaan wakiillada geyigaas dowladda federaalka kumatalaya.

    Afeef: sababta aan ‘Somaliland’ qaabkaas ugu qoro waa mid salka kuhaysa xaqiiqada ah in magacaasu aanu ahayn mid shacabka geyigaas rasmi umatalaya maadaama aanu shacabku si wadajir ah oo mideysan magacaas uxulanin, balse uu ahaa magac bug ah ee ay jabhadda SNM allifatay oo iska cillannaa.

    Marka ay SNM xukunka wareejiso kaddib ayaa magac rasmi ah oo wadar-oggolnimo lagu doortay looguyeeri doonaa. Anigu shakhsiyan waxaan lajecelahay magaca taariikhda geyigaas katarjumaya ee CADAL (Dowlad Goboleedka Cadal ee Soomaaliya – Adal State of Somalia).

Comments are closed.