TOOS U DAAWO: Hadal-jeedinta maalinta labaad ee Madaxweynaha JFS

Waxaa si rasmi ah hadda u bilowday dhageysiga Hadal-jeedinta Musharrixiinta Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

PUNTLAND TIMES

2 Comments

  1. SALAAMU CALEEKUM

    XAAR FARMAAJO weydiiya:

    1. Maxaad ugu dhiibtay QALBI-DHAGAX ethiopia?
    2. Maxaad cunaqabateenka u saartay JUBBALAND?
    3. Maxaad u dishay IKRAM?
    4. Maxaad u dishay Xild. Aamino Cabdullahi?
    5. Maxaad u dishay 16 oo reer Koonfurta Galbeed?
    6. Maxaad u dishay xoogagii AHLI SUNNA WALJAMAACA?
    7. Maxaad u canaqabataysay PUNTLAND?
    8. Aaway dhalinyaradii loo diray Eriteria?

    War ii weydiiya su’aalahaas>

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  2. SALAAMU CALEEKUM

    Waaa qofka keliya oo loo sacab tumay, khudbadii DR SACIID CABDULLAHI DENNI

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*